Qaar kamid ah Isimada Sade Bari iyo Ethopia oo ka arinsaday..
Ethopia-(GMN) Isimada oo ay hogaaminayaan wakiilka Ugaaska Sade Axmed Barre Cali (taakooy) iyo Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Gelle Bayr ayaa waxay ka kicitimeen magaalooyinka, Balanballe iyo Caabudwaaq ayaga oo gaaray magaalada Shillaabo ee kilinka shanaad ee ismaamulka Somalida Ethopia, halkaas oo ay uga qaybgalayeen shir ay dowlada Ethopia ku casuuntey isimada, nabadoonada, ganacsada iyo waxgrad farabadan oo ka soo jeeda gobolka Gal-guduud, taasoo looga tashanaayey nabadgalyada labada dal xuduudahooda oo jabhado la dagaalama Itoobiya ay usoo talaabaan dhanka Soomaaliya kana huriyaan nabad la’aan taas oo dhalisay in labada dhan ay kulamo qaataan la iskana kaashado xasiloonida deegamada ay wadaagaan.
Shirkan oo lagu qabtey magaalada Shilaabo ayaa Ethopiyaanku u soo jeediyeen mas’uuliyiinta dhaqanka in nabadgalyada gobolku ayna daganeyn oo loo baahanyahay in la xoojiyo, sidaa darted, falanqeeyn dheer ka dib, waxaa la isla soo qaadey in si wada jir ah loo wajaho si nabad iyo daris wanaag waara loo gaaro. Dantu waxay tiri “darbi ahoow, darbi ku tiirsanoow ama isku tiirsanaada weeye xalku, mar hadii aan daris Alle nahay oo nina uusan garabka saarankarin dhulka qaybtiisa waa in la tashadaa”-Isimada-
Intaa ka dib, waxaa la isla go’aansadey in nabada dhidiba adag loo mudo waxii qalaanqal wadana gacan bir ah lagu qabto, ugu danbeeyntiina la isku raacay in la dhigo ilaalooyin xoogan, 7 magaalo oo ay ka mid yihiin: laasacaanood, xaajiyare, Jeed, Axmed gurey, Buulale , Fadhigaraadle, iyo ruun-cadde.
Masuuliyiintan aya ala filayaa marka ay soo laabtaan in ay la hadlaan dadka deegaamada ay ka yimaadeen ku nool ayaga oo u so bandhigi dona waxa ay kala kulmeen iyo go’aamada la qaatay.
Hadaba mahan markii ugu horaysay ee labada dhan ay ka wada hadlaan xasiloonida deegamadaasi,balse waxaa horay u dhacay kulamo kuwan oo kalaa oo dhamaan ku soo afmeermay is fahan.
Afhayeenka Isimada,
Jamaal Jaamac Gelle
Degmada Balanballe
jamalgele@hotmail.com
Gedoonlinenews@gmail.com
http://www.gedoonline.com/?p=16927
Ismida Sade Bari go to Shilabo for meeting
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ismida Sade Bari go to Shilabo for meeting
Just wanted to point out that word is not itoobiyaan as i thought, so dont get it confused ppl.ugu danbeeyntiina la isku raacay in la dhigo ilaalooyin xoogan, 7 magaalo oo ay ka mid yihiin: laasacaanood, xaajiyare, Jeed, Axmed gurey, Buulale , Fadhigaraadle, iyo ruun-cadde.
Re: Ismida Sade Bari go to Shilabo for meeting
Ninki zenawi wuu soo dhigtay,he has lately become a bit more desperate than usual.I wonder whats newhalkaas oo ay uga qaybgalayeen shir ay dowlada Ethopia ku casuuntey isimada, nabadoonada, ganacsada iyo waxgrad farabadan oo ka soo jeeda gobolka Gal-guduud, taasoo looga tashanaayey nabadgalyada labada dal xuduudahooda oo jabhado la dagaalama Itoobiya ay usoo talaabaan dhanka Soomaaliya kana huriyaan nabad la’aan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1237 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 3 Replies
- 7049 Views
-
Last post by Garadkin
-
- 0 Replies
- 651 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 2459 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 2 Replies
- 862 Views
-
Last post by dulgaduud12345
-
- 17 Replies
- 1288 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 10 Replies
- 1921 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 45 Replies
- 3799 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 108 Replies
- 7566 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 7 Replies
- 860 Views
-
Last post by CoolPoisons
