Raage Ugaas ( Dhageyso Gabayadiisii)

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Raage Ugaas ( Dhageyso Gabayadiisii)

Post by Faarax-Caytame »




Last edited by Faarax-Caytame on Mon Dec 21, 2009 3:49 am, edited 2 times in total.
User avatar
DUFAAN_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Wed Nov 18, 2009 10:22 pm
Contact:

Re: Raage Ugaas ( Dhageyso Gabayadiisii)

Post by DUFAAN_ »

farax

Ugaas kuuma hagaagin ee bal markale ku noqo ama LINK iisoo dir aan hagaajiyee insha allah.
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: Raage Ugaas ( Dhageyso Gabayadiisii)

Post by Faarax-Caytame »

Duufaan, Waa kuwaas ina adeer, ee bal hagaaji
Boodh iyo Torre
Posts: 179
Joined: Wed Sep 09, 2009 9:04 am
Location: Ex-Burao

Re: Raage Ugaas ( Dhageyso Gabayadiisii)

Post by Boodh iyo Torre »

Raage Ugaas; Gabayga Siwaaqroon


Surgin baan ku jiriqsiin lahaa sidii sagaareede
Sanduuqbaan ku aabudhi lahaa soomadaaye ahe
Samo aabahaa falay baryaad sado ku maashaaye
Samaanteeda Habaryoonis baan salax rogaayaaye
Caku reer Suldaan Diiriye iyo Sugulle Caynaashe
Last edited by Boodh iyo Torre on Mon Dec 21, 2009 1:28 pm, edited 1 time in total.
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: Raage Ugaas ( Dhageyso Gabayadiisii)

Post by Faarax-Caytame »

haa gabaygaasi wuxuu ahaa

Subxaanyaduba waa halaq hadday surin maraysaaye
Senti-taano waa lacag hadday saaran tahay miise
Saratoosiyuhu waa wax weyn waana haad suga e
Sambab waa cad weyn oo kuyaal sarara hoostoode
Sooxaari waa timir Barni yaysan saakumine
Siin iyo dhareer waa candhuuf waana shay si ahe
Saaladu lo'du waa cagaar waana sixinsiire
Sacad Waa Ogaadeen haddaan sidig la doonayne
Siwaaqroonba waa niman hadday socoto Xaafuune

Subeer Maxamed, Siin Waaq, Bah Geri, Habar Siciid oo dhan
Sacad iyo Makaahiiliyo Intaa Sarar Ogaadeen ah
Saddexdii Harti iyo looma tegin Sade Mareexaane
Daarood silsiladiisa kore ayaan laysa soo sudhine
Saaxiibkayow ma anigaa suqayar lay mooday?
Mise wiilku wuu salal-anbaday Siiyahay magane?

Surgin baan ku jiriqsiin lahaa sidii sagaareede
Sanduuqbaan ku aabudhi lahaa soomadaaye ahe
Samo aabahaa falay baryaad sado ku maashaaye
Samaanteeda Habaryoonis baan salax rogaayaaye
Caku reer Suldaan Diiriye iyo Sugulle Caynaashe
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Raage Ugaas ( Dhageyso Gabayadiisii)

Post by new-york24 »







Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”