Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal ka tirsan Xisbul islaam oo ka baxay Baladweyne... Iyo Ciidamada Itoobiya oo baaaritaano ka wada Kalabeyr. Posted to the Web Dec 20, 08:49
Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in ay arkeen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Xisbul islaam oo isaga baxay gudaha Magaalada Magaalada Baladweyne kadib markii ay ka warheleen soo galitaanka ciidamada Itoobiya ee Isgoyska Kalabeyr.
Maleeshiyaadka iyo Horjoogayaasha Xisbul islaam ayaan ka wada bixin magaalada waxaana la filayaa inta hartay in ay bixi doonaan hadii Itoobiyaanku usoo ruqaansadaan dhanka Baladweyne.
Guud ahaan Maleeshiyaadka Xisbul islaam ayaa ku mashquulsan sidii ay usii kala hormari lahaayeen oo aan Itoobiyaanku si kadis ugu wada qaban Magaalada.
Maaha markii ugu horeysay ee Maleeshiyaadka islaamiyiinta bilaabaan ka bixida Baladweyne oo marwalba oo Ciidanka Itoobiya soo dhowaado waxey bilaabi jireen ka cararista magaalada ayagoo si toosa u wada firaaqeeya marka ay soo gasho.
Dhanka kale Ciidamada Itoobiya ee shalay soo galay qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan ayaa saaka Isgoyska Kalabeyr ka bilaabay baaritaano xoogan oo ay ku sameynayaan Gaadiidka isticmaala marinkaas.
Lama garan karo in Ciidamada Itoobiya usoo dhaqaaqi doonaan dhanka Baladweyne inkastoo dhowr mar oo dambe ay ka laabteen Kalabeyr.
Dadka deegaanadaas ku dhaqan ayaa marwalba handadaad iyo dhib kala kulma Ciidamada Itoobiyaanka ee sida sharci darrada isaga soo gala soomaaliya.
The jihad of X.shaytan: run from kuffars,fight muslims
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 271 Views
-
Last post by galia
-
- 4 Replies
- 429 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 7 Replies
- 838 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 4 Replies
- 442 Views
-
Last post by Homer Simpso
-
- 3 Replies
- 597 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 1 Replies
- 296 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 5 Replies
- 531 Views
-
Last post by Kamal35
-
- 6 Replies
- 678 Views
-
Last post by Warya_dude
-
- 2 Replies
- 456 Views
-
Last post by kambuli
-
- 7 Replies
- 591 Views
-
Last post by Salahuddiin