Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Wasiirkii hore ee Warshadaha Somaliland Maxamed Saleebaan Maxamed [Ina-Saleebaan Weyne] ayaa caawa kaga dhawaaqay Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska inuu si rasmi ah ugu biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, kadib markii uu dhawaan xilkii Wasiirnimo Ka Casilay Madaxweyne Rayaale.
Sidaa waxa uu Kaga dhawaaqay Maxamed-Saleebaan-Weyne Shir balaadhan oo maanta Xisbiga UCID ku qabtay Magaalada Bristol ee Cariga Ingiriiska, isla markaana lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, aqoonyahano, Siyaasiyiin, taageerayaal tiro-badan, iyo dadweyne aad u fara badan oo isaga kala yimi gobolada UK, iyo marti sharaf kale.
Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland Maxamed Saleebaan Maxamed oo markii ugu horeysay ka hadlay xilka qaadistiisa, isla markaana beeniyey Wershadii Sibidhka Magaalada Berbera ee ay isaga Iyo Madaxweyne Rayaale dhagax dhigeen, inay been ahayd oo aanay waxba ka jirin wixii uu ummada u sheegi jiray intii uu wasiirka ahaa, isaga oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Beentii aan dadka u sheegay inaan Wershad Sibidh ah dhisayno waxay ka mid ahayd beentii 21kii sanadood ee tagay dadweynaha reer Somaliland loo sheegayay, waxaana uu tilmaamay in XISBIGA UCID uu yahay xisbiga kaliya ee daacada ah dadkiisana runta ku dhaqa, isaga oo sheegay in maadaama uu imika yahay muwaadin caadi ah uu go’aansaday inuu Xubin caadi ah ka noqdo Xisbiga UCID”.
Maxamed Saleebaan Maxamed waxa uu ku eedeeyey Xukuumamda Rayaale inay dadka been ku maaweeliso, isaga oo tilmaamay dhagax dhigii Wershada Sibidhku inay ahayd beenta ay dadka ku maaweeliyaan
Wasiirkii hore ee Wesharadaha Somaliland waxa uu amaan u jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, isla markaana waxa uu dhaliilay hogaamiyayaasha labada Xisbi ee KULMIYE iyo UDUB, isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi “Waxaad ka war-haysaan in Mudane Faysal Cali Waraabe inuu yahay hogaamiyaha kaliya ee aan marnaba fadhiisan ee qaarad ilaa qaarad u kala socda, waxaana uu habeen iyo maalin-ba booqdaa ciidamada qaranka ee xuduudadaha dalka, goobaha caafimaadka iyo iskuulada isaga oo waxtar iyo dhiirri galin u fidiya, halka aanay labada hogaamiye ee kale meelna tagin”
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu faah-faahsan uga waramay Siyaasada Xisbigiisa iyo Xaalada Siyaasadeed ee wakhtigan dalku marayo, waxaanu tilmaamay in Xisbiga UCID uu horseed ka ahaa aasaaska dimuqraadiyada dalka Somaliland,
Faysal Cali Warabe waxa uu ku dhaliilay Xukuummada Rayaale balanqaadkiisa uu oo hore u balanqaaday inay ka bedelayso lacagta giinbaarta oo aanay weli fulin balanqaadkoodi oo beenoobay, isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi “Dadweynaha reer Burco waxay kaaryoonayaal ku riixaan lacagtii giimbaarta ahayad oo urteeda ay hargab iyo cudurro ka qaadeen, waxay marar badan dawlada ka codsadeen in laga bedalo lacagtaas, dawladuna sidii horeba looga bartay Beenta ballameheeda waxay reer Burco u ballan qaadeen inay ka bedalaan giimbaarta, laakiin waxba may bedelin, mana aha dawlad wax ka bedelaysa, waxaanan filayaa in reer Burco ay imika barteen in Xukuumada Jirtaa inaanay ahayn mid wax usoo wada, waxaana laga sugayaa inay dadweynaha reer Somaliland yidhaahdaan waxaa lasoo gaadhay xiligii Dawlad daacad ah oo dalka wax u qabata la heli lahaa, UCID ahaana waxaanu diyaar u nahay inaanu dalkayaga daacad ku hogaamin doono, horumarna gaadhsiin doono hadii ay dadweynahayagu fursad na siiyaan”
Waxa kale oo Guddoomiye Faysal ka dalbaday Xukuummada Madaxweyne Rayaale in sharciga horkeento cidii fulisay falkii qarax ee lagu dilay Taliyihii qeybta 12aad ee Ciidanka Somaliland, isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi “Taliyihii Ciidamada Qaranka ee Guutada 12aad Marxuum Cismaan Yuusuf waxa uu ahaa Geesi u dhintay dalkiisa hooyo, waxaana uu ahaa geesi qiimo leh oo ka dhintay Somaliland, waxaanu mar kale ka tacsiyadaynaynaa ehelada iyo qaraabada Marxuumka,”
“Waxaana aanu si adag oo feejigan isha ugu haynaa baadhitaanka arrintaas dilka, waxaana aanu dalbanaynaa in maxkamada lasoo taago cida ay ku cadaato dilkii taliyahu”ayuu yidhi Faysal Cali –Waraabe
Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidh “Xisbi ahaan ku baaqaynaa in laga warsugo baadhitaanka socda, waxaana aanu ku waaninaynaa cid kastaba inay joojiso mala’awaalka, mana rabno inaanu cid gaar ah ku eedayno arrintan, maadaama ay baadhistu socoto” ayuu yidhi Gudoomiye Faysal isaga oo arrimo badan oo doora ka hadlay.
Waxa iyaguna xafladaasi ka hadlay Xoghayaha Cadaalada iyo Garsoorka ee UCID Mudane Maxamed Ibrahim Aadan, Maxamed Iidle, Mustafe Ismaaciil Aadan, Khadar Ismaaciil iyo , Koosaar Caydiid oo dhamaantood si faah-faahsan u tilmaamay siyaasada uu Xisbiga UCID dalka ku hogaamin doono haddii uu talada dalka la wareego, xaalada Siyaasadeed ee wakhtigan dalku marayo, iyo arrimo kale oo badan, waxaana xafladan soo qaban-qaaboyey oo kaalin weyn ka qaatay haweenka Xisbiga UCID ee Bristol.

Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Wershadii Sibidhka Magaalada Berbera ee ay isaga Iyo Madaxweyne Rayaale dhagax dhigeen, inay been ahayd oo aanay waxba ka jirin wixii uu ummada u sheegi jiray intii uu wasiirka ahaa, isaga oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Beentii aan dadka u sheegay inaan Wershad Sibidh ah dhisayno waxay ka mid ahayd beentii 21kii sanadood ee tagay dadweynaha reer Somaliland loo sheegayay
A Former Minister who said Germany will invest 500 million us Dollars, in Somaliland admits he Lied to the public of Somaliland
what a Mother Focker!
That tells you Every singel person in there is full of shid, Riyaale and his minsters knew about This and they are still talking shid to the people, Aqoonsi aya soo socda, Dekada aya la dhisaya, Sidan baan wax uu qabanyana blabla!
A Former Minister who said Germany will invest 500 million us Dollars, in Somaliland admits he Lied to the public of Somaliland
That tells you Every singel person in there is full of shid, Riyaale and his minsters knew about This and they are still talking shid to the people, Aqoonsi aya soo socda, Dekada aya la dhisaya, Sidan baan wax uu qabanyana blabla!
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
So what?
Like we are going to vote in your uncle Silaanyo in office, anytime soon.
I hope you realize it .... you are a bad representative for your qabiil and Kulmiye mr liqaaye.
Since you have made it a manifesto to join the two organizations into one with a united goal, the qabiil and the political party.
At last you have forgotten the interest of this socalled nation Somaliland.
I'm looking forward to next year what riyaale is building
perhaps he will announce for the third time we are finally building up the old cement factory

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
LiQaayeTDK
How come you are not fanetic about S_land?

- Elmi_Dheere
- SomaliNetizen

- Posts: 421
- Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
- Location: Saylac
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
[quote="LiQaaye_TDH"][size=150]Wershadii Sibidhka Magaalada Berbera ee ay isaga Iyo Madaxweyne Rayaale dhagax dhigeen, inay been ahayd oo aanay waxba ka jirin wixii uu ummada u sheegi jiray intii uu wasiirka ahaa, isaga oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Beentii aan dadka u sheegay inaan Wershad Sibidh ah dhisayno waxay ka mid ahayd beentii 21kii sanadood ee tagay dadweynaha reer Somaliland loo sheegayay[/size]
A Former Minister who said Germany will invest 500 million us Dollars, in Somaliland admits he Lied to the public of Somaliland
what a Mother Focker!
That tells you Every singel person in there is full of shid, Riyaale and his minsters knew about This and they are still talking shid to the people, Aqoonsi aya soo socda, Dekada aya la dhisaya, Sidan baan wax uu qabanyana blabla![/quote]
Candhoweyn_TDH
So the man who was fired for being a liar admits he is a pathological liar and now he should be trusted because he is not lying? ma anaa waalin mise saylicii baa laa ciiyaraya sheekaadad inala timid bal daay.
This coward was paid to badmouth and spread anti-government propoganda as this is the trend of corrupt ex-waseers.. Who can forget infamous Ismail Fakaash?
Rayaale is a blessing to Somaliland , long live the saviour

-
Boodh iyo Torre
- Posts: 179
- Joined: Wed Sep 09, 2009 9:04 am
- Location: Ex-Burao
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Digdahab wrote:So what?
Like we are going to vote in your uncle Silaanyo in office, anytime soon.
I hope you realize it .... you are a bad representative for your qabiil and Kulmiye mr liqaaye.
Since you have made it a manifesto to join the two organizations into one with a united goal, the qabiil and the political party.
At last you have forgotten the interest of this socalled nation Somaliland.
I'm looking forward to next year what riyaale is building![]()
perhaps he will announce for the third time we are finally building up the old cement factory![]()
- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
I don't think Waqoyi-land is a joke...but I do think they live in a Disney-land.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Digadahab.... Wallahi if this is all about Jabka-Somaliland, we can play this game better then anyone else, but we were being Honest for Ones in our lives..... If Somaliland wants to continue like this, be my Guest..... It just tells us Somaliland is actually DisnyLand
Elmi-Dheer whats with cayda? The Goat from Dilla will get Deported from the country in couple months time, so all QudhunBuursi enjoy your Stay while it lasts.. Ina Saleeban Weyne was employed to badmouth Silaanyo in the first place, he was used and Abused, his been telling lies to the people of somaliland, and today when he got sacked, he joined UCID and that tells us one thing, UCID Collects the Losers...
|Ina Saleebna weyne will get punished for this and for the words his been using against Somaliland and Mujaahid Axmed Silaanyo!!!!
Elmi-Dheer whats with cayda? The Goat from Dilla will get Deported from the country in couple months time, so all QudhunBuursi enjoy your Stay while it lasts.. Ina Saleeban Weyne was employed to badmouth Silaanyo in the first place, he was used and Abused, his been telling lies to the people of somaliland, and today when he got sacked, he joined UCID and that tells us one thing, UCID Collects the Losers...
|Ina Saleebna weyne will get punished for this and for the words his been using against Somaliland and Mujaahid Axmed Silaanyo!!!!
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
horta UCID is like mad house and gathering of eccentrics .
Does Faisal Ali Waraabe have any agenda or plan, the man collects all fired politicians wtf ?
both UDUB and Kulmiye are products of the Egalitic thoughts and theories.
They are indeed brothers and sons of Egal.
But the politicians in first group have managed to accumulate that temporary power they inherited as interim government in 2002 when Egal died.
Silaanyo had moved away from that circle of power, and when the elections began in 2003 he had not yet managed to pave his way into the correct influence.
Yes his strategy is as it was back then and probably will be in the future with the exception of a modification, an honest focused move to try and collect more Samaroon votes. Habar Awal at last as always remains the only true but unsteady ally of yours, always as they are and will remain subject to change in their belief verily in the last second, you do not understand the audacity of their politics .
Why should they vote for you?
Confused and unsure of what happened, yet again they have outsmarted you , and made you go high risk in gamble of politics.
You accept another delayment, because you do not understand the game mr Liqaaye .
How can you play a game you have not figured out the rules of ?
Does Faisal Ali Waraabe have any agenda or plan, the man collects all fired politicians wtf ?
both UDUB and Kulmiye are products of the Egalitic thoughts and theories.
They are indeed brothers and sons of Egal.
But the politicians in first group have managed to accumulate that temporary power they inherited as interim government in 2002 when Egal died.
Silaanyo had moved away from that circle of power, and when the elections began in 2003 he had not yet managed to pave his way into the correct influence.
Yes his strategy is as it was back then and probably will be in the future with the exception of a modification, an honest focused move to try and collect more Samaroon votes. Habar Awal at last as always remains the only true but unsteady ally of yours, always as they are and will remain subject to change in their belief verily in the last second, you do not understand the audacity of their politics .
Why should they vote for you?
Confused and unsure of what happened, yet again they have outsmarted you , and made you go high risk in gamble of politics.
You accept another delayment, because you do not understand the game mr Liqaaye .
How can you play a game you have not figured out the rules of ?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Digadahab Where do you stand in this focked up somaliland Nonsense?
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Maxamed-Saleebaan-Weyne was fired from his post when it became clear that he not lied to the people but also to the government. This man thinks that he is hurting the government, but what he actually and in fact revealed is the fact that those that have been fired from their positions from UDUB government are all loosers. They were given high profile roles and they failed and hence they got their arse fired.
But the big question is, these same loosers are now big guns in Kulmiye and UCID. I mean, can you believe? Someone who has admitted himself that he laid to the nation is now a big gun in the opposition forces? The joke is the opposition not the government.
Loosers such as Ismaciil Faqash, who ordered the killing of a pregnant woman in 26ka June in order to stove up anti-government sentiments from that area. Loosers such as Mohamed Xaashi, who was fired from his position when it became clear that he not only was doing such a bad job but also was a corruption laden. Loosers such as Abdi Aw Daahir who is now a central committee member for Kulmiye. These are former UDUB members who have all been fired and demoted and they are now big guns in the opposition.

mr liqaaye we agree on the main goals of our quest .
It is the means we disagree about .
I do not necessarily believe the udubian struture is making progress for Somaliland.
It's full of promises yes indeed and sometimes very ambitious.
But to that this structure is too formalized and hardened as of cement, old egalitic thoughts
create precedence for the only goal it seems to have as we have realized the last 12 years.
Stability that is, nothing more, but enough for everyone .
I say to you mr liqaaye do not count from 1991 of historic events, do not count from 1993 either.
Somaliland has never been the same since 1997 .
Do not believe for a second a local Dir clan in the presence of feuding giants is your enemy this time.
Again you charge with a poor political vision, I will tell you a secret the power lies in numbers, you are close everytime.
But you cannot compete against a friendlike enemy who will not hesitate to incorporate whole non Isaaq lineages into their clan.
You cannot beat them in friendmaking and alliances another tool they comprehend fully.
At best your strategy is a mimic of theirs. Crush the table and you will see how they cheat on you.
this round of poker you cannot afford to loose again.
Or do you believe I Garhajis is acting as the devil advicing you for my own best behalf now?
You see you have too many enemies mr liqaaye, powerful clans often do have.
However you are still not clever enough to act with a differentiated strategy with several goals.
We Garhajis have been reduced to king makers in this round and near future.
What do you as representative of HJ and a firm patriot of an independent Somaliland want?
Remember Xaaji Waraabe sat with Egal when the bullets were flying and the shredded carpet like governmental troops
attacked Abokr Muusa youth clan militia residing the airport .
Do you think Salebaan Gaal is the only one who made deals with the system?, they all seem to be trapped somehow.
Have you forgotten the disappointment of Silaanyo?
it has been his time since 2001, for another presidential term since the foolish acts of a cetain garhajis sub sub clan had attacked Egal
on the brink of his ending term in 97.
So he got it exstended easily, and Silaanyo the soldier, a cabinet minister had once again no choice but to stay loyal.
Everytime he learns of his past mistakes, the rules of the game has been changed and gotten tougher.
The platform changed, the motives of the opponent seems clear, your own goal seems clear.
But its all just muddy, what is Somaliland today?
It's a masquerade I tell you and we have uninvited guests at our party..

he complained once." The man is everything all power is centralised, he is defence minister, finance minister , interior minister! "
Everytime he learns of his past mistakes, the rules of the game has been changed and gotten tougher.
The platform changed, the motives of the opponent seems clear, your own goal seems clear.
But its all just muddy, what is Somaliland today?
It's a masquerade I tell you and we have uninvited guests at our party..
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
waryaa jeclo boy aflagaadada reeraha meesha ma taalo ninbaad is haysiine ninka iska dhici qabiilkase meesha ka daa.LiQaaye_TDH wrote: The Goat from Dilla will get Deported from the country in couple months time, so all QudhunBuursi enjoy your Stay while it lasts.. Ina Saleeban Weyne was employed to badmouth Silaanyo in the first place, he was used and Abused, his been telling lies to the people of somaliland, and today when he got sacked, he joined UCID and that tells us one thing, UCID Collects the Losers...
|Ina Saleebna weyne will get punished for this and for the words his been using against Somaliland and Mujaahid Axmed Silaanyo!!!!
mida kale ma waxad isleedahay Siilaanyo ayaa wixii dawladihii ka horeeyay qabanwayeen keeni doona. taasaa kuu cadaynayasa inaad weli wax fahmin war meesha waa tuug isku haysa sidii loo cuni lahaa hantida dalka iyo cashuurta masakiinta laga qaado.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland is a JOKE: Ministers Admits UDUB Lies 2 the Peopl
Yawle tell that nonsesense to some one who eats your crap!
Diga.. You did make sense couple of times in your political report there, but there is one thing your peeople have to let go and that is what Cigaal Didi. Egal did create a Nation, and he did play the Clans Against the Each Other very well, but his gone now, so its time for us to create a State, But anyways i dont think Somaliland is ready to become a Nation yet, while we are still talking about what happened in the 90s and what Cigaal Did.
Today kulmiye has the biggest support in the country, if we do get a free and fair election, kulmiye will we win, but at the moment we are playing dirty politics, we even have gone as far as killing the top generals, hunting down the MPs, whats next....
Koohi... Tuugad ka hadleysa Wa Riyaale iyo kooxdiisa, waana Tuug shaqo laga Qaban doono......

I can agree some of us are a bit stuck in the 90s, that's because the more I look at the data back then.
The more I realise how clever this fox Egal was and how he indeed got away with political and economical murder! .
You talk of Kulmiye being the biggest party and how they would win if it were free elections.
I'm afraid those numbers can be a bit fluent, as you witnessed how the support in Guurtiga evaporated during a vote.
You need to build a broader base and your cabal must be changed.
It's getting dirty unfortunately, care to elaborate about the investigation of that LA murder?
and what is this hunting of mps you mention
You can never win with a Samaroon VP , Sacad Muusa chairman and HJ presidency.
At least two or all should be changed.
Plus that Silaanyo should provide a plan with the first major 10 things he would do.
I'm amazed none in our country are able to refurbish that old cement factory, we do have millionaires actually.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 344 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 17 Replies
- 1764 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 30 Replies
- 1952 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 447 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 3 Replies
- 837 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 0 Replies
- 642 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 5 Replies
- 441 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 9 Replies
- 727 Views
-
Last post by Siciid85