Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Moderator: Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Shirkii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna uga socday Cabudwaaq oo laga soo saaray go’aano maamulo loogu sameenayo deeganada ay ka arimiyaan Ahlu Sunna.
Shabelle: CABUDWAAQ.
Shirkii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca uga socday degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga soo saaray go’aano maamulo loogu sameenayo deeganada ay ka arimiyaan maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe.
Iyadoo wali uu socdo kulankii Ahlu Sunna ay ku la hayeen degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta laga soo saaray qodobo dhowr ah kuwaasi oo ku saabsanaa sidii deeganada ay Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca gacanta kaga hayaan gobolada dhexe loogu sameen lahaa maamulo.
Gudigii ku howlanaa soo dhisida maamulka sharciyadiisa lagu dhawaaqayo oo la fadhiyay maalmahan magaalada Cabudwaaq ayaa waxa Ergadii kulankaasi ka soo qaybgashay qodobadaasi ka hor aqriyay Dr Sharaf kaasi oo sheegay in gudiyadaasi ay ka koobnaan doonaan ilaa 3-qodob oo kala ah gudiga Mudanayaasha oo ka koobnaan doona ilaa 31-xubnood, gudiga Marjaca oo isna ka koobnaan doona 7-xubnood iyo waaliba gudiga fulinta oo isna la sheegay in uu ka koobanyahay 13-xubnood.
Ugu danbeyntii waxaa sharaxaad ka bixiyay kulankaasi oo Shir jaraa’iid saxaafada u qabtay madaxa warfaafinta maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Suna kaasi oo sheegay in maalmahan Shirarkii ka socday degmada Cabudwaaq ee furmay 18-kii bishan laga gaaray hormar sida uu hadalka u dhigay, waxaana uu sheegay qorshaha maanta la soo bandhigay in uu yahay midka salka u noqon doona maamul guud oo la doonayo in loo sameeyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Great news, I knew we would beat galkacyo for this capital
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
WHY NOT CP EVERYBODY IS ENTITLED TO THEIR PIECE OF THE PIE
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Good news !
Who is joining the new state?

Who is joining the new state?
Last edited by James Dahl on Mon Dec 21, 2009 12:58 pm, edited 1 time in total.
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
it was menttohappen 

- Mad May
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2301
- Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
- Location: viewtopic.php?f=245&t=246822
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Is this a joke? 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
James Dahl wrote:Good news !![]()
Who is joining the new state?
The sufi muslims are joining the new state to unite against the apostate shabaabs. Hopefuly both groups will avoid clan nepotism

Last edited by AhlulbaytSoldier on Mon Dec 21, 2009 1:53 pm, edited 1 time in total.
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Mad May wrote:Is this a joke?

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
President - Marehan
Vice President - Dir
Gudomiye Barlaman - Hawiye
Jubalandna mar dhaw ayaa lagu dhawaaqi doona
Vice President - Dir
Gudomiye Barlaman - Hawiye
Jubalandna mar dhaw ayaa lagu dhawaaqi doona
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Ma magac kalee waayeen, mey galguduudland u bixiyaan. On second thoughts leave out the land bit and call it galgaduudia, there's already too many places with land in it. 

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Maya, 3 gobol ayee noqoneysa. Galgadud, Mudug iyo Hiiran. Waxa loo bixinaya BartamahalandCumar-Labasuul wrote:Ma magac kalee waayeen, mey galguduudland u bixiyaan. On second thoughts leave out the land bit and call it galgaduudia, there's already too many places with land in it.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Haa waan fahmay laakiin bartamaha un u bixi inta dambe ka daa, kol haddii ey SL iyo PL la baxday Land idinka maad ku biiri laheydeenCoolPoisons wrote:Maya, 3 gobol ayee noqoneysa. Galgadud, Mudug iyo Hiiran. Waxa loo bixinaya BartamahalandCumar-Labasuul wrote:Ma magac kalee waayeen, mey galguduudland u bixiyaan. On second thoughts leave out the land bit and call it galgaduudia, there's already too many places with land in it.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
^^ land micneehada waa dhul. The first maamul goboleed in Somalia waxay ahayd Jubaland. waxaana la asaasay in 1900 taas la socoCumar-Labasuul wrote:Haa waan fahmay laakiin bartamaha un u bixi inta dambe ka daa, kol haddii ey SL iyo PL la baxday Land idinka maad ku biiri laheydeenCoolPoisons wrote:Maya, 3 gobol ayee noqoneysa. Galgadud, Mudug iyo Hiiran. Waxa loo bixinaya BartamahalandCumar-Labasuul wrote:Ma magac kalee waayeen, mey galguduudland u bixiyaan. On second thoughts leave out the land bit and call it galgaduudia, there's already too many places with land in it.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: Breaking news Centralland with Abudwaq as capital
Are the Murusade, Ujejen and Xawadle part of the new state?CoolPoisons wrote:Maya, 3 gobol ayee noqoneysa. Galgadud, Mudug iyo Hiiran. Waxa loo bixinaya BartamahalandCumar-Labasuul wrote:Ma magac kalee waayeen, mey galguduudland u bixiyaan. On second thoughts leave out the land bit and call it galgaduudia, there's already too many places with land in it.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 77 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 7 Replies
- 1099 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 1 Replies
- 394 Views
-
Last post by zingii
-
- 22 Replies
- 2312 Views
-
Last post by Archerr
-
- 6 Replies
- 845 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 2 Replies
- 595 Views
-
Last post by guhad122
-
- 5 Replies
- 1458 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 67 Replies
- 3751 Views
-
Last post by Chinese Racing Pig
-
- 4 Replies
- 1733 Views
-
Last post by sav12600
-
- 3 Replies
- 541 Views
-
Last post by galia