Boga Tacsida ee shabkada Qarannews u furtay Tacsida marxuun Siciid M.Nuur
Written by Qarannews
Dec 23, 2009 at 08:59 AM
Tacsidan waxa diraaya.
Aniga oo ah Muj Ahmed Mire waxa aan tacsi u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii iyo xukumada iyo shicibka Somaliland ee uu ka baxay marxuun Siciid Maxamed Nuur.
Ilahay waxa aan marxuunka uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo aamiin.
Tacsidana waxa diraaya.
.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, Dhamaan Guddida Fulinta iyo Xubnaha G/Dhexe Xisbiga waxay tacasi tiiraanyo leh u diryaan Ehliyadii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Siciid Maxamed Nuur oo ahaa wasiiru dawlihii wasaarada arrimaha dibeda ee Somaliland oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa Waxaanu Eebo uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoysaskii, ehlayadii iyo qaraabadii uu ka baxayna marxuunku inaga wada siiyo samir iyo iimaan.
Tacsidan waxa diraaya.
Anigoo ku hadalaya magaca xisbiga ucid waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyskii iyo qaraabadii u ka geeriyooday
allah u naxariistee wasiiru dawlaha arimaha dibada /land said maxamed nuur ilaahayna waxaan uga baryayaa in ilaah naxariistii jano ka waraabiyo ehelkiisana smir iyo imaan ka siyo..
aamiin aamiiin aamiin.
guddmiyaha london(ucid)
mustafe ismail ahmed..
Tacsidana waxa diraaya
Anaagoo ah qurba jooga Somaliland ee dalka Ingiriis waxaanu tacsiyaynaynaa geerida naxdinta leh ee ku timi wasiir
u dawlahii arimaha dibada ee Somaliland marxuun SACIID MAXAMED NUUR waxaanu ka tacsiyadaynayaa dhamanba dadka somaliland ee kaltastay joogaan waxanu si garaa tacsi u sii diraynaa dhamaanba qaraabadii marxuunku ka tagay waxanu lee nahay ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuunka waxaanu uga bar yeynaa inuu jana fardawso galiyo amiiiiiiiiiin insha allah
Tacsidana waxa diraaya
Duqa caasimada egn Xuseen Maxamuud Jiciir
k/xigeenka duqa dr Maxamed C/laahi Uurcade
Xoghayaha fulinta dawlada hoose Maxamed aw adaan wayrax
madaxa qaybta aqoonsiyada xasan Maxamed c/laahi
madaxa shaqaalaha Cali yusuf diirqadhadh
agaasimaha waaxda shaqaalaha X. Axmed x. cabdi xuseen
Rooda axmed janbiir
Faysal cismaan adan
Maxamed jamac faraax
Adan cabdi xariir
Cumar c/laahi sooyan
Iyo dhamaan shaqaalaha dawlada hoose ee Hargaysa waay tacsi u dirayan Allaale ha u naxaarise marxuum siciid maxamed nuur oo xalay ku geeriyoday magalada hargaysa
,
Tacsidan waxa diraaya
Waxan halakan ka salamaaya saxaafad gaar ahaan qaran news waxan tacsi u diaraynaa wasiiiru dowlaha wasaarad arimaha debeda siciid maxame nuur oo xalay ku geer yooday caasimada soomaliland hargeisa waxan marxuunka ialahay uga baryaynaa in illaahay jana farduusa ka waraabiyi ehelkiii iyo qarabadii uu ka baxayan samir iyo iimaanka siiyo aamiin aamiin aamiin
waxa tacsida diraya
1) jaamac axmed oogle caano boodhe
2) khaalid muuse bare
3) cawil hoori
4) jimcaale muuse jamac
5) axmed jamac cali
6) maxamuud mardadi aadan
7) mubaarig cabdi maxamed
8) isaxaaq cabdi guuleed
9)yaasiin aare jamac
10) mustafe hiirad jamac
11) mursal cali nuur
12) cali nuur yuusuf
13) aadan jamac ciise
14) naasir cali hamashool
15) xasan iimaan cabdi
16) salax qaybdiid
17) xuseen xandule warsame
18) cabdi semed mahdi macalin
19) salax maxamed aadan
20) maxamed xirsi cabaase
Tacsidana waxa diraaya.
Anagoo kala Abdi M.Saleiman(Mingiste) xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo Dr.Cabdiraxmaan(Heeliyo)xaaskiisa iyo caruurtiisa,waxaan halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa,guud ahaanba shacabka reer Somaliland,Xukuumada,Golayaasha,asxaabtii ,qoyskii iyo eheladii,anagoo uga tacsiyeynayna geeridii naxdinta lahay ee ku timid Mj.Saciid Maxamed Nuur,oo ahaa Wasiiral Dowlihii Wasarada Arimaha Dibada ee Somaliland ,oo caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Waxaanu marxuumka ILLAHAY uga baryeynaa in uu naxariistii JANO ka waraabiyo,intii uu ka geeriyoodayna dhamaantood samir iyo iimaan ka siiyo.
Amiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiin
Tacsidana waxa diraaya
Dhammaan Reer Sh. Dalmar waxay tacsi u dirarayaan dhammaan Reer Maxmaed Nuur, waxayna uga tacsiyadeynayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Mujaahid Siciid Maxmed Nuur, Wasiiru-dawlihii arrimaha dibedda ee Somaliland. Ilaahaw Marxuumka u naxariiso, qabrigiisa u nuur, oo allow u denbi dhaaf, dhammaan ehelkii iyo qaraabadii marxuumkana Rabbow samir iyo iimaan naga sii AAMMIIN..
Tacsidana waxa diraaya
Aniga oo ah xildhibaan C/raxmaan Maxamed Aw Xoog iyo Daahir Warsame Yuusuf,Xuseen Abiib Cismaan , Muniir Cismaan Food,ing. Maxamed Colujoog, waxa aanu tacsi u diraynaa dhamaan shicibka reer Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Siciid Maxamed Nuur.
Marxuunka waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo.
Amiin
Tacidana waxa diraaya
Anigoo ku hadalaya magaceyga iyo ka dhaman shacabka Somaliland ee Canada waxanu halkan tacsi tiiranyo leh uga dirayna dhamaan eheladii iyo qaraabadii,caruurtii,xaaskii iyo dhamaans shacabka Somaliland u ka geeriyooday alle naxariistii jano ha ka waraabiye marxuum Mujaahid Sicdiid Maxamed Nuur, oo ahaa wasiiru dawlaha arimaha dibada ee Somaliland.o runtii ahaa mujahed qaali ah, waxan ilaahey uga baryinaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo ehelada,qarabad iyo dhamaanteena Allaha awoodalahii samiir iyo imam iinaga siiyo
aamin aamin aamin
Wakiilka Somalilaland ee Canada
Mahamed Omar Ismail
Ottawa Canada
Tacsidana waxa diraaya.
- Badhasaabka Gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre
- Wasiir-kuxigeenka Caddaaladda Yuusuf Ciise (Tallaabo).
- Maayorka Degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur
- Agaasime katirsan Arrimaha Gudaha Aniis Saalax X. Xasan
- Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobol-Sanag Suldaan-Muuse Jaamac
- Taliyaha Qaybta Boliiska Gobolka Sanaag C/risaaq Yuusuf Maxamuud
- Taliyaha C/Asluubta Gobolka Sanaag Maxamed Digaale Siciid
- Taliyaha Sirdoonka Gobolka Sanaag C/laahi Cali-yare
- Guddoomiyaha Maxk.Rafcaanka G/Sanaag Sh-Axmed Iidle Saleebaan
- Boqor-Maxamed Nuux Aadan
- Boqor-Axmed Cali Ducaale
- Suldaan-Cali Yuusuf Cabdi
- Wakiil-Suldaan Siciid Cali Ducaale
- Ch-Caaqil-Jaamac Ismaaciil Muuse
- Ch-Caaqil-Xuseen Xasan Cali
- Ch-Caaqil-Cali Maxamed Toohe
- Ch-Caaqil-Axmed Kulli-kulli
- Ch-Caaqil-Saalax Maxamed Xirsi
- Ch-Caaqil-Maxamed Cabdi Soofe
- Ch-Caaqil-Maxamed Jaamac Faarax.
Dhammaan madax-dhaqameedyada kale, Guurtida, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka ku dhaqan gobolka Sanaag. Waxay tacsidan gaadhsiinayaan Qaranka Somaliland, Eheladiisii, Qaraabadiisii, iyo Qoyskii uu ka geeryoodey Alle ha u naxariistee Wasiirul-dawlihii Arrimaha Debedda JSL Marxuum-Siciid Maxamed Nuur oo 23/12/09 ku geeryoodey magaalada Hargeysa. Waxayna marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu jannadii ka waraabiyo, innakana samir iyo Iimaan innaka siiyo. AAMMIINN..
Tacsidan waxa diraaya
Inaa li liahi wa inalilihi raajicuun marka hore aad iyo aad ayaan uuga naxanay geeridaa kutimi masuulka iyo halgamaaga ahaa ee inaga baxay maaanta waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa muj.siciid maxamed nuur anaga oo kala ah 1.siciid cilmi cawad 2.carab cabdi raxmaan sh. xuseen cali halkan waxaa aanu leenahay ilhaay samir iyo iimaan ha kasiiyo dhmaan shacabka rer somaliland gaar ahaan qoyskiisa waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo amiin amin amiiiiiiiiiiiin roma italia
Tacsidan waxa diraaya.
Marxuun Siciid Mohamed Nuur oo habeen hore ku geeriyooday Hargeysa.
Waxaanu halkan tacsi ka gaadhsiinaynaa ,carruurtii,qoyskii,ehliyaddii ,qaraabadii iyo asxaabtii ay isku dheeraayeen
Marxuunka, wasiiru dawlihii wasaaradda arrimaha debedda somaliland oo habeen hore ku geeriyooday magaalada
Hargeysa ,waxaannu illaahay uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo dhammaan intii ehelka u ahayd,intii jecladay
iyo intii taqaanayba ,marxuunkana naxariistii janno fardowsa ka waraabiyo.Annagoo ah.
Mohamud Abdillaahi Elmi
Barre Qaxwe qube
Mohamed carab
salaax saleybaan
Abdi ali warsame
Nimo Duale
Aidaruus sheikh Adan
Mohamed Rashiid Sheikh Adan
Grad AhmedDiiriye
Ahmed-H.Dahir
Mohamed aw Abdi arab
Dadkaas oo kala joogga waddamada
Norway,Denmark iyo Sweden
Tacsidan waxa diraaya.
Anigoo ah Ismaaciil Yuusuf Diiriye (CADHAF) waxaan tacsi u dirayaa dhamman reer maxamed nuur, qaraabada iyo xukuumada iyo dhammaan shacabka somaliland, debad iyo gudaba. GARAAG AHAAN SHACAB KU NOOL CEEL-AFWEYN IYO DEGAANADEEDA. geeridii ku time wasiiru dawlaha arrimaha debada siciid maxamed nuur. ILLAHAY SAMIR IYO IIMAN INAGA WADA SIIYO ISAGANA JANADII ILLAHAY KA WARAABIYO, QABRIGANA ILLAHAY U WAASICIYO. AAAMIN.
ALLAHUMMAGHFIRLAHU WARHAMHU WA ADKHILHU FIL- JANNAH.
O Allah, forgive him, have mercy on him and make him enter jannah. AAMIN AAMIN
Tacsidana waxa diraaya.
ANIGOO AH MR ALI ISMAEL HASSAN
KU HADALYA MAGACA XAFISKA SOMALILAND EE FRANCE IYO KAYGA GAAR KA AHBA
WAXAAN KA TACSIYAYNAYAA GEERIDII KU TIMID MARXUUN MAXAMAD SICIID NUUR OO AHAA WASIIRU DOWLIHII ARIMAHA DIBADA EE SOMALILAND
KUNA GEERIYOODAY HARGAYSA WAXAAN KA TACSIYAYNAYAA QOYSKII IYO QARABADII UU KA BAXAY IYO DHAMAAN SHACABKA SOMALILAND MEELKASTOOY JOOGAAN
MARXUUNKANA JANADII EBBBE KAWA RABIYO WAXAAN KALOON GAAR UGA TACSIYAYNAYAA WASARA DII UU KABAXAY.
Tacsidana waxa diraaya.
Anigoo ku hadlaya magacayga,iyo dhamaan akhyaarta hoosku qoran waxaan tacsi u dirayma qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday alle ha u naxariistee Siciid Maxamed Nuur,waxaan leenahay INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN.
Magacyada dadka.
1-Dr.Abokor Cige Faahiye iyo xaaskiisa
2-Cabdishakuur Ibraahim Diiriye iyo xaaskiisa
3-Ibraahim Rashiid iyo xaaskiisa
4-Dr.Maxamed Farxaan iyo xaaskiisa
5-Mohamed Jaamac iyo xaaskiisa
6-Shaakir Maxamed CILMI
7-Amaal Maxamed Cilmi
8-Layla Maxamed Cilmi
Tacsidana waxa diraaya.
Anigoo ah Said Muuse Xirsi [Oomane]
oo kawakiil ah dhamaan asxaabtayda oon qoraal lagusoo koobi karayn waxaan
tacsi tiiraanyo leh udiraynaa dhamaan
umada reer Somaliland gaar ahaana
qooskii iyo qaraabadii iyo eheladii
uu ka baxay MJ Said Maxamed Nuur
wasiiru dawlihii arimaha debeda ee jamhuuriyada Somalilad
marxuunkana waxaan Illahy uga baryanaa inuu janaadii
fardoowsa ka waraabiyo aamiin
aammmmiin
aaammiin
Tacsidana waxa diraaya
Waxaan halkan tacsi uuga diraynaa anaga oo ah jaaliyada reer Somaliland ee kunool wadanka Talyaaniga muj.Siciiid Maxamed Nuur waxaan leenahay ilhay naxariistii janoo haka waraabiyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeryeeday samir iyo iimaan hakasiiyo aamiin aammii aammmmmmmmmmiiiiinnnnnnnn waxaa tacsida diray x. siciid cilmi cawad iyo pro. carab cabdi rahmanaan sh. xuseen cali
Tacsidana waxa diraaya
Anigoo ah Dr Abdirahman Hersi Mohamed (Abdirahman Heeliyo) iyo Xaaskeyga Kowsar Mohamed Dahir(Gacanjeleb)iyo dhamaan caruurtaduba waxaanu tacsi udireyna dhamaan qoyskii, qaraabadii, shacabka reer Somaaliland iyo Xukuumada somaliland ee uu ka geeriyoodey ILLAAHAY HA U NAXARIISTEE MARXUUM SICIID MAXAMED NUUR OO AHAA MUJAAHID, HALYEY, GEESI,HALDOOR,HAWLKAR IYO ODEY LAGU HIRTO.WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYAA INUU NAXARIISTIISA KU MANEYSTO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
Tacsidana waxa diraaya.
Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa wasiiruhu dawlihii wasaarada arimaha gudaha ee jsl marxuun Siciid Maxamed Nuur
oo shalay lagu aasay magaalada hargeysa , waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu ka waraabiyo xawdkii nebiga (naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ahaatee )ee kalkowsar iyo jannatu fardowsa amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiin
Dadka tacsida diraya
1. faysal cawil guure
2. naasir faarax guure
3. c/laahi cawil guure
4 .kayse siiciid yuusuf
5 . cawil daahir xasan
7.maxamed siciid yuusuf
8.maxamed c/raxmaan xuseen (xato)
iyo dhamaan dhalinyarad gobolka sanaag gaar ahaan degmada ceel afweyn
Tacsidana waxa diraaya
Anagoo aad uga tiiraan yaysan geeridda naxdinta leh ee ku timi Wasiirul dawlihii arimaha debeda ee Somaliland Marxuum SICIID MAXAMED NUUR waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan shacbiga Somaliland iyo eheladdii iyo qoyskii uu ka geeriyooday marxuum SICIID, Waxaanu ALLE uga baryaynaa inuu marxuumka janaddii ka waraabiyo eheladdii uu ka tegayna uu samir iyo iimaan ka siiyo ..... AAMIIN WAXAANU SI GAAR AH U TACSIYADAYNAYNAA saaxiibkayo XUSEEN JAAMAC XAGAR.
1) SALEEBAAN AADAN CARABLOW
2)SALEEBAAN CALI NUUR
3) CISMAAN XASSAN CASHUUR
4) CISMAAN ABOKOR MAXAMED
5) MAXAMED YUUSUF LIIBAAN
6)XASSAN CISMAAN ISMAACIIL
7)MAXAMUUD CAWIL DIRIR
8) KHADAR AXMED DIIRIYE
9)CABDI RASHIID
10)CABDIRAXMAAN ALI SALEEBAAN
11)CABDILLAAHI YUUSUF CABDI
12)FAARAX XIRSI GUULEED
13)MAXAMED FAARAX SICIID
14)FAYSAL ELMI CALI
IYO DHAMAAN ASXAABTA BARIGA LONDON
Tacsidana waxa diraaya
Muqtaar caydiid yuusuf
cabdilaahi owdaahir
maxamed awdaahir
yuusuf awdaahir
jamac awdaahir
sayneb awdaahir
asha awdaahir
haliimo awdaahir
amina awdaahir
asad awdaahir
hodan awdaahir
mustafe carab
abdikariim carab
safiya cowke
adan axmed nuur
amina salax
qadro salax
Ilahay naxariis janaad hasiiyee marxuum Saciid Maxamed Nuur eheladii uukatagay iyo qaraabadii samar iyo iimaan Alaha kasiiyo aamin
Ku soo hagaaji hadii aad tacsi soo diraysid email-ka hoos ku qoran
admin@qarannews.com