Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by Faarax-Caytame »

Garaad Barre Absame (Bartire), Saldanadiisu garaadnimo ilaa waxey soo gaadhay Garaad Xirsi (WiilWaal).
WiilWaalna wuxuu Bartire ka tirsadaa ilaa 18 awoow, Intaas oo dhana wax isma bedelin, Aabo iyo Wiilkiis unbaa laysaga dhaxli jiray.
Laakiin wiil waal ka dib way is badashay, Sideed wiil buu dhalay Xirsi (wiilwaal):
Qaalib
Askar
Dhulbahante
Cumar
Faruur
Xiireey
Axmed
Cubeed
----
Wiilwaal markuu dhintay waxaa garaadnimada qabtay Garaad Farruur Garad Wiilwaal oo curadkii ahaa.
Markuu Faruur dhiintayna, wiilkii farruur baa qabtay oo Garaad Faarax Garaad Faruur ah, Oo waa ninka uu Raage Ugaas dilay berigii dambe.
Hada unbaan ogaaday Garaadkan Duqa Magaalada JigJiga ah ee Talada reerka haya ee ina Garaad dool ah, Inuu kasoo jeedo Reer Garaad Cumar Garaad Wiilwaal.
Marka sababta ay saldanadu uga soo wareegtay Reer Garaad Faruur Garaad Wiilwaal yaan baadhay, Kuwo Rer Isaaq ah oo reer JigjIga ah yaa ii sheegay in Ingiriisku 1885'tii ka wareejiyay reer garaad faruur, oo u qasab ku siiyay reer garaad cumar.
Ruuxii qisadaas haya oo dhab ah, fadlan kasoo jawaab.. waa saldanad culuse.
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by XKeyse_ »

1884kii Garaadka Bartire waxa la odhan jiray Garaad Mahamed Ahmed sidu qoray Swayn Cawar. Faruur Xirsi waagaas Garaad ma ahayn sidu sheegay,

Taariikhdu waxay ku saxsantay inu Raage Ugaas ninku dilay ahaa Garaad Xirsi Garaad Faarax oo ku magac dheer Wiil-waal aanu ahayn sidaad sheegtay wiilku awowga u ahaa.

During my interview with Banagiis^, Mahomed Ahmed,
the poor Gard or Sultan of the Bertiri Som^lis
, sat in my tent
looking dejected and never daring to utter a word. It appears
his dignity had suff'ered at the hands of the Abyssinians during
the last few months, he being obliged to "trot about like a
dog " between the karias to fetch cows for the soldiers to eat.

162 THROUGH SOMALILAND AND ABYSSINIA chap.

The GerAd was slightly built, and had the intelligent face and
well-cut features of the best kind of Somdii, a great contrast to
the coarse-featured soldiers who were allowed to hector over
him. Despite his old, worn-out tobe he still looked dignified.
Before the arrival of these Abyssinians, who came into the
Bertiri country like a swarm of locusts when they took Harar,
the Gerdd had been a man of some repute. But the Abyssinians
took away all his power, and he is now of little consequence.

My intercourse with Banagiise depended on several inter-
preters ; he spoke Amhdric to Gabratagli, who passed it on to
my interpreter, Adan Yusuf, in Arabic, and the latter translated
into Hindustani for my benefit. By the time a sentence reached
me Banagiise was thinking of something else, so we did not make
much progress.

The Abyssinians preferred tea to coflfee; and I noticed
Banagiise rather craned at his cup, and handed it to a friend
first, suspecting poison. But my headman, Adan Yusuf, full
of tact, said quietly, ^^ Mafish khoff^' (No fear), and giving a
short laugh, he took a long draught from the cup, and filled it
again for the great man.

On 9th March, in the early morning, Banagiise sent over
Abadigal to say he was leaving for Gojar, and requesting that
I would visit him in the stockade ; so posting a sentry in camp
I took nineteen of the men in line, rode across the valley, and
drew up at the Abyssinian zerlba. Leaving most of the men
outside I entered with four, passing a sentry who saluted me
by presenting arms in Abyssinian fashion ; and walking across
the zeriba I entered Banagiis6's hut. Here I found his notables
assembled, all seated on the ground. I was invited to take my
place on a raised platform with Banagiis^, while Adan Yusuf and
the other interpreters squatted in front. Banagiis6 was polite,
but having little to say, he left Gabratagli to do all the talking.

After a somewhat embarrassing leave-taking I trotted back
to camp on my camel, and Banagiis^ issued from the stockade ;
and, followed by his army, marched over the plain towards
Gojar. Looking with my telescope from camp an hour later,
I made them out in the far distance, and it was pleasant to
have seen the last of them.

I was glad to halt at Jig-Jiga for a few days, as the plains
were dotted over with game. My men were a thoroughly good
lot of fellows, and I was particularly pleased with the way in
which they enabled me to show a bold front to Banaguse.



VI A VISIT TO RAS MAKUNAN OF HARAR, 1893 163

One day I went out into the plains with three or four men,
and found immense herds of hartebeests and Soemmerring's
gazelles ; but the day being windy, they were very shy. The
gazelles were always galloping about and starting the masses
of beisa and hartebeests. They would draw up in front of the
larger game, appearing to know that I did not want to fire at
them, sometimes giving me very easy chances. At last, seeing
no chance of the larger game, and being in want of meat, I
shot two Soemmerring's gazelles right and left, one a very good
buck with a thick winter coat ; and on the way to camp I saw
a bull hartebeest standing, as he thought, out of range, some
four hundred yards away, so I lay prone and brought him down
with a careful shot from the Martini-Henry.

returning to camp, I found messengers from one Farur
Gerad Hirsi, a relation of the Bertiri Sultdn
, who was at his
karia two miles away, and had " pains all over his body," so he
had sent his sons to call me. I gave him twenty drops of
chlorodyne and half a dozen quinine pills, one to be taken daily.
I was received with great enthusiasm by a crowd of some two
hundred of his womenfolk and male relations, all calling out
" Nahad " (Welcome). The GerAd said he would have had him-
self carried to my camp, but not while the hated Abyssinians
remained there. The elders flocked around to lay complaints
before me of the treatment they had received from the Abyssinian
invaders. They said that Banagiis6 was lazy, and did not
administer the country a bit ; that he and his mob were good
neither at fighting nor governing, and that the only thing they
could do was bullying the karias for the extraction of cattle,
which his soldiers eat raw. The Gerdd told me that ten cows
were taken last month from his karia alone. Another man,
Ibrahim Gi\ri (Rer Ali), lost seventy-six camels, two hundred
sheep, and five huts in one day; and he and his wife were
arrested and taken away by the Abyssinians towards Harar.
These are samples of the arbitrary behaviour of frontier officials.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by new-york24 »

look at this ediot bringing to the table an English man's word.
niman aan cadaw soo jireen aheen warkooda maxad kala soo shir tagi?
korneyl sweyn soo maha kii lagu jabiyey dagaalki uu darwiishta kula galay mudug oo isha laga soo tuuray..hence the nick name (sweyn cawar)? Soo kii la yiri maha.."Ka xaabxaabi waxa kaa tif lihi, waa xinjiro dhiige".
Last edited by new-york24 on Tue Dec 29, 2009 12:17 am, edited 1 time in total.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by new-york24 »

Faarax-Caytame wrote:Garaad Barre Absame (Bartire), Saldanadiisu garaadnimo ilaa waxey soo gaadhay Garaad Xirsi (WiilWaal).
WiilWaalna wuxuu Bartire ka tirsadaa ilaa 18 awoow, Intaas oo dhana wax isma bedelin, Aabo iyo Wiilkiis unbaa laysaga dhaxli jiray.
Laakiin wiil waal ka dib way is badashay, Sideed wiil buu dhalay Xirsi (wiilwaal):
Qaalib
Askar
Dhulbahante
Cumar
Faruur
Xiireey
Axmed
Cubeed
----
Wiilwaal markuu dhintay waxaa garaadnimada qabtay Garaad Farruur Garad Wiilwaal oo curadkii ahaa.
Markuu Faruur dhiintayna, wiilkii farruur baa qabtay oo Garaad Faarax Garaad Faruur ah, Oo waa ninka uu Raage Ugaas dilay berigii dambe.
Hada unbaan ogaaday Garaadkan Duqa Magaalada JigJiga ah ee Talada reerka haya ee ina Garaad dool ah, Inuu kasoo jeedo Reer Garaad Cumar Garaad Wiilwaal.
Marka sababta ay saldanadu uga soo wareegtay Reer Garaad Faruur Garaad Wiilwaal yaan baadhay, Kuwo Rer Isaaq ah oo reer JigjIga ah yaa ii sheegay in Ingiriisku 1885'tii ka wareejiyay reer garaad faruur, oo u qasab ku siiyay reer garaad cumar.
Ruuxii qisadaas haya oo dhab ah, fadlan kasoo jawaab.. waa saldanad culuse.
Tariikhda hada ma hayo,lakiin waa wax dhici kara ineey ingriiska wax kala warejiyeen as the colonialists were known to replace the hard headed with those that they can control.
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by XKeyse_ »

new york,

Little teenager xun baad tahaye waxanaad waxba ka ogayn lama galo, ciyaal waaxid. When Ethopia took over western Somalia your Bartire were the collabartors and i Can prove that and purst your little bubble kido.
User avatar
DUFAAN_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Wed Nov 18, 2009 10:22 pm
Contact:

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by DUFAAN_ »

How ironic,you of all people would utter the word collabartor :arrow:
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by koohi »

garaad Wiil-Waal waxa dilay Raage Ugaas kadib markii ay naag isku qabsadeen
sxb taarikhdaas malaha si qaldan ayaad u maqashay ninka uu Raage Ugaas dilay waa wiil-waal ee maaha inankiisa ama cid kale

waxan filayaa in gabayo laga tiriyay
waxad ka heli kartaa gabayadaas Doollo.com

xaga kale Wiil-Waal sidaa uma sii fogayn waxan u malaynayaa in uu noola mudo haa laga joogo 150 sano.
User avatar
DUFAAN_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Wed Nov 18, 2009 10:22 pm
Contact:

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by DUFAAN_ »

garaad Wiil-Waal waxa dilay Raage Ugaas
war hooy i maqal,mar dambe hadaan waxaa kaa maqlo OG section waa kaa xaraan.
User avatar
Hard-Rock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1419
Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
Location: Azania state of Somalia

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by Hard-Rock »

DUFAAN_ wrote:How ironic,you of all people would utter the word collabartor :arrow:
:lol: :lol:
I never understood idoors and their obsession with everything Absame :arrow:
User avatar
Hard-Rock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1419
Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
Location: Azania state of Somalia

Re: Garaadada Bartire yaan su,aal ka qabaa

Post by Hard-Rock »

Faarax-Caytame wrote:Garaad Barre Absame (Bartire), Saldanadiisu garaadnimo ilaa waxey soo gaadhay Garaad Xirsi (WiilWaal).
WiilWaalna wuxuu Bartire ka tirsadaa ilaa 18 awoow, Intaas oo dhana wax isma bedelin, Aabo iyo Wiilkiis unbaa laysaga dhaxli jiray.
Laakiin wiil waal ka dib way is badashay, Sideed wiil buu dhalay Xirsi (wiilwaal):
Qaalib
Askar
Dhulbahante
Cumar
Faruur
Xiireey
Axmed
Cubeed
----
Wiilwaal markuu dhintay waxaa garaadnimada qabtay Garaad Farruur Garad Wiilwaal oo curadkii ahaa.
Markuu Faruur dhiintayna, wiilkii farruur baa qabtay oo Garaad Faarax Garaad Faruur ah, Oo waa ninka uu Raage Ugaas dilay berigii dambe.
Hada unbaan ogaaday Garaadkan Duqa Magaalada JigJiga ah ee Talada reerka haya ee ina Garaad dool ah, Inuu kasoo jeedo Reer Garaad Cumar Garaad Wiilwaal.
Marka sababta ay saldanadu uga soo wareegtay Reer Garaad Faruur Garaad Wiilwaal yaan baadhay, Kuwo Rer Isaaq ah oo reer JigjIga ah yaa ii sheegay in Ingiriisku 1885'tii ka wareejiyay reer garaad faruur, oo u qasab ku siiyay reer garaad cumar.
Ruuxii qisadaas haya oo dhab ah, fadlan kasoo jawaab.. waa saldanad culuse.
Faarax-Caytame,
The Garaad is no longer the duqa magalada of Jigjigga thanks to our cagdheer Amhaar president....I will find out the answers to your question on how the Garaadship was switched....


By the way, I do have Garaad Wiilwaal's abtirsi.....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”