Xoogaga islaamiyiinta Ahalusuna waljameeco oo xiligaan ah xoogaga ugu awooda badan xoogaga isaga soo horjeeda siyaasada Soomalida oo sida weyn ugu loolamayaan xoogaga Islaamiyiin ah ayaa siweyn ugu goodisay in ay qabsanayaan deeganada ay ka taliyaan xoogaga Alshabaab ee gobolka Galgaduud iyagoona sheegay labada degma ay ku harsan yihiin xoogaga Alshababa ee kala ah Ceebuur iyo Ceel garas ay dagaal xoogan ku qaadi doonaan saacadaha soo socdana qabsan doonana
Masuul lagu magacaabo Sheikh Cabdulaahi ayaa isagoo ku sugan furuta hore ee dagaal sheegay in ay ku wajahan yihiin labadaasi dagmo dagaalna kula gali doonaan xoogaga alshabaab oo sida weyn isaga soo horjeedaan .
Labadan kooxood ayaa dagaal xoogan ku dhexmaray degamada dhuusamareeb laba maalin ka hor kaa oo geystay qasaaro aan la soo koobi karin kaa oo ilaa iyo wali la duugayo dadkii nufawaayey dagaladaasi ku dhisan mada diimeydyada is diidan waxaase leys weydiinaya diinta u ogol in dhiig islaan si sahal leysga baneysto
Sanadii 2010 iyo sanadii hijrada islaamiga oo isku mar dhashay ayaa leys lahaa waa ka duwanaan doonaan kuwii hore ayaaba ku bilaawday dagaalo iyo geeri badan oo Soomaliyeed waxaae la arki doonaa waxa uu gadaal kala imaan doono
This is your destiny:
http://www.dayniile.com/Janaayo10/Duusamareeb1.jpg
Being slaughterd like animals.

