http://www.goldogobtimes.com/index.php? ... &Itemid=38
Sido Kale Siyad waxuu la kulmay saraakiil sar sare iyo niman ganacsato ah oo ka soo jeeday beesha Majeerteen oo xiirir fiican wada lahaa, waxayna ka wada hadleen isbahaysi la sheegay inu dhex maray ururkii USC iyo xubno taageersan SSDF, arintaas oo Siyaad Bare ka hadlay waxuu carbaabay oo ka yiri; " falsafada USC ma aha aniga oo kaliya iney ii socdaan ee xaqiiqada dhabta ah waxa ay doonayaan waa kuwaa is ku xoqaya oo isbahaysigooda run mooday,waxuu intaa raaciyey oo yiri " Majeerteen maxay aniga iga rabaan haddi ayagu aysan kursiga madaxtinimada dooneyn oo cidkale ugu raadinayaan" waxuuna u daaray cajalad taleefoon ay ku wada hadlayaan Mr.Bood iyo Qanyare oo sheegeysa dhagarta ay u meegaarayaan rag majeerteen ah oo hawsha kula jira