Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Bohol iyo karaman »

Garaadka beesha Kuul Care Habar Yoonis oo siwayn oo an kalaa hadhlahayn Hargaysa logu soo dhoweeyeey, OOdwaynenews kaa dhagayso waraaysii lalayeeshay, sido kale waxa dhowaan laa qabanaayaa shirwaynihii mudooyinkaanbaa laa suugaayeey ee beel waynta Habar Yoonis.



http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=13579
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Dhaga Bacayl »

Bohol iyo karaman wrote:Garaadka beesha Kuul Care Habar Yoonis oo siwayn oo an kalaa hadhlahayn Hargaysa logu soo dhoweeyeey, OOdwaynenews kaa dhagayso waraaysii lalayeeshay, sido kale waxa dhowaan laa qabanaayaa shirwaynihii mudooyinkaanbaa laa suugaayeey ee beel waynta Habar Yoonis.



http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=13579

Does that mean Caabi and Shay mire Dacar are ours!
L@fweyne
Posts: 70
Joined: Thu Dec 24, 2009 9:38 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by L@fweyne »

Stop Spreading Propagenda it says nothing about Habar Yoonis this what it says, notice how they don't mention a single H.Y name.




Garaadka Beesha Kuul Care Oo Si Weyn Loo Dhaweeyey Caasimada Hargeysa 05 Jan 2010
Hargeysa (OWN): Garaad Axmed Diiriye Jaamac [Gaylan], oo ka mid ah madax-dhaqmeedka Somaliland ee dalka dibediisa gaar ahaan dalka Sweden, ayaa shalay ka soo digay garoonka diyaaradaha ee caasimada Hargeysa,
Sii Akhri


http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=13579



notice how they don't mention a single H.Y name or any H.Y at all , so stop spreading propagenda , and feeding people something that doesn't exist at all, there is no H.Y present in those pictures nobody at all not even a Caaqil, so this is clearly a propagenda.





Suldan Cismaan Cali Madar( habar yoonis) said all that needed was need to say and that was fuck off to all those who are trying to create propagenda within habar yoonis nobody can confuse habar yoonis so suck out of here son, this people are not H.Y and will never be orod nacnada kala taag meesha.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

wa midgaanki i saw it on universal tv . habaryoonis udub aya mashruucan wadday iyo suldaanka isxaaq eeh xiiray . Suldaanka guud beelaha sicid garxajis
Suldan cisman suldan cali suldan madar ilahay ha karamayo wajiga he said qofkan ku arko isagu kuul midgaan ku hadlaya burco wa dil toogasho :mrgreen:
awoowga ba talin jiray ilahay ha ku karameeyo . Suldanka sugullle caynaashe , wuxu yidhi waxan anagu ma naqano

Kulaha midgaan ba 2009 la hellay :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

Ururka Sima Ee U Dooda Xuquuqda Beelaha Gabooye Oo Deedafeeyey Dad Ka Soo Jeeda Beesha Madhibaan Oo Sheegtay Abtirsiimo Kale Iyo Madaxdhaqameedyada Beelahaasi Oo Ka Muquurtay Soo Dhawayntii Garaadkooda

Beesha Cigaal Kuul Waa Beel Ab Iyo Isirba Ka Mid Ah Beelaha Madhibaan, Beeshayadii Madhibaan Ee Magacooda Qurbaha Laga Sheeganayey Waa Nasiib Daro Haduu Garaadkayagii Beelo Kale Sheegtay”
Gudoomiyaha Ururka Sima Kamaal Daahir Cashuur

Hargeysa, January 6, 2010 (Haatuf) - Guddoomiyaha ururka Sima ee u dooda xuquuqda beelaha Gabooye (Somali International Monitory Alains) Kamaal Daahir Cashuur oo ah wakiilka ururkaasi ee Somaliland ayaa deedifeeyey dad kasoo jeeda beesha Siciid Kuul ee beesha Madhibaan oo sheegtay abtirsiimo ku salaysan Beesha Kuul Care oo ka mid ah Beelaha Galbeedka Burco, kuna tilmaamay Beeshaasi Cigaal Kuul ee ay ka soo jeedaan Garaad Axmed Diiriye iyo Suldaan Daakir Xasan Khaliif inay ka mid yihiin Beesha Madhibaan ee Beelaha Gabooye. isagoo intaa ku daray in Garaadka Beesha Madhibaan Garaad Axmed Diiriye oo doraad kasoo dagay madaarka Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa kana soo kicitimay dalka Sweden ugu baaqay in hadii uu beelo kale ku biirayo inuu isagu si shakhsi ah ugu biiro Beelaha Galbeedka BurcoGudoomiyaha Ururka Sima ee Somaliland Kamaal Daahir Cashuur oo wargeyska Haatuf shalay uga xog waramay mawqifka ururkooda ee ku wajahan muranka ka aloosan beesha Madhibaan ee sheegatay abtirsiimada Kuul Carre ayaa isagu urur ahaan xaal raali galin ah u diray madaxdhaqameedyada iyo guud ahaanba beelaha Galbeedka Burco isagoo arinkaas ka hadlayana waxa uu yidhi “Anigoo ah gudoomiyaha ururka Sima (Somali International Monitory Alains) ee Somaliland oo ah urur u dooda xuquuqda beelaha laga tirada badan yahay oo ka dhisan dalalka Yurub,Amarica iyo Carabta, hadii aan ka hadlo waxyaabaha ku saabsan beelaha la leeyahay way isku biireen haday tahay beesha Siciid Kuul oo ka tirsan beesha Madhibaan oo ab iyo Isirba la wada ogyahay inay ka tirsan yihiin Madhibaan, Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ah suldaanka beesha Madhibaan waa suldaan kasoo jeeda beesha Siciid Kuul oo aanu dooranay, garaadka yidhi Kuul Care ayaanu nahay horta Beelaha Habar Yoonis xaalbaanu siinaynaa urur ahaan, Habar Yoonis iyadaa la sheegan jiray ee iyadu cid ma sheegato sida xaqiiqdu tahayna waxaan qabaa inaanay beesha Habar Yoonis iyadu waxba sheeganayn, balse iyada la sheeganayo, madaxdhaqameedyada beelaha Habar Yoonis-na waxaanu leenahay hadii madaxdhaqameedyada Madhibaan ay daadefayni idinka soo gaadhay xaalbaanu idinka siinaynaynaa. Iyadoo beesha Madhibaan ay beelaha Ajiga ee dibadaha joogaa baasabooradooda lagu diwaan galiyo Madhibaan, Muuse Dhariyo,Tumaal iyo Hawle hadii garaadkii Madhibaan ee isaga beeshiisa la sheeganayey uu isagu beelo kale oo ka baxsan Madhibaan uu sheegto waa ayaan darro anaga waa garaadkayagii oo aflagaadayn mayno wayse jirtay in dhaqan ahaan beelaha Gabooye lakala Faquuqay oo qaarba beelaha Ajiga ay la dagaan, balse beelina beelaha ay la dagto isir ahaan ma sheegato, sidaa darteedna sheekadan hada la wadaa waxay ku danbaynaysaa is bahaysi dhaqan oo dhiiga la wada bixiyo,balse beelina beel kale kuma biiri karto”
S:Garaadka Beesha Madhibaan Garaad Axmed Diiriye markii uu shalay kasoo dagay madaarka Hargeysa waxa la sheegay in dad wayne kasoo kala jeeda labada dhinac ay soo dhawayn tiisii isku qabsadeen oo la sheegay in isku dhac ka iman gaadhay labada beelood arinkaasi maxaa ka jira ?J: Madaxdhaqameedyada beeshayadu may tagin madaarka, lagumana dagaalamin waana dacaayad iyo borobogaando laga fidinayo beesha Madhibaan waxaanu se ognahay inaan beesha Siciid Kuul isku raacsanayn Kuul Caraynta, balse ay afar qof oo tiro yari arinkaasi dabada ka riixayeen markay soo daalaana ay nagu soo noqon doonaan.
S: Salaadiinta Beelaha Habar Yoonis arinkaasi makala kulantay ?
S:Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray ayaan kala kulmay qadiyadaasi waxaanu igu yidhi, anagu beeshan maanu doonane iyagaa nasoo sheegtay, salaadiinta beesha Habar Yoonis Suldaan Rashiid Suldaan Maxamed Xirsi Qani waa Salaadiin Xuquuqda beelaha Gabooye u dooda.
S: Garaad Axmed Diiriye oo isaga iyo beeshiisu ay ku doodayaan Kuul Care ma iska aragteen oo makala hadashay qadiyadan ay ku sheegeen inay beeshaasi Habar Yoonis ka tirsan yihiin ?
J: Ismaanu arag laakiin anagu Madhibaanimadayada iyo qoomiyada Gobooye ee aan ka mid ahay ayaan ku kalsoonahay hadaan beel kale sheegtana waxaan qabaa inaan karaamadayda iyo Isirkaygaba wax u dhimayo, sidaa darteed sheekadani ma suuro galayso waxaanay ku danbaynaysaa isbahaysi dhaqan.
Dhinaca kale qadiyadan la xidhiidha mawduuca muranka wayni ka taagan yahay ee ku saabsan abtirsiimada ay sheegteen dad kasoo jeeda beesha Madhibaan ayaa waxa iyagu hore u deedefeeyey madaxdhaqameedyo ka mid ah beelaha Gabooye oo uu hogaaminayo Suldaanka Beesha Madhibaan Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo iyagu hore u sheegay inaanay beeshoodu asal ahaan ka mid ahayn beesha Kuul Carre balse ay sheegeen inay ab iyo Isirba kasoo jeedaan beesha Madhibaan, waxaanay ilo xogogaal ah noo sheegeen in garaadka beesha Madhibaan Axmed Diiriye oo la sheegay inuu u ololaynayo qadiyada ku saabsan abtirsiimada ka baxsan beelaha Madhibaan ay doraad ka muquulteen soo dhawayntiisii madaxdhaqameedyada Beelaha Gabooye.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

bodh iyo torie bal ceeebta eeg garaadki midgaanka ayaad , ku sheegaysa habaryoonis manaad xishoonayn manaad waxba isku fallayn.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


Kuul carre = Maxamed Barre = Midgaan is that a HY Subclan? :lol: :lol:
Siigodheer
Posts: 32
Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Siigodheer »

Khalid and Liqaaye Kuul Carre doesn't exist it's believed they are a exinct clan the original sub clan H.Y was never found.



anyway this kid Bohol and Karaman should stop refering them as H.Y walle kaani waba doqon, he would have been shot dead if he refered them as H.Y in burco.



Lastly but not least Beesha Isxaaq Carre wa ini iska saran ninkan la baxay Suldan Xiiray, i am surprised Suldan Cismaan Suldan Ali Madar didn't hit out on Xiray in his speech 2 weeks ago.



This is what Suldan Cismaan Suldan Ali Madar -said, few weeks back so Bohol and Karaman listen to your sultans instead of buying into Cheap propagenda.



Beesha Galbeed-Burco Ee Gobolka Togdheer Oo Si Ba,an Gaashaanka Ku Dhufatay Inaan Gabooye Ku Biiraya Wax-ba Ka Jirin,


Burco-16-December-2009(Hadhwanaagnews): Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Beelaha Galbeedka-Burco oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan Boqolaal qof oo ka kooban qeybaha kala duwan bulshada ayaa maanta ka dhacay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.



Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen Salaadiinta, Cuqaasha, Ganacsatada, Aqoon-yahanada, Culima’udiinta iyo Xubnaha golaha deegaanka Burco(Council) beesha kaga jira ayaa gebi ahaanba gaashaanka ku dhuftay warar beryahanba la isla dhexmarayey oo sheegayey in la kuul-careeyo laguna soo daro beelaha Galbeedka Burco jilibo ka mida beesha Gabooye oo iyana la yidhaahdo ilma KUUL oo loona balamay in lagu ansixiyo shir la sheegay in uu ka dhici doono 21/1/-2010 magaalada Burco in aaney haba-yaraatee waxba ka jirin, beesha Galbeedka-Burco-na aanay aqbaleyn.


Sidaa waxa lagu sheegay Warsxafadeed oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Shabakada Hadhwanaagnews ee Magaalada Burco, warsxafadeedka oo dhameystiran waxa uu u dhignaa sidan:


“Haddaba, dood dheer iyo falanqayn ka dib markii laga eegay dhinac walba xagga diinta islaamka iyo xag dhaqanba waxay soo saareen beeshu go’aamadan hoos ku xusan:


1- Ugu horayn majiro shir ay wada yeelanayaan beelaha Galbeedka Burco iyo Gabooye (Kuul) oo ka ka dhici doona magaalada burco lagagana wadahadli doono arinta ah in jilibo ka mid ah gabooye lagu soo biiriyay beel-weynta Galbeedka Burco.


2- Beeshu ma ogola barnaamijka loo bixiyay kuul-caraynta, mana jiro shir hordhac ahaa oo beelaha habaryoonis yeelatay kuna go’aansatay in lagu soo biiriyo beesha gabooye. Waxaana la qaatay go’aankaas ka dib markii la eegay dhawr arimood oo kala ah: Diinta islaamku ma ogala in qof ama mujtamac laga raro nasabkiisii xaqiiqda ahaa loona raro nasab kale. Beeshuna may fahmin ujeedada dhabta ah ee ka danbaysa barnaamijkan kuul-caraynta ah.


3- Waxaanu ogaanay in dadka u ololaynaya barnaamijkan kuul-caraynta In ay yihiin xubno ka mid ah qurbo joogga beesha (diospores). Sidaa daraadeed waxaanu kula talinaynaa xubnahaas in ay ilaaliyaan sharafta reerka isla markaana xaqdhawraan madax-dhaqameedka iyo waxgaradka joogga dalka gudihiisa, kalana tashadaan inta aanay qaadan talaabo masiiriya.


4- Beeshu waxay u aragtaa dhib kale oo loo gaysanayo in ay tahay walaalaha gabooye haddii laga raro nasabkoodii loona raro nasab kale. Sidaa darteed waa in camal kasta oo la qabanayo la waafajiyaa shareecada islaamka.


Saxeexa War-saxaafadeedka:


Suldaanaka Guud ee beelaha Galbeedka Burco


Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar


Xubanaha Ka soo qayb galay shirka ee iyana ku saxeexan warsaxafadeedka oo dhamaystiran boqol xubnood.


1 Aadan Max´ud Xayd


2 Aar Saxardiid Ismaaciil


3 Aw yuusuf Max´ed Cige


4 Axmed Aw Cumar Cali


5 Axmed Cilmi Cige


6 Axmed Daahir Cabdi


7 Axmed Gaariye Ismaaciil


8 Axmed Suldaan Aadan Suulcayn


9 C/fataax Axmed Xasan


10 C/laahi Aw Muuse Xasan


11 C/laahi Barre C/raxmaan


12 C/laahi Cabdi Cilmi


13 C/laahi Cumar Cabdi


14 C/laahi Xasan Muumin


15 C/nuur Xusein C/laahi Amaan


16 C/qaadir Muuse Xasan


17 C/samad Daahir Aadan


18 Caaqil Axmed Max´ed Cali


19 Caaqil C/Qaadir Damal Xasan


20 Caaqil C/Risaaq Cumar Aw Diiriye


21 Caaqil Cabdilaahi Cilmi Cumar


22 Caaqil Cali Kediye Jaamac


23 Caaqil Cismaan Jaamac Max´ud


24 Caaqil Faarax Xuseen Gaabuush


25 Caaqil Huruuse Max´ed Gaaxmaal


26 Caaqil Ismaaciil X Max´ed Yuusuf


27 Caaqil Mahdi Jaamac Cumar


28

Caaqil Max´ed Faarax X Jaamac


29 Caaqil Max´ud Caaqil Yuusuf Caaqil Cawed


30 Caaqil Rashiid Cali Cabdille


31 Caaqil Xayd Ismaaciil Jaamac


32

Caaqil Yuusuf Cabdi Diiriye


33 Cabdi Max´ed Cali


34 Cali Axmed Jibriil


35 Cali Cabdi Faarax


36 Cali Max´ed Jaamac


37 Cali Max´ed Qaanbiil


38 Chief Caaqil Baashe C/laahi Ibraahim


39 Chief Caaqil Max´ed Daahir Cabdi


40 Cilmi Maxamuud Saalax


41 Cismaan Ibraahin Nuur


42 Cumar Axmed Xayd


43 Cumar Farax Cabdille


44 Dr Ciise Nuur Liibaan


45 Dr. C/raxmaan Axmed Raage


46

Faarax Yuusuf


47

Ibraahin Cabdi Saxar


48 Ismaaciil Aw Cabdi Cali Gaax


49 Ismaaciil Cabdi Dacar


50 Jaamac C/laahi Xusein


51 Jaamac Sidiiq X Cali


52 Jaamac Yousuf Cali Boos


53 Maax Hogod Xandulle


54 Max,ed Farax Laangadhe


55 Maxamed Axmed X Jaamac


56 Maxamed Axmed Yaasiin


57 Maxamed Cabdilaahi Jaamac


58

Max´ed Aadan Warsame


59

Max´ed Aw Max´ud Xasan


60 Max´ed Ayax Warsame (Faroole)


61 Max´ed Jaamac Waraabe


62 Max´ed Liibaan Xasan


63 Max´ed Xaaji Axmed Diiriye


64 Max´ud C/laahi Axmed


65 Max´ud Firdhiye


66 Max´ud Kabadheere


67 Mursal Aadan X Ismaaciil


68 Muxumed Max´ed Abokor


69 Rashiid X C/laahi X Diiriye


70 Salaan Ayjeex


71 Saleebaan Aw Daahir Cali


72 Shaakir Max´ed Odowaa


73 Sheekh Cali Mahdi Ismaaciil


74

Sheekh Cismaan Ibraahim Faarax


75 Sheekh Khadar Jaamac Mirre (Albayaan)


76 Sheekh Max´ed Cali Yousuf


77 Sheekh Mustafe Aadan Max´ed


78 Sheekh Saleebaan


Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by LiQaaye_TDH »

Habaryoonis have been divided in to 2 sections. (Habar Yonis the Pro -madhibaan VS Habaryoonis the Anti-Madhibaan)
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

Sigodheer I know kuul care was a man that lived 500 years ago or so , but kuul midgaan and kuul care wa kala labaa. Magac uun bay iska raacayaan
Habaryoonis ama ilma care wa
Isxaaq care
Ismacil care
Dandan care
Makahil care = gambo care
Muse care
Kuul care . who exiset long time ago but his descanted do not live today any more
Iyo adeerkood cali sicid
This guy called xiirey he is been such a ceeb head what’s wrong with him all of this he is doing for riyaale and so that all the midgaans can vote for daaahir riyaale.
And the funny part is these guys called kuul midgaan live in kala baydh south of lascanood they where the midgos of the dhulbahantes they even have a garaad.. are you telling me an adan madoobe who lives inside Dhulbahante territory has never seen tolkis oo kuul care ah oo dagan konfuurta gobolka sool are you telling me sacad yoonis gobolka sool daga ayaan waligood arkin kuul carrahaah. Caqli gal maha midganaan wa midgo reer somaliland ah isma qarin karran. Wa sheeko udub sheeko riyaale iyo waxa weyaan isaaq ceebeys.
7 sanno bay qollada habaryoonis udub daahir riyaale uur uu lahayeen . kuul midgaan bay dhaleen . ilaahow ceebta no qari.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by LiQaaye_TDH »

Who listened to the The Suldaan of Gabooye( Suldaan Daakirs speach to Habaryoonis..
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

LiQaaye_TDH wrote:Who listened to the The Suldaan of Gabooye( Suldaan Daakirs speach to Habaryoonis..

yes that was funny he said habaryoonisay hadaad yaraateen siyabo kallo oo loo tarmo ba jira :lol: :lol: wadadii u so mara and he even quoted the prophet who said nin aaabihi ku sheego maal anu ku aroorin wa dayuus wana ehlu naar
Siigodheer
Posts: 32
Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Siigodheer »

khalid ali wrote:Sigodheer I know kuul care was a man that lived 500 years ago or so , but kuul midgaan and kuul care wa kala labaa. Magac uun bay iska raacayaan
Habaryoonis ama ilma care wa
Isxaaq care
Ismacil care
Dandan care
Makahil care = gambo care
Muse care
Kuul care . who exiset long time ago but his descanted do not live today any more
Iyo adeerkood cali sicid
This guy called xiirey he is been such a ceeb head what’s wrong with him all of this he is doing for riyaale and so that all the midgaans can vote for daaahir riyaale.
And the funny part is these guys called kuul midgaan live in kala baydh south of lascanood they where the midgos of the dhulbahantes they even have a garaad.. are you telling me an adan madoobe who lives inside Dhulbahante territory has never seen tolkis oo kuul care ah oo dagan konfuurta gobolka sool are you telling me sacad yoonis gobolka sool daga ayaan waligood arkin kuul carrahaah. Caqli gal maha midganaan wa midgo reer somaliland ah isma qarin karran. Wa sheeko udub sheeko riyaale iyo waxa weyaan isaaq ceebeys.
7 sanno bay qollada habaryoonis udub daahir riyaale uur uu lahayeen . kuul midgaan bay dhaleen . ilaahow ceebta no qari.




Exactly that is what people don't get Kuul Carre original yes they were H.Y but they are Exinct clan and no longer exist, this is Sicid Kuul not Kuul Carre.


Anyway you heard Suldan Cismaan Cali Madaar's speech, i really think some people are trying to destroy h.y by trying to confuse and create propagenda nevertheless they failed.



Awal ka Hore kuwaan Sicid Kuul wixi sheegan jireen - Cali Geri - Dhulbahante and before tha Ogaden bii sheegan jireen , nevertheless Habar Yoonis will not tolerate bullshit and propagenda, this people are not H.Y and that is where it ends nothing else.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Khalid Ali »

^^^ ragganimo
suldan cismaan ilahay ha xafdiyo sharaftisa na ha dhawro
Siigodheer
Posts: 32
Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm

Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow

Post by Siigodheer »

Indeed i believe H.Y was better when they had only 1 sultan all this many sultans are creating a division really.


Horta Beesha Habar Yoonis ( Bari ) Sacad Yoonis and Muse ismaaciil didn't really get into this issue the propagenda was started properly by the Xiiray of Isxaaq Carre and Sicid Kuul Garad was also involved in the propagenda, but i know for Sure both Sacad Yoonis and Muse ismaaciil and most H.Y agree with Suldan Cismaan Suldan Ali madars speech.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”