Bayaan Ay Soo Saareen 10 Suldaan Oo Ka Mid Ah Beesha H/Yooni

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

L@fweyne
Posts: 70
Joined: Thu Dec 24, 2009 9:38 pm

Bayaan Ay Soo Saareen 10 Suldaan Oo Ka Mid Ah Beesha H/Yooni

Post by L@fweyne »

Bayaan Ay Soo Saareen 10 Suldaan Oo Ka Mid Ah Beesha H/Yoonis Oo Sheegay In Aanay Jirin Cid Ka Maqan, Ama Beel Cusub Ku Soo Biiraysa Beelweynta H/Yoonis 06 Jan 2010

Hargeysa (OWN)- toban Suldaan oo ka mid ah salaadiinta beesha galbeedka magaalada Burco, ayaa galabta soo saaray bayaan ay ku cadaynayaan in aanay jirin beel cusub oo ku soo biiraysa beeshooda



Bayaankan ay soo saareen Salaadiinta Beesh H/Yoonis waxaa ay ku sheegen in aanay jirin, beel, qoys ama qolo hore uga maqnaa beelaha H/Yoonis ama hada ku so ku soo biiraya.

Mana Jirto cid cusub oo hada loo magac bixinayo ama loo wanqalayo, ama lagu dhexmeedhaamayo magac isir- dhalasho ee beelaha H/Yoonis.


Salaadiinta Bayaankan soo saartay waxaa kala ay kala ahaayeen


1.Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani
2.Suldaan Rashiid Cali Ducaale
3.Suldaan Nuur Faarax Xuseen
4.Suldaan Barre Warsame Shire
5.Suldaan Cabdirahman Cawale
6.Suldaan Aadan Yusuf Suulcayn
7.Suldaan Maxamuud Cabdi Abdullahi
8.Suldaan Cabdirahman Abdullahi Aw Good
9.Suldaan Maxamed Cilmi



http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=13600
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Bayaan Ay Soo Saareen 10 Suldaan Oo Ka Mid Ah Beesha H/Yooni

Post by Khalid Ali »

What if they just say nimanka kuul midgaan deer reerkabay ahayeen kuma soo biireyaan I don’t understand
Its wrong even to even consider reer ba ku soo biirayaa reer kale
I hope this nonsense stops si dkahso ah
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”