Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Bohol iyo karaman »

Waxa igaa yaabiyeey qofkaa magacyadaa badaan ee aan laa kalaa ogayn nin iyo naag wuxu yahay ee istixmaal usernames kalaa ah Siigodheer(sabiildheer), l@fweyne and so on, qofku hortaa maa qof nolosha kaa dhacaybaa wayo markastaa oo qof waxa soo qoro wuxu isku deyeyaa in uu kaa jawaabo meel kasta oo waxa lagaga hadlayonaa wuxu isku deyeyaa in uu kaa hadlo, malmahaan wuxu shaqo kaa dhigtay Kuul Care iyo Habar yoonis businesses,

Anyway magacaayada Siigodheer iyo lafweyne xagaad kaa soo xaday( wayo siigodheer iyo lafweyne waa sacad yoonis degaan)
Siigodheer= reer Caweer iyo bihinaa siciid
Lafweyne= Reer Nuux

noodhig magacyada laangaabyohow laangaabku dhalay
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32772
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Khalid Ali »

adigu soo ki mashuruuca kuul midgaan watay soo maad ahayn

siigodheer ma jecla midgaha sxb.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Bohol iyo karaman »

Khaalid weligaa maa maqashay waxa jirijirey kuul Caare haa iyo maya? anigu weligayban maqlijirey Kuul care oo ku dhaqaan soomaliland laakiinse dad badan oo meel loogu soo hagaago maysan ahaayn. midnaa aan kuu sheegee anigu ma lihii beelahaalaa hayb soco Hyoonis halaagaa wadaa dhigee, intaa sheeganaysaa waxa xaq uu leeyahiin in ay sheegtaan markaa ay hubsadaan reer kooda midakale ilma carahaa hadaa dhaqaan maa ku dhaarankartaa in ay ilmaa caree yihiin?

Midnaa aan kuu sheegee reerka Habar Yoonis laa yidhaahdaa wa reer balaadhan waxa kaa maqaan in kuul care ka badan oo an laa ogayn meel ay ku sugaanyiihiin,

xisaabtaa mid ku darso Reer Caynaanshe iyo geeljiruhuu maa bixiyaan habar Yoonis nimaada. Reer kastaa oo habar Yoonis kaa mid ahii wuxu leeyahay madax dhaqameed uu gaar ah oo uu arimiyaa markaa suldaan ku sheeg in cali madar jilibkiisu suldaan uu yahay oo walahgay ah, habar yoonis suldaan kaamaysan dhigaan.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32772
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Khalid Ali »

Bohol iyo karaman wrote:Khaalid weligaa maa maqashay waxa jirijirey kuul Caare haa iyo maya? anigu weligayban maqlijirey Kuul care oo ku dhaqaan soomaliland laakiinse dad badan oo meel loogu soo hagaago maysan ahaayn. midnaa aan kuu sheegee anigu ma lihii beelahaalaa hayb soco Hyoonis halaagaa wadaa dhigee, intaa sheeganaysaa waxa xaq uu leeyahiin in ay sheegtaan markaa ay hubsadaan reer kooda midakale ilma carahaa hadaa dhaqaan maa ku dhaarankartaa in ay ilmaa caree yihiin?

Midnaa aan kuu sheegee reerka Habar Yoonis laa yidhaahdaa wa reer balaadhan waxa kaa maqaan in kuul care ka badan oo an laa ogayn meel ay ku sugaanyiihiin,

xisaabtaa mid ku darso Reer Caynaanshe iyo geeljiruhuu maa bixiyaan habar Yoonis nimaada. Reer kastaa oo habar Yoonis kaa mid ahii wuxu leeyahay madax dhaqameed uu gaar ah oo uu arimiyaa markaa suldaan ku sheeg in cali madar jilibkiisu suldaan uu yahay oo walahgay ah, habar yoonis suldaan kaamaysan dhigaan.

inadeer waxn an ku sheego nimankan la waddo eeh la rabbo ina isaaq iyo garxajis laga dhigo wa madhibaan wa niman tumaalo ah wa niman la yidha sicid kuul. carre maha carahan xiiray ba ku dabba daray nimanka sicid kuul ba la yidha waligood wey jiireen somaliland bay ku noolayeen.
wana umadah la hayb soco mida soo raacda inadeer waxani wa mashruuc ay wadan salaadin qaar ka mid ah habaryoonist sida suldaan xiiray, inadeeer garaadka sicid wuxu ku leeyahay midgaan baan ahay halkeed ku wadda marka.

mid kala an ku sheego
ilma care wala yaqaana
Isxaaq care
ismacil care
muse care
dandan care
Makahil care = gambo care
iyo kuul carre


laakin dee inadeer kuul care wuu dabar go ay
aniga iga dhadhicn meysiid kuul carre ba 500 sannadood ku noola gobolka sool sacad yoonis iyo muse ismacil iyo adan madoobe iyo muse abokor ba gobolka sool daggan ma waxad igu leedahay iidoorka sool daggan ayan waligood arkin kuul carre 500 sannoh maxay la dhuumanayeen maxay isla qariinayeen war inadeeer nimanku wa midgo iska daa ka quuso wa mashruuc udub ay waddan inadeer
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Bohol iyo karaman »

Waxad qirtay inu jiri jirey kuul care uunaa dabar go'aay 500 sano kaa hor,Yaa ku yidhii waa dabar go'aan? Maxaysee uu dabar go'een? anigu waxan odhan lahaa nimaankanu haadii ay leeyahiin waxanu nahay kuul care, weligayonaa waanu is ogayn in aanu nahay kuul care, waxa cidii ismaa hortaagii karto oo cidii kamaa xigto Habar yoonis nimad.

Midnaa aan kugu daree magacaa gabooyuhuu waa magaac danwadaageed ee ma'ahaa rag wada dhashay oo isku abtirsada. waa sida qabiilka dirta lagu sheego oo kale waxanaa sameeyey dawladii somaliyeed ee afweyn (kacaankii)

:arrow: Kuul care mid waa lagu diidii kara waa hadii la'yidhaahdo waxad laa dhaqaanteen oo kaa guursateen midgo iyo beelahaa lagaa tirada badanyahay.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by MrPrestige »

all this non sense needs to stop , nobody is joining H.Y or anything we don't want anybody.



Bayaan Ay Soo Saareen 10 Suldaan Oo Ka Mid Ah Beesha H/Yoonis Oo Sheegay In Aanay Jirin Cid Ka Maqan, Ama Beel Cusub Ku Soo Biiraysa Beelweynta H/Yoonis 06 Jan 2010

Hargeysa (OWN)- toban Suldaan oo ka mid ah salaadiinta beesha galbeedka magaalada Burco, ayaa galabta soo saaray bayaan ay ku cadaynayaan in aanay jirin beel cusub oo ku soo biiraysa beeshooda



Bayaankan ay soo saareen Salaadiinta Beesh H/Yoonis waxaa ay ku sheegen in aanay jirin, beel, qoys ama qolo hore uga maqnaa beelaha H/Yoonis ama hada ku so ku soo biiraya.

Mana Jirto cid cusub oo hada loo magac bixinayo ama loo wanqalayo, ama lagu dhexmeedhaamayo magac isir- dhalasho ee beelaha H/Yoonis.


Salaadiinta Bayaankan soo saartay waxaa kala ay kala ahaayeen


1.Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani
2.Suldaan Rashiid Cali Ducaale
3.Suldaan Nuur Faarax Xuseen
4.Suldaan Barre Warsame Shire
5.Suldaan Cabdirahman Cawale
6.Suldaan Aadan Yusuf Suulcayn
7.Suldaan Maxamuud Cabdi Abdullahi
8.Suldaan Cabdirahman Abdullahi Aw Good
9.Suldaan Maxamed Cilmi
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32772
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Khalid Ali »

Bohol iyo karaman wrote:Waxad qirtay inu jiri jirey kuul care uunaa dabar go'aay 500 sano kaa hor,Yaa ku yidhii waa dabar go'aan? Maxaysee uu dabar go'een? anigu waxan odhan lahaa nimaankanu haadii ay leeyahiin waxanu nahay kuul care, weligayonaa waanu is ogayn in aanu nahay kuul care, waxa cidii ismaa hortaagii karto oo cidii kamaa xigto Habar yoonis nimad.

Midnaa aan kugu daree magacaa gabooyuhuu waa magaac danwadaageed ee ma'ahaa rag wada dhashay oo isku abtirsada. waa sida qabiilka dirta lagu sheego oo kale waxanaa sameeyey dawladii somaliyeed ee afweyn (kacaankii)

:arrow: Kuul care mid waa lagu diidii kara waa hadii la'yidhaahdo waxad laa dhaqaanteen oo kaa guursateen midgo iyo beelahaa lagaa tirada badanyahay.


Bohol xata haday ahayeen kuul carehi dabar goo ay waxa isku milmeem midgo wey kala guursadeen dhiigooodii wuu wasakhoobay haday niman habaryoonis oo kuul carre yihin maxay midgaha uga guursadeen bal is weydi ma niman habaryoonis ah haday luman maxay uga guursadeen midgo bal iga jawaan suaasha sxb. damal muse care wa niman habaryoonis ah u mudug daggan oo inaga maqna hasa yeeshe habargedir iyo majeerteen bay kala guursan jiireen.

nimankani inadeer wa midgo shaqo kuma laha habaryoonis ama isaaq toona iyaki xata garaadkoodi aya leh waxanu nahay midgo bal wakaran ninku leh midgaan baan ahay ayaad adna leedahay wa niman habaryoonis ma dhici karto waxan waxa watta suldaan xiiray wana lugu fahmay , imika makahil care nin makahil care ma aragtay adigu degmo ma leeyihin hada lugu yidha makahil care wa nimanka makahil eeh ogaden ad magac iska raacdiid oo wa reerka ogaden eh naga lumay wa habaryoonis waxaasi macquul maha inadeer magac iska ma raaci kartid

wa anigu ku yidha cabdale muse reerka la yidha ee dabar go oay eeh aan maanta noolayn yidha wa reerka samaroon eeh la yidha bah habar muse eeh samaroon ba naga lumay wana cabdalle muse waxasi macquul inadeer maha

Nimankani wa niman midga ah period
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by MrPrestige »

Habar Yoonis wa lo dhashay ee la iska ma Noqdo. Word.

marka aniga waxan dhii laha ninkan Ariintan Waajiga Xuun bilaabay Suldan Xiiray wa ina iisha laga togta ama Xilka Suldanimada laga Qada.


horta Khalid have you noticed how this people Maxamed Barre used the term "Garaad" just like dhulbahante and not suldan like the rest of isaaqs?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32772
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Khalid Ali »

Ducaysane209 wrote:Habar Yoonis wa lo dhashay ee la iska ma Noqdo. Word.

marka aniga waxan dhii laha ninkan Ariintan Waajiga Xuun bilaabay Suldan Xiiray wa ina iisha laga togta ama Xilka Suldanimada laga Qada.


horta Khalid have you noticed how this people Maxamed Barre used the term "Garaad" just like dhulbahante and not suldan like the rest of isaaqs?

yes nimankan wa midgihi dhulbahantaha weyaan dee they are qawsaaradii dhulbahantaha geela uu raaci jiray thats why they have the term garaad.
iidoorku garaad ma leh caaqil iyo suldaan iyo boqor
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by LiQaaye_TDH »

All those names are Duceysane, and his got atleats 5 HJ names as well!
Digdahab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 464
Joined: Thu Oct 15, 2009 1:12 pm

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Digdahab »

duceysane I like you man, you are good lad

but honestly you are destroying this forum with your nicks ....this is really disturbing.
take a rest dude, every thread you enter loses quality these days .
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by Cali_Gaab »

Digdahab wrote:duceysane I like you man, you are good lad

but honestly you are destroying this forum with your nicks ....this is really disturbing.
take a rest dude, every thread you enter loses quality these days .
:lol: :lol: , the kid is hard headed, i've told him that a long time ago.
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by koohi »

HY iyagay u taalaa cidii kusoo biiraysa iyo cidaan kusoo biirayn haday midgo kusoo biirayaan iyo hadii reer ka maqnaa soo ceshanayaan waa wax uyaal waxgaradka iyo saladiinta HY

khalid,
sacad muuse imisa jilib oon ka mid ahayn ayaa kusoo biiray qarniyadii na soo dhaafay
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by LiQaaye_TDH »

Koohi are you HY or Samaroon!?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Siigodheer iyo L@fweyne Somalinet miyuu dhex seexda wayo!

Post by The_Emperior5 »

koohi wrote:HY iyagay u taalaa cidii kusoo biiraysa iyo cidaan kusoo biirayn haday midgo kusoo biirayaan iyo hadii reer ka maqnaa soo ceshanayaan waa wax uyaal waxgaradka iyo saladiinta HY

khalid,
sacad muuse imisa jilib oon ka mid ahayn ayaa kusoo biiray qarniyadii na soo dhaafay

Anaga cidi na nugu ma soo birto sxb sacadmuse walo dhasha
And hadaad keentiid
daarjire wa hayaag dhulbahante they live in arabsiyo
Madigaan wa Dir marna Maraxaan bay sheegteen wagi syaad bare weynala daganyihin
layiil . live with the reer gadiid wa reer dir waanu kala guursana they are not sacadmuse their name is layil, wa inala yaalan. these are all smaller clans live under our protection.


xeebjire ma ogaden ba mise wa samaroon :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”