ASWJ striking hard against UBL's Lackeys
Posted: Mon Jan 11, 2010 11:23 pm
Madaxda Ahlusuna oo xadra ku qabtay Wabxo iyo Warxoolo kadib dagaal culus+Cod
Mogadishu 12 Janaury 2010 Waagacusub Media.
Hogaamiyeyaasha dagaal ee Ahlusuna Wal jameeca ayaa degaanadda Wabxo iyo Warxoolo ku qabtay qasiidooyinka ay qaadaan xilliyadda dagaalka,Dhageyso
Sheekh Cabdi Risaaq Ashcari iyo Sheekh Zeylaci ayaa boqolaal ka tirsan Ciidamadda Ahlusuna u oogay qasiidooyin kadib markii dagaal faraha looga gubtay ay Warxoolo iyo Wabxo kula galeen Maleeshiyadda Al-Shabaab,.
Dagaalka ugu culus wuxuu ka dhacay degaanka Warxoolo oo tira ka sedex jeer ay weerar rogaal celisa ku soo qaadeen Maleeshiyadda Al-Shabaab oo lagu diirtay subaxnimadii hore xilli ay isu diyaarinayeen inay weerar ku qaadaan Guriceel.
Todobo ka tirsan horjoogayaasha Maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa lagu qabtay dagaalka Warxoolo,waxaana kadib dagaalyahanada Ahlusuna weerar ku qaadeen Tuuladda Wabxo oo ay gacan ku heynteeda la wareegeen,
Dagaalka Wabxo ayaan la ogayn khasaarahiisa inta uu dhan yahay hasse yeeshee waxaa lagu wadaa in Maalinta Khamiista lagu kala baxo,Ceelbuur,Buuloburde iyo Maxaas sida ay Waagacusub u sheegeen Saraakiisha Ciidamadda Ahlusuna,
Al-Shabaab dagaalada goboladda dhexe way ku hoobteen hasse yeeshee waxaa muuqato inay dagaal gelinayaan dhalinyaro aysan dhimashadooda ka damqeeyn.
Gudoomiyaha golaha dhaqanka Gobolka Hiiraan Nabadoon Xooshoow ayaa ku baaqay in la garab istaago dagaalka looga sifeeynaa xulufadda Xasan Dahir iyo Khawaarijta AL-SHABAAB,wuxuuna sidoo kale si rasmiya u shaaciyay in Khamiista la qaadayo dagaal uu ku sheegay mid lagu gumaadaa Al-Shabaab ,.