120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Post by sheekh-Farax-zero »

Laascaanood(Jidbaale.com):-Warar Hordhac oo ayaa waxa ay xaqiijiyeen in ay 120 Askari ka soo goosteen malayshiyada Hargeysa ee ku sugan deegaanka Laascaanood ka dib markii uu ku yimi kala jab dhinaca fikirka ah.

Malayshiyadan soo goosatay oo tiradooda lagu sheegay 120 Askari ayaa waxa horkacayey Farxaan Maxashwaan Xirsi Iish iyo Faarax Sabaray , waxayna hadda ku sugan yihiin sida la sheegay duleedka Garoowe, waxayna wataan dhawr tikniko ah , waa markii ugu horaysay muddo sanad iyo dheeraad ah oo ay malayshiyo ka soo goosato maamulka Hargeysa.

Iyada oo ay caado noqotay muddooyinkii ugu danbeeyey in marba malayshiyo dhinac u hayaanto iyaga uu isu weydaaranaya labada maamul ee Hargeysa iyo Garoowe.

Jidbaale.com@gmail.com
(Lascaanod) 14.1-10 Wararka naga soo gaadhaya Caasimada Gobolka Sool Lascaanood ayaa sheegaya in Saraakiisha ugu saraysay maleeshiyada ukala jabay laba Garab oo kala ah........

Sida loo xaqiijyay Widh-widh Online ilaa 120 Askari ayaa ka goostay malayshiyada Hargeysa ee ku sugan deegaanka Laascaanood ka dib markii saraakiisha ugu saraysay maleeshiyadauu ku yimi kala jab dhinaca fikirka..

Sarakiisha horkacaya maleeshiyada waa Farxaan Maxashwaan Xirsi Iish iyo Faarax Sabaray, waxayna hadda ku sugan yihiin sida la sheegay aaga Garoowe, waxayna wataan tikniko badan.
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=1052
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: 120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Post by Siciid85 »

Dont worry 220 will be coming the other way. :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Post by The_Emperior5 »

way yara qado doonteen beri bay hadana soo yaaacii doonan kuwaasi mawqiif ma leh caloooshooda controsha :lol:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: 120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Post by sheekh-Farax-zero »

Qado doonashadu dhibaato weyn bay keeni kartaa,,, Jiritaanka DisneyLand bay khatar ku tahay :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Post by The_Emperior5 »

sheekh-Farax-zero wrote:Qado doonashadu dhibaato weyn bay keeni kartaa,,, Jiritaanka DisneyLand bay khatar ku tahay :lol: :lol:

beri baad maqli iyaku soo dhargay oo hadana ku soo biiray somaliland :lol:
war kuwaasi wa bila qadiyad naffarkoda u daran bari bay isi so xaadiranayan :mrgreen:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: 120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:way yara qado doonteen beri bay hadana soo yaaacii doonan kuwaasi mawqiif ma leh caloooshooda controsha :lol:
true mercenaries :lol: iska daa ha iska soo yar dhargaane
User avatar
suga_delic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1241
Joined: Fri Oct 02, 2009 3:21 pm
Location: UK

Re: 120 Malayshiyo Ka Soo Goostay DisneyLand

Post by suga_delic »

:lol: :lol: :lol: @disneyland.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”