Page 1 of 4
Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to SSC
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:00 pm
by Executive
time to change Shaati again
Ciidankiii Maamulka Riyaale Ee Lascaanood Oo Laba Garab ukala Jabay
News (Lascaanod) 14.1-10 Wararka naga soo gaadhaya Caasimada Gobolka Sool Lascaanood ayaa sheegaya in Saraakiisha ugu saraysay maleeshiyada ukala jabay laba Garab oo kala ah........
Sida loo xaqiijyay Widh-widh Online ilaa 120 Askari ayaa ka goostay malayshiyada Hargeysa ee ku sugan deegaanka Laascaanood ka dib markii saraakiisha ugu saraysay maleeshiyadauu ku yimi kala jab dhinaca fikirka..
Sarakiisha horkacaya maleeshiyada waa Farxaan Maxashwaan Xirsi Iish iyo Faarax Sabaray, waxayna hadda ku sugan yihiin sida la sheegay aaga Garoowe, waxayna wataan tikniko badan.
Kala soco widh widh wixii soo kordha.
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:08 pm
by The_Emperior5
So are they going to attack lascanood.,. hey executive where is xagla toosiye and tell us more about the holhol peace deal. Between salaadiinta beesha
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:10 pm
by Shams al- Dawla
naw!
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:16 pm
by kambuli
Isn't Faarah Sabarey the brother of Cali Sabarey(ku-xigeenka Saleebaan aka Xagla Toosiye)?????
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:18 pm
by The_Emperior5
kambuli wrote:Isn't Faarah Sabarey the brother of Cali Sabarey(ku-xigeenka Saleebaan aka Xagla Toosiye)?????
yes they are the same one was with somaliland then he defected to puntland faraxaasi and his brother is with ssc dawlada wareegaysa waxa laga yaaba walaalki inu u so gallo somaliland wa iska ruwayaad

Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:21 pm
by Shams al- Dawla
Markaad imaan iyo xishood beesho , sidaasad ku dambaysa .
Aar maxa kugu diray abtiyaasha bay deetana i yidhahdaan

Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:32 pm
by Cinque Mtume
Wiilasha casho sharaf haa loo sameeyo caawa.
Welcome home to your family boys.
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:35 pm
by The_Emperior5
Cinque Mtume wrote:Wiilasha casho sharaf haa loo sameeyo caawa.
Welcome home to your family boys.
Als ze hebben uitgegeten ga je ze terugsturen. kunnen ze ontbijten met somaliland de volgende ochtend.

Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:43 pm
by kambuli
Shamso,
Let me say this very straight forward;
Qof aan nasab ahayn ayaa hooyadiis caayi kara. And when I say "'Nasab" maha Somaalidu sidey u taqaan...Nasabnimadu waa kaska, garaadka, xishoodka, caqliga, fekerka iyo iimaanka...
Hadddaad nasab tahay, hooyadaa maalin iyo habeen halkan kamaad caydeen...unless you are sheegato..
Horta gunimada ka bax adigu deedna dad kale wax ka sheeg...
Poeple of Sool have every right to join were they want....so you have to accept that..Who are you to dictate were they are supposed to join? Who are you? Ma aabbahoodaad tahay? Waar balaayo anagaa aragnay

Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:43 pm
by Cinque Mtume
The_Emperior5 wrote:Cinque Mtume wrote:Wiilasha casho sharaf haa loo sameeyo caawa.
Welcome home to your family boys.
Als ze hebben uitgegeten ga je ze terugsturen. kunnen ze ontbijten met somaliland de volgende ochtend.


Het zijn ondankbare kinderen man, je geeft ze eten en schone kleertjes, maar als je ze geen extra zakgeld geeft gaan ze van huis weglopen.
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:50 pm
by The_Emperior5
Het zijn ondankbare kinderen man, je geeft ze eten en schone kleertjes, maar als je ze geen extra zakgeld geeft gaan ze van huis weglopen
Je moet ze goed eten geven ze moeten niks te kort komen , dan kan ik je geranderen dat ze niet weglopen van huis. zij zien het als zo, klein beetje van somaliland eten klein beetje van puntland eten is samen 1 volle bord

Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:51 pm
by Shams al- Dawla
kambuli wrote:Shamso,
Let me say this very straight forward;
Qof aan nasab ahayn ayaa hooyadiis caayi kara. And when I say "'Nasab" maha Somaalidu sidey u taqaan...Nasabnimadu waa kaska, garaadka, xishoodka, caqliga, fekerka iyo iimaanka...
Hadddaad nasab tahay, hooyadaa maalin iyo habeen halkan kamaad caydeen...unless you are sheegato..
Horta gunimada ka bax adigu deedna dad kale wax ka sheeg...
Poeple of Sool have every right to join were they want....so you have to accept that..Who are you to dictate were they are supposed to join? Who are you? Ma aabbahoodaad tahay? Waar balaayo anagaa aragnay

Qudhun waxaad ku tahay oo KOW ah , magac aan kaan la baxay ahayn baad samaysanaysa ..inaan ku jawaabana waad iga sugaysa .
Get out of here naaye , ha ii yeedhan aniga !!
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:55 pm
by Babygirl-
Waar Labada waax isma Dhamaane, aan Danteena Garaano.

Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:55 pm
by The_Emperior5
kambuli wrote:Shamso,
Let me say this very straight forward;
Qof aan nasab ahayn ayaa hooyadiis caayi kara. And when I say "'Nasab" maha Somaalidu sidey u taqaan...Nasabnimadu waa kaska, garaadka, xishoodka, caqliga, fekerka iyo iimaanka...
Hadddaad nasab tahay, hooyadaa maalin iyo habeen halkan kamaad caydeen...unless you are sheegato..
Horta gunimada ka bax adigu deedna dad kale wax ka sheeg...
Poeple of Sool have every right to join were they want....so you have to accept that..Who are you to dictate were they are supposed to join? Who are you? Ma aabbahoodaad tahay? Waar balaayo anagaa aragnay

kambuli what are you talking about shams al dawla waligii hooyadii ma cayin waxaasi wax dhici karta maha sheeko kalle keen meesha ma qof mamadii caya ayaa jira marka naga tag
Shasma al dawla wuxu ka hadlaya siyasad iyo hormarinta ummada somaliland iyo isku duubinida shacabka somaliland.
Re: Ina Sabaray & 120 pro-somaliland soldiers defect to Puntland
Posted: Thu Jan 14, 2010 1:58 pm
by Cinque Mtume