KENYAN POLICE ARREST INNOCENT SHEIKH

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

KENYAN POLICE ARREST INNOCENT SHEIKH

Post by grandpakhalif »

FREE THE SHEIKH YOU MAHARAGO EATERS THESE PEOPLE NEED TO LEAVE OUR SCHOLARS ALONE WITHOUT THEM WHO WILL TEACH KIDS AND TEEN ABOUT THE RELIGION MAY ALLAH SAVE US FROM THE EVIL DOERS IN THIS WORLD TODAY.. AMIIN IF YOU CAN READ AF-SOMALI WRITING THEN READ THE NEWSWararkii ugu dambeeyay ee rabshadaha ka dhacay Masjidka Jamie ee Magaalada Nairobi (DAAWO SAWIRRO)Jimco, January 15, 2010(HOL): Rabashadahan oo gacan ka hadal watay isla markaana dhacay maanta Salaaddii Jimcaha kaddib ayaa wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray waxay shee...aan in dhimasho iyo dhaawac faro badan ay jirto, iyadoo dhimashada ay ku dhowdahay toban ruux, halka dhaawacuna uu tiro badan yahay.Rabshadahan oo ilaa caawa soo gaaray ayaa waxay salka ku hayaan Wadaad dhalashadiisa ka soo jeeddo dalka Jamaica oo lagu magacaabo Shiikh Cabdalla Al-Feysal, kaasi oo ay Dowladda Kenya xabsiga u taxaabtay, iyadoo beryahanba uu socday dadaal ay muslimiinta Kenya ku doonayeen in lagu sii daayo Wadaadkaas, dadaalkaas oo natiijo wax ku ool ah ay ka soo bi
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: KENYAN POLICE ARREST INNOCENT SHEIKH

Post by grandpakhalif »

bixi weysay.Dhimashada iyo dhaawaca rabshadahan ka dhashay ayaa waxay yimaadeen kaddib markii dad badan oo dhalinyaro u badan oo Salaaddii Jimcaha ka soo baxay ay bannaanbax rabshado watay bilaabeen, iyadoo kaddibna ay nawaaxiga Masjidka Jamie ay gaareen ciidamo badan oo kuwa rabshadaha ka hortago ah, kuwaasi oo dadkii banaanbaxayay u isticmaalay rasaas nool nool iyo suntan dadka ka ilmeysiisa.Intii ay rabshadaha socdeen ayaa waxaa dhacay wax muujinaya in xiisadda haddii aan dhaqsi wax looga qaban ay isu rogi karto rabshado-diimeed, waxaana taasi marag muujin u ah in ay ciidamada rabshadaha ka hortaga ay la soo safteen dhalinyarada aan muslimka ahayn ee Kenya, kuwaasi oo dhagaxyo u tuurayay dhinaca dhalinyarada Muslimiinta ee Ciidamada dhagaxyeynayay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”