Page 1 of 2

The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:36 pm
by The_Emperior5
Ahmed Silanyo Oo Si Balaadhan Logu Soo Dhaweeyay Minnesota
January 17th, 2010 Comments Off

(Somaliland.Org Minnesota MN USA) Maanta saacadu markii ahayd 1120 AM wakhtiga Central time ee woqooyiga Maraynkan, ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ee MSP ee Minnesota ka soo degey waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahmed Mohamed Siilaanyo isla markaana ah Musharaxa Madaxweynaha Jamhuuriyada S/land , waftiga waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey boqolaal qof oo ah jaaliyada S/land ee degan Minnesota oo ay horkacayaan gudida iyo taageerayaasha xisbigu , Xubnaha weftigu waxay mid midn u gacan qaadeen dadweynhii tirada badnaa ee ku soo dhoweeyey garoonka markaa ka dib waxaa loo gudbiyey waftiga Hotelka Hilton ee ku yaal badhtamaha magaalada Minneapolis oo ay ku sugnaan doonaan inta ay joogaan Minnesota.

Galabta Saacadu markay tahay 4: 00 galabnimo waftigu waxay kala qayb geliyaan Jaaliyada S/land ee Minnesota iyo madax ka tirsan Gobolka Minnesota kulan isugu jira soo dhoweyn iyo xog waran oo ka dhici doona Hilton Hotel Minneapolis

Image

Xubnaha weftiga gudoomiyuhu hogaaminayo waxaa ka mid ah Dr. Maxamed Cabdilah Cumar oo ah xoghaya arimaha dibeda ee Cisbiga Kulmiye iyo marwo Amina Weris oo ah marwada Gudoomiyaha iyo Husein Abdi Duale oo ah Gudoomiyaha woqooyiga America oo waftiga kaga soo biiray Washington DC.

Wixii warar ah ee ka soo kordha booqashada waftiga inta ay joogaan Minnesota waxaanu idinla soo socodsiin doonaa saacadaha soo socda

Saeed Suleiman
Guul iyo Gobanimo

Somaliland.ORG
Minnesota MN USA

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:39 pm
by Pirate Nayaa
Image

^^^^^
all ugly. r they all HJ? :roll:

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:41 pm
by The_Emperior5
Pirate Nayaa wrote:Image

^^^^^
all ugly. r they all HJ? :roll:

i dunnow really ,i know there is one habarawal the short bald guy :lol:

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:41 pm
by Goljano Lion
Pirate Nayaa wrote:Image

^^^^^
all ugly. r they all HJ? :roll:
Haye xamari, faqash girl
ma taasaad keentay

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:44 pm
by The_Emperior5
Goljano inadeer there are mor pics on flickr can u get them
are u going if i was in america waan tagii laha. to bad Silanyo never comes holland. marku london yimi waan tagay. faisal cali waraaba belgium joogay he is comming some where next week in holland kaasan soo yara dhagaysan :mrgreen:

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:46 pm
by shaamboo
The_Emperior5 wrote:Ahmed Silanyo Oo Si Balaadhan Logu Soo Dhaweeyay Minnesota
January 17th, 2010 Comments Off

(Somaliland.Org Minnesota MN USA) Maanta saacadu markii ahayd 1120 AM wakhtiga Central time ee woqooyiga Maraynkan, ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ee MSP ee Minnesota ka soo degey waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahmed Mohamed Siilaanyo isla markaana ah Musharaxa Madaxweynaha Jamhuuriyada S/land , waftiga waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey boqolaal qof oo ah jaaliyada S/land ee degan Minnesota oo ay horkacayaan gudida iyo taageerayaasha xisbigu , Xubnaha weftigu waxay mid midn u gacan qaadeen dadweynhii tirada badnaa ee ku soo dhoweeyey garoonka markaa ka dib waxaa loo gudbiyey waftiga Hotelka Hilton ee ku yaal badhtamaha magaalada Minneapolis oo ay ku sugnaan doonaan inta ay joogaan Minnesota.

Galabta Saacadu markay tahay 4: 00 galabnimo waftigu waxay kala qayb geliyaan Jaaliyada S/land ee Minnesota iyo madax ka tirsan Gobolka Minnesota kulan isugu jira soo dhoweyn iyo xog waran oo ka dhici doona Hilton Hotel Minneapolis

Image

Xubnaha weftiga gudoomiyuhu hogaaminayo waxaa ka mid ah Dr. Maxamed Cabdilah Cumar oo ah xoghaya arimaha dibeda ee Cisbiga Kulmiye iyo marwo Amina Weris oo ah marwada Gudoomiyaha iyo Husein Abdi Duale oo ah Gudoomiyaha woqooyiga America oo waftiga kaga soo biiray Washington DC.

Wixii warar ah ee ka soo kordha booqashada waftiga inta ay joogaan Minnesota waxaanu idinla soo socodsiin doonaa saacadaha soo socda

Saeed Suleiman
Guul iyo Gobanimo

Somaliland.ORG
Minnesota MN USA

ALa Diana iyo qaldaan chicks maxaa kala haysta?? weji faanto gacmo cooko colo

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:48 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Goljano inadeer there are mor pics on flickr can u get them
are u going if i was in america waan tagii laha. to bad Silanyo never comes holland. marku london yimi waan tagay. faisal cali waraaba belgium joogay he is comming some where next week in holland kaasan soo yara dhagaysan :mrgreen:
waryaa, I live in California and going to Minneapolis is like going to London.. i will get back to you , am watching New york vs San Diago a very close game

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:49 pm
by The_Emperior5
oke bro have fun :lol:

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 7:55 pm
by abdalla11
Where is the real gangsta...nobody cares about siilanyo :lol:

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 8:03 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:oke bro have fun :lol:

at this moment, in down town Minneapolis Hilton, Si-laanyo is briefing Somaliland community and his supporters

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Sun Jan 17, 2010 8:07 pm
by Ganjaweed
shaamboo wrote:

ALa Diana iyo qaldaan chicks maxaa kala haysta?? weji faanto gacmo cooko colo
Pirate Nayaa wrote:Image

^^^^^
all ugly. r they all HJ? :roll:
Bal edabdarodooda eega. Maxaa idinka galey dadkan? Maxaad u caayeysaan? Allah yahdiik :down: .

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Mon Jan 18, 2010 2:25 am
by Goljano Lion
Image
Image

H-jeclo Minneapolis crew

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Mon Jan 18, 2010 2:27 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Image

the nigga on the left is HJ :lol: :lol: :lol: :up:

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Mon Jan 18, 2010 2:29 am
by Goljano Lion
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:the 1 on the left is HJ :lol: :lol: :lol: :up:
all of them are H-jeclo except the one with bidaarta :lol:

Re: The leader is in Minnesota pics

Posted: Mon Jan 18, 2010 2:32 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Goljano Lion wrote:
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:the 1 on the left is HJ :lol: :lol: :lol: :up:
all of them are H-jeclo except the one with bidaarta :lol:

which 1 :lol: :lol: :lol: