no visa for cawil

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

no visa for cawil

Post by The_Emperior5 »

Wasiir Cawil Oo Loo Diiday Fiisihii Dalka Maraykanka

Wasiir Cawil Oo Loo Diiday Fiisihii Dalka Maraykanka


Hargeysa January 17, 2010 (Somaliland.Org) Wasiirka maaliyadda ee Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa la sheegay in safaaradii Maraykan ee Ethiopia u diiday fiisahii Maraykan oo uu ka dalbaday intii uu halkaa joogay.

Safarkan uu Wasiirku hore ugu kicintimay Ethiopia, ayaa ahaa mid gabi ahaanba laga qariyay saxaafada dalka. Isla markaana aanay war u hayn masuuliyiin badan oo iyagu ka tirsan xukumada Riyaale. Hadaba shabakada Somaliland.Org ayaa waxaa ay xogag ay ka heshay Ethiopia u xaqiijiyeen in Wasiir Xuseen Cali Ducaale uu dalbaday mudadii uu halkaa joogay fiisaha dalka Maraykanka, waxaana la sheegay in fiisahaa loo diiday Wasiirka. Inkasta oo aan cadeen sababta loogu diiday Wasiirka fiisaha.

Socdaalka safarka Cawil ee hore ugu tagay Addis, ayaa dad badani waxa ay la xidhiidhinayaan mid lagu raadraacayo safarkii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Silanyo dhawaan ugu kicintimay Maraykanka.

Dhinaca kale, Ahmed Silanyo ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda la kulmo saraakiil sar sare, oo ka socda Wasaarada Difaaca ee Maraykanka, iyaga oo ka wada hadli doona xaalada siyaasadeed ee Geeska, waana markii gu horeesay ee Xisbi Mucaarid ihi la kulmo masuuliyiin sarsare, oo iyagu ka tirsan dalka Maraykanka.

Somaliland.Org

Hargeisa, Somaliland
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: no visa for cawil

Post by Goljano Lion »

:lol: :lol: emperor Kulmiye afhayeenkooda Holland ha kuu doortaan.......dayuuus i like your title, no visa for cawil waxaan maqli jiray hebel visihii baa loo diiday :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: no visa for cawil

Post by The_Emperior5 »

loool i am very close to muse bixi i have his email he said if silanyo becomes president i can be safiirka somaliland oo fadhiya Holland :lol: :lol: waan la dhuuqaya :mrgreen: :up:

yawle wont like this jaariydi riyaale cawil no visa for him :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: no visa for cawil

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:loool i am very close to muse bixi i have his email he said if silanyo becomes president i can be safiirka somaliland oo fadhiya Holland :lol: :lol: waan la dhuuqaya :mrgreen: :up:

yawle wont like this jaariydi riyaale cawil no visa for him :lol:
:lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: no visa for cawil

Post by Siciid85 »

Good I dont like that bastard. :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”