K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by The_Emperior5 »

SDWO (Hargeisa 18/01/2010) Fananka weyn ee caanka ka noqday aduunka dacaladiisa K'naan Warsame ayaa dhowaan booqasho ku yimid Somaliland. K'nan waa fanan intabadan ku heesa afka ingiriisida heesahiisana laga daawado TV yada caalamiga ah sida janalka u gaarka ah music ga ee MTV.



Image

K'nan wax kale oo uu aad u sii caanbaxay ka dib markii loo doortay inuu qaado heesta furitaanka koobka kubada cagta ee aduunka ee ka dhicidoona dalka South Africa bisha June ee sanadkan 2010ka.

Image

Knan waa fanaan aad u dayar oo ah 31 jir hadana noqday fanaan caalamka aad looga qadariyo, waxaanu aad uu sii caanbixidoona marka aduunka dacaladiisa ti toos ah (live) looga daawado maalinta furitaanka koobka aduunka iyo heestiisa furitaanka xafalada. K'nan wuxuu ku dhashay magaalada muqdisho isagoo dugsiga sare aan weli dhamaysana waxa dhacay dagaaladii sokeeye ka dibna ay hooyadii u soo kaxaaysay dalka Canada oo uu hada deganyahay kana soo caanbaxay.



Image

Hadaba K'nan markii uu dalka yimid ee uu ka soo degay Hargeysa waxa uu aad uga helay nabadgelayada iyo kala danbynta ka jirta Somaliland, isagoo aad u xiiseyay mudadii labada wiig ahaa ee uu dalka ku sugnaa isagoo booqday goobo kala duwan oo ay ka mid yahiin goobta dalxiiska ee Laas geel ee u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera. Waxa kale uu uu booqday Geed Deeble oo uu ku duubay film ka hadlaya hidaha iyo dhaqanka Somalida oo si qurxbadan loogu duubay goobtaas oo ay kala qaybqaataan dhalinyarada hidaha iyo dhaqanka ee Hargeysa. Fanaanka waxa la socday koox ajaanib ah oo u qaabilsanaa duubida filmada intuu somaliland ku suganayahay.

Image


Al-Fanan K'nan waxa uu la kulmay madax sarsare ee Somaliland iyo fananiin iyo abwaano caan ah oo uu ka mid yahay Abwaan Hadraawi, sida ka muuqata sawirkan hoose.

Image

K'nan waxa kale oo u ku caanbaxay sida uu sida badheedhka ah uu uga hadlo TV yada caalamiga sida CNN, CBC, BBC iyo Al-jazeera uuna sheego sida uu uga xunyahay bililiqada lagu hayo kaluunka ku jira bada Somaliya iyo wasakhda hadhaaga wershedaha kiimikada ee lagu daadiyo Somaliya badeeda iyadoo wejikale loo yeelayo oo laga dhigayo in lala dagaalamayo budhcadbadeed.


Image

Fanan K'naan ayaa xidhnaa dharka hidaha iyo dhaqanka sida labadii go,o ee cadcadaa iyo isagoo sitay ushii iyo saqaftii qoriga ahayd ee marka lagu feedho madaxa la sudhanjiray. Waxa la filyaa inuu film aad u qurxooni halkaas ka soo bixidoono sida la iskula helay hablahii iyo inamadii oo dharkii hidaha iyo dhaqanka ku lebisan iyo dhulka qurxoon ee Geed Deeble.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by The_Emperior5 »

Image

Image

Image
TATI
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2126
Joined: Mon Dec 28, 2009 10:00 pm
Location: fishikta ameleeeey

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by TATI »

is he somalian? i don't listen to his music much
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Goljano Lion »

An honest question, waryaa emperor, i know cagdheertu and Co iyo isaaqu sidaas bay u la bistaann, when it comes hido iyo dhaqan. kolkaa Hutuguna ma sidaas oo kale bay u labistaan mise wey ka duwanyihiin
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Keyse_0208 »

Great photos :up: :up: looks like homeboy is having a good time
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by The_Emperior5 »

TATI wrote:is he somalian? i don't listen to his music much

i dont know what somalian is but he is somali :lol:
Firewall
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1863
Joined: Mon Jan 12, 2009 3:32 pm

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Firewall »

gor ma somalida guroxdi katag tay?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Voltage »

Is there a video?
TATI
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2126
Joined: Mon Dec 28, 2009 10:00 pm
Location: fishikta ameleeeey

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by TATI »

omg really he is! I NEVER KNEW THAT.....I GOTTA GO BE HIS GROUPIE
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Goljano Lion »

Voltage wrote:Is there a video?
yeah, but MTV wont let you see even if you requested
User avatar
Jamac_Yare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6098
Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Jamac_Yare »

finnaly he combed his hair :up: :up:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Hyperactive »

mashallah back home dadku wey ba dalalayan.
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by BaasAbuur »

Goljano Lion wrote:An honest question, waryaa emperor, i know cagdheertu and Co iyo isaaqu sidaas bay u la bistaann, when it comes hido iyo dhaqan. kolkaa Hutuguna ma sidaas oo kale bay u labistaan mise wey ka duwanyihiin
Jaahilnimo.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Goljano Lion »

hyperactive wrote:mashallah back home dadku wey ba dalalayan.
:lol: :lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: K naan doing hido iyo dhaqan back home pics

Post by Goljano Lion »

BaasAbuur wrote:
Goljano Lion wrote:An honest question, waryaa emperor, i know cagdheertu and Co iyo isaaqu sidaas bay u la bistaann, when it comes hido iyo dhaqan. kolkaa Hutuguna ma sidaas oo kale bay u labistaan mise wey ka duwanyihiin
Jaahilnimo.
BaasAbuur, that was an honest question waryaa, nothing personal but i heard in the south , their Hido iyo dhaqan dress is different than this
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”