Ogadenka kale waan aqaan laakin adiga ninyaho yaa ka tahay. Ma Mohamed Zubeyr baa tahay mise qolo kale.
Aqoon badan ayaad u leedahay dhulka. Ma dhawaan ayaa ka timid carada?
ina aaden bal so gal
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: ina aaden bal so gal
coolp reer zuberbaan ahay
dhulkiina fasax 1-3 bilood ayaan dhawr jeer u tagay oy iigu danbaysay
2006
2001
1999
dhulkiina fasax 1-3 bilood ayaan dhawr jeer u tagay oy iigu danbaysay
2006
2001
1999
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: ina aaden bal so gal
ina aadan nin tariq badan hayo
PS: im going this yeah inshallah


PS: im going this yeah inshallah

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: ina aaden bal so gal
goorma aynu isku lug tarsaneeQueen_Arawello wrote:ina aadan nin tariq badan hayo![]()
![]()
PS: im going this yeah inshallah
anigu waxaan socdaa bisha 6 inasha alaah
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: ina aaden bal so gal
gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: ina aaden bal so gal
Ismaba argnee xageed nagu colaadinCoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: ina aaden bal so gal
Mohamed Zubeyr waa kuwa la dejiyey Afmadow iyo agaarkeeda. Talhe ayee degaan ahaan la wadaagan. Colaada kuwi ka huriyey Juboyinka waa Mohamed Zubeyr. Inkasto aan ahay Rer Mudug, waxaan qabaa in dhibka Darod ey yihin 3 jilibood.ina aadan wrote:Ismaba argnee xageed nagu colaadinCoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
Rer Diniga Marehan, Mohamed Zubeyr ee Ogaden iyo Mohamud Saleban ee Majertenka. Inta kale waa dad nabadoon ma garatay.
Maad hogaanka ku wareejisin Awlyahan. Kuwaas ayaa la fahmi kara
-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: ina aaden bal so gal
Maxamud Subeeyr Miyaa la dejiyay Afmadow iyo Waamo,Mise Weerarkii Aan Banka Qoraxey iyo Tayin iyo Goglo kasoo qaaday, Yey Faraskeygu Afdhuubleyntii ku galeen Waamo iyo Afmadow oon kugu dul qabsaday.CoolPoisons wrote:Mohamed Zubeyr waa kuwa la dejiyey Afmadow iyo agaarkeeda. Talhe ayee degaan ahaan la wadaagan. Colaada kuwi ka huriyey Juboyinka waa Mohamed Zubeyr. Inkasto aan ahay Rer Mudug, waxaan qabaa in dhibka Darod ey yihin 3 jilibood.ina aadan wrote:Ismaba argnee xageed nagu colaadinCoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
Rer Diniga Marehan, Mohamed Zubeyr ee Ogaden iyo Mohamud Saleban ee Majertenka. Inta kale waa dad nabadoon ma garatay.
Maad hogaanka ku wareejisin Awlyahan. Kuwaas ayaa la fahmi kara
Gabayadii Miyaadan heynin-. Jiilalkan ruuga ah waxaan raari ugu guuray / Een romosho doogowday iyo Roob la sugi Waayay , ee uu tiriyay Axmed Ugaas Magan Ugaas Warfaa Labo Qarni Ka hor.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: ina aaden bal so gal
adigu ogaadeen yaad ka tahay xaajiCoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1959 Views
-
Last post by Basra-
-
- 23 Replies
- 2061 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 42 Replies
- 8649 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 4 Replies
- 745 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 3 Replies
- 712 Views
-
Last post by bashe19
-
- 12 Replies
- 1006 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 435 Views
-
Last post by bashe19