Page 1 of 1
ina aaden bal so gal
Posted: Mon Jan 18, 2010 4:44 am
by CoolPoisons
Ogadenka kale waan aqaan laakin adiga ninyaho yaa ka tahay. Ma Mohamed Zubeyr baa tahay mise qolo kale.
Aqoon badan ayaad u leedahay dhulka. Ma dhawaan ayaa ka timid carada?
Re: ina aaden bal so gal
Posted: Mon Jan 18, 2010 5:00 am
by ina aadan
coolp reer zuberbaan ahay
dhulkiina fasax 1-3 bilood ayaan dhawr jeer u tagay oy iigu danbaysay
2006
2001
1999
Re: ina aaden bal so gal
Posted: Mon Jan 18, 2010 5:06 am
by Queen_Arawello
ina aadan nin tariq badan hayo
PS: im going this yeah inshallah

Re: ina aaden bal so gal
Posted: Mon Jan 18, 2010 5:14 am
by ina aadan
Queen_Arawello wrote:ina aadan nin tariq badan hayo
PS: im going this yeah inshallah

goorma aynu isku lug tarsanee
anigu waxaan socdaa bisha 6 inasha alaah
Re: ina aaden bal so gal
Posted: Tue Jan 19, 2010 5:00 am
by CoolPoisons
gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
Re: ina aaden bal so gal
Posted: Tue Jan 19, 2010 5:56 am
by ina aadan
CoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
Ismaba argnee xageed nagu colaadin
Re: ina aaden bal so gal
Posted: Tue Jan 19, 2010 6:07 am
by CoolPoisons
ina aadan wrote:CoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
Ismaba argnee xageed nagu colaadin
Mohamed Zubeyr waa kuwa la dejiyey Afmadow iyo agaarkeeda. Talhe ayee degaan ahaan la wadaagan. Colaada kuwi ka huriyey Juboyinka waa Mohamed Zubeyr. Inkasto aan ahay Rer Mudug, waxaan qabaa in dhibka Darod ey yihin 3 jilibood.
Rer Diniga Marehan, Mohamed Zubeyr ee Ogaden iyo Mohamud Saleban ee Majertenka. Inta kale waa dad nabadoon ma garatay.
Maad hogaanka ku wareejisin Awlyahan. Kuwaas ayaa la fahmi kara
Re: ina aaden bal so gal
Posted: Tue Jan 19, 2010 8:40 am
by Faarax-Caytame
CoolPoisons wrote:ina aadan wrote:CoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
Ismaba argnee xageed nagu colaadin
Mohamed Zubeyr waa kuwa la dejiyey Afmadow iyo agaarkeeda. Talhe ayee degaan ahaan la wadaagan. Colaada kuwi ka huriyey Juboyinka waa Mohamed Zubeyr. Inkasto aan ahay Rer Mudug, waxaan qabaa in dhibka Darod ey yihin 3 jilibood.
Rer Diniga Marehan, Mohamed Zubeyr ee Ogaden iyo Mohamud Saleban ee Majertenka. Inta kale waa dad nabadoon ma garatay.
Maad hogaanka ku wareejisin Awlyahan. Kuwaas ayaa la fahmi kara
Maxamud Subeeyr Miyaa la dejiyay Afmadow iyo Waamo,Mise Weerarkii Aan Banka Qoraxey iyo Tayin iyo Goglo kasoo qaaday, Yey Faraskeygu Afdhuubleyntii ku galeen Waamo iyo Afmadow oon kugu dul qabsaday.
Gabayadii Miyaadan heynin-. Jiilalkan ruuga ah waxaan raari ugu guuray / Een romosho doogowday iyo Roob la sugi Waayay , ee uu tiriyay Axmed Ugaas Magan Ugaas Warfaa Labo Qarni Ka hor.
Re: ina aaden bal so gal
Posted: Tue Jan 19, 2010 10:02 am
by hargaysaay
CoolPoisons wrote:gartay ninyaho inkasto Mohamed Zubeyrka xoola yar mucaarad ku ahay laakin madaame Queen Arawelo ey ka dhashatay, mawqiifka ayaa jicleeyey
adigu ogaadeen yaad ka tahay xaaji