Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Gumeystihii hore ee somaliya waxaa shaqadiisa u fududeeyay dabadhilifkii u shaqeen jiray ee nala dhashay ama isku isimka aheen.Gumeystaha waxuu aad ugu xeeldheera kala geenta shacabka somaliyeed asagoo istimaalaayo wadankasto uu ku heli karo taageerayaal asaga danahiisa uu ku meeleesto.Mogadishu ciidamada britishka waxaa ka joogey 80 ciidan iyo 200 somali ah oo ayaga u shaqeen jirtay. Shaqada uu somaliga inta badan uu qaban jiray ma aheen inuu wax xisaabiyo, ama lacag u aruuriyo ciidamada britishka, laakiin waxey aheed inuu usoo dilo somali kale ee kasoo horjeedo joogitaanka ciidamada shiisheeye. Maxaa ku kalifay qofka somaliga inuu dabadhilif u noqdo cadowga wadankiisa ayaad isweediin kartaa. Dabadhilifka ehel iyo nolol iyo ilaah waxaa u ah calooshiisaas uu xamaalo maalinkasto iyo lacagta yar ee ku dhima ah ee siiyaan gumeystaha dhowrkii usbuuc mar.
Dabadhilifka wadankasto dhib ayuu ee keenaa laakiin somaliya ayagaaba maamulo oo maamulka guud ee wadanka kacanta ee ku hayaan. Dabadhilifka waa dhulka gariiriyayaasha ibniaadamka. Dhulgariir ayee ku ridin magaalo madaxda somaliya mogadishu. qiyaastii 7.8 camal ayee gaarsiiyeen somaliya.
Dabadhilifka waxaa soo tababaray britishka iyo talyaaniga intii dhulka heeysteen. waxaana la baray habka wax loo dhaco iyo qiyaanada in laga dhigto nolol maalmeed.
Dabadhilifka waxaa laga hor tagi waa in la qaato sharciga joogtada ah(permanent law)which is islamic law or the law that can not be changed.
Dabadhilifka waa cudur iyo dhibaato joogta ah oo loogu bixi karo dadaal iyo in la raaco sharciga u yaala wadanka ee dhibaateenayaan.