Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by Bohol iyo karaman »

"Cabdillaahi Yusuf been buu iga sheegay. Anigu maan aaminsnayn goosiga iyo gooni-isutaagga JSL waqtigii halganka SNM aan madaxda ka ahaa ee waxaaan aaminsanaa nidaamka Federaalka, sidaas oo aan xataa qoraal ku bixiyay :o ". Siilaanyo.

Guji liinka mareegta hoose in aad dhegasato warkan noociisa ah oo maqal ah.

http://hadhwanaagmedia.info/audio/Siilaanyonasir.mp3
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by The_Emperior5 »

Bohol iyo karaman wrote:"Cabdillaahi Yusuf been buu iga sheegay. Anigu maan aaminsnayn goosiga iyo gooni-isutaagga JSL waqtigii halganka SNM aan madaxda ka ahaa ee waxaaan aaminsanaa nidaamka Federaalka, sidaas oo aan xataa qoraal ku bixiyay :o ". Siilaanyo.

Guji liinka mareegta hoose in aad dhegasato warkan noociisa ah oo maqal ah.

http://hadhwanaagmedia.info/audio/Siilaanyonasir.mp3
wa runtii dee
big deal snm ma aminsanayn waagi halganka inay somaliland gooni isutageeda la so noqotto
wa wax ku yimi marki dalka la xoreyey halkan ka dawo Muj xassan ciise jamac oo ka hadlaya
I know udub wants to describe silanyo as a somaliweyn supporter but he is not



halka ka dawo.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by Cali_Gaab »

I don't see anything wrong with that statement. You however, always tend look for potential potholes that reinforces your political stance.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by Bohol iyo karaman »

homelesska bantaa dhaafaysa,

SNMtii dhabta ahayd weligeedbaa dhab bay kaa ahayd gooni isutaagaa somaliland
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by Cali_Gaab »

Ok.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by The_Emperior5 »

Bohol iyo karaman wrote:homelesska bantaa dhaafaysa,

SNMtii dhabta ahayd weligeedbaa dhab bay kaa ahayd gooni isutaagaa somaliland

Abdiraxmaan tuur ma snmti dbabtu aha waaaki somalilandti u ku dhawaaqay duhur cad , isaga cararay? :lol: atleast silanyo marki lugu dhawaaqay somaliland 1991 wu joogay ila yawma al hatha wa ka jooga
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by Bohol iyo karaman »

former president C/raxmaan Axmed Cali iyo siilaanyo labo lays barbar dhigii karo maa ahaa sinaabaa. Cabdiraxmaan was father of somaliland, waa gudoomiyihii xoreeyeey somaliland waa aabihii ku dhawaaqay gooni isu taagaa somaliland, siilaanyo warkiisaa wan maqaalaa waa cudurkaa somaliland ku dhex jiraa ee somaliland horumarkaa lagaadhi la'dahay.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by Cali_Gaab »

:lol: , waa ruuntaa. Qof arliga ba ayuu ka cararay, kii kale nah Hargeisa ayuu jooga. Qof xisbi ayuu leeyahay oo dawladda meesha fadhida ba iska ilaaliyaan, kii kale na waa la aasay. Isku miid maaha waa ruuntaa.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by The_Emperior5 »

Bohol iyo karaman wrote:former president C/raxmaan Axmed Cali iyo siilaanyo labo lays barbar dhigii karo maa ahaa sinaabaa. Cabdiraxmaan was father of somaliland, waa gudoomiyihii xoreeyeey somaliland waa aabihii ku dhawaaqay gooni isu taagaa somaliland, siilaanyo warkiisaa wan maqaalaa waa cudurkaa somaliland ku dhex jiraa ee somaliland horumarkaa lagaadhi la'dahay.
Silanyo snm chairmanki ugu muddada weyne xilka hayey ilahay raali ha ka noqdo. Maanta wa nimanki ugu cusla eeh mujaheedinti snm ka hadhay When cigaal was elected for president 1993 sidan ugu farxay waan oga inu somaliland meel ka soo saarii laha
Silanyo maalinta la doortana sida oo kale ayaan ugu farxaya sabbab waxan ogahay inu somaliland cirka geyn doonoHormar iyo barwaaqo.

Aaabihi ku dhawaaqay somaliland sooki xammar ku danbeyey?
Silanyo oo looga eexday 2003 dooarashi isago badieyey ayuu samray ayuu yidhi anigu dalkayga ka tagi mayo gobonimo you know why because he cares about somaliland.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by LiQaaye_TDH »

Waxani waa ciyaal... SNM inay dalka Gooni uu Sameysato waxa lagu Dhawaaqay 1991 in Burco, Intaas Kas Hor waxa laga Dagaalamayay Dowlada Somllia Xaq darrada!
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Dhagayso waxa ilahay kaa yeedhsiiyeey siilaanyo!

Post by Dhaga Bacayl »

Siilaanyo is correct.


In that interview, Yey was exaggerating his dedication of Somali liberator. The SNM administration knew way from the beginning that Yey wasn’t serious about his new sovereignty quest. He was rather an Ethiopian puppet who was only formed the SSDF out of greed. That was later proven when he was imprisoned by Migeste.

In that regard, the SNM didn’t want to have anything to do with him and his rebel group.


To make a long story short, the initial SNM plan wasn’t to divide the country. Somaliland declared its independence in May, almost 5 months after Siyad Bare was ousted. The SNM waited Aydiid and the USC to form joint venture government with the SNM or at least have a talk with them. For some reason the SNM request wasn’t granted and Somaliland was born. The best decision made yet!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”