"Cabdillaahi Yusuf been buu iga sheegay. Anigu maan aaminsnayn goosiga iyo gooni-isutaagga JSL waqtigii halganka SNM aan madaxda ka ahaa ee waxaaan aaminsanaa nidaamka Federaalka, sidaas oo aan xataa qoraal ku bixiyay ". Siilaanyo.
Bohol iyo karaman wrote:"Cabdillaahi Yusuf been buu iga sheegay. Anigu maan aaminsnayn goosiga iyo gooni-isutaagga JSL waqtigii halganka SNM aan madaxda ka ahaa ee waxaaan aaminsanaa nidaamka Federaalka, sidaas oo aan xataa qoraal ku bixiyay ". Siilaanyo.
wa runtii dee
big deal snm ma aminsanayn waagi halganka inay somaliland gooni isutageeda la so noqotto
wa wax ku yimi marki dalka la xoreyey halkan ka dawo Muj xassan ciise jamac oo ka hadlaya
I know udub wants to describe silanyo as a somaliweyn supporter but he is not
Abdiraxmaan tuur ma snmti dbabtu aha waaaki somalilandti u ku dhawaaqay duhur cad , isaga cararay? atleast silanyo marki lugu dhawaaqay somaliland 1991 wu joogay ila yawma al hatha wa ka jooga
former president C/raxmaan Axmed Cali iyo siilaanyo labo lays barbar dhigii karo maa ahaa sinaabaa. Cabdiraxmaan was father of somaliland, waa gudoomiyihii xoreeyeey somaliland waa aabihii ku dhawaaqay gooni isu taagaa somaliland, siilaanyo warkiisaa wan maqaalaa waa cudurkaa somaliland ku dhex jiraa ee somaliland horumarkaa lagaadhi la'dahay.
, waa ruuntaa. Qof arliga ba ayuu ka cararay, kii kale nah Hargeisa ayuu jooga. Qof xisbi ayuu leeyahay oo dawladda meesha fadhida ba iska ilaaliyaan, kii kale na waa la aasay. Isku miid maaha waa ruuntaa.
Bohol iyo karaman wrote:former president C/raxmaan Axmed Cali iyo siilaanyo labo lays barbar dhigii karo maa ahaa sinaabaa. Cabdiraxmaan was father of somaliland, waa gudoomiyihii xoreeyeey somaliland waa aabihii ku dhawaaqay gooni isu taagaa somaliland, siilaanyo warkiisaa wan maqaalaa waa cudurkaa somaliland ku dhex jiraa ee somaliland horumarkaa lagaadhi la'dahay.
Silanyo snm chairmanki ugu muddada weyne xilka hayey ilahay raali ha ka noqdo. Maanta wa nimanki ugu cusla eeh mujaheedinti snm ka hadhay When cigaal was elected for president 1993 sidan ugu farxay waan oga inu somaliland meel ka soo saarii laha
Silanyo maalinta la doortana sida oo kale ayaan ugu farxaya sabbab waxan ogahay inu somaliland cirka geyn doonoHormar iyo barwaaqo.
Aaabihi ku dhawaaqay somaliland sooki xammar ku danbeyey?
Silanyo oo looga eexday 2003 dooarashi isago badieyey ayuu samray ayuu yidhi anigu dalkayga ka tagi mayo gobonimo you know why because he cares about somaliland.
Waxani waa ciyaal... SNM inay dalka Gooni uu Sameysato waxa lagu Dhawaaqay 1991 in Burco, Intaas Kas Hor waxa laga Dagaalamayay Dowlada Somllia Xaq darrada!
In that interview, Yey was exaggerating his dedication of Somali liberator. The SNM administration knew way from the beginning that Yey wasn’t serious about his new sovereignty quest. He was rather an Ethiopian puppet who was only formed the SSDF out of greed. That was later proven when he was imprisoned by Migeste.
In that regard, the SNM didn’t want to have anything to do with him and his rebel group.
To make a long story short, the initial SNM plan wasn’t to divide the country. Somaliland declared its independence in May, almost 5 months after Siyad Bare was ousted. The SNM waited Aydiid and the USC to form joint venture government with the SNM or at least have a talk with them. For some reason the SNM request wasn’t granted and Somaliland was born. The best decision made yet!