Jamac wu baxaay
waa khair
Laakinsi Jamac maan uu iimaan
Abdi, ciyarta igada wakhti kuuma hayo
- mar dhambey, Teleefoon ee dir oo ila qaad ballan
-Hada laakin wa iska caadi.
Sheeko muhiim ban ku haya
Shaaxa laso caraar
...caadi iska dhig...
... iyo take idh easy.
shaaxa xawaash ku dar
wayahay. sonkorta ku buuxinaya
waxaan maqlay adiga iyo Jamac wa isku xanaqteen.
wa saax
caruurta ma jeceshahay?
Caruur ah?
Haa caruur yaar yaar
Hmm..Haa. waan jeclaan laha hadii jariyad la jogto
Fariid.. aniga waxaan donaya lix
Jamac maar dhow bu sonoqonaya
Kaalay, kaalay
Fadhiiso
Jamac aad ku walatay
Naa fadhiiso. ma ku cunayo
Okay, sheekado wa sidaa
Waxan ka imi miyaga. waan granaya.
bila waxbarasho aan ahay..
laakin wa iska okay.
Waxaan aqaana istreetka, iyo
waxaan aqaana xawaaladaha igu wayne.
Hadaan helo gabar ficaan,
waax ee jojinaya ba iska yar
Samada baan tagaya
Anyway...
Waxaan ku sheegi laha:
Waan ka helay.
Indhahayga maalinti kowaad ee ku arkayn
baan ka helay.
waxaan yidhi, "waa libaxad"
" ana iska leh."
Anyway...
...waxan donaya in aan ku guursado.
waxan raba in aad noqotid ciyaal kaygi hoyadod
Ma aniga? Adiga ku guursada?
Haa heey.
Abdi, niinkaygi Jamac na?
Jamac maxaad ku samaynaysa?
Jamac haka warwarin, okay?
way uu dhamatay
Adiga ka fikir, okay?
Waxaan donaya inad sifiican ka fikirtid.
Aniga wan baxaay. Salam calykum

http://www.startrekdb.se/multimedia/bil ... tinued.jpg

