Page 1 of 1

My riwaayad

Posted: Tue Jan 19, 2010 9:12 pm
by military-mind
Hallow, salam calykum


Jamac wu baxaay


waa khair


Laakinsi Jamac maan uu iimaan



Abdi, ciyarta igada wakhti kuuma hayo



- mar dhambey, Teleefoon ee dir oo ila qaad ballan

-Hada laakin wa iska caadi.



Sheeko muhiim ban ku haya

Shaaxa laso caraar

...caadi iska dhig...

... iyo take idh easy.

shaaxa xawaash ku dar

wayahay. sonkorta ku buuxinaya

waxaan maqlay adiga iyo Jamac wa isku xanaqteen.

wa saax

caruurta ma jeceshahay?

Caruur ah?

Haa caruur yaar yaar

Hmm..Haa. waan jeclaan laha hadii jariyad la jogto


Fariid.. aniga waxaan donaya lix

Jamac maar dhow bu sonoqonaya

Kaalay, kaalay

Fadhiiso

Jamac aad ku walatay

Naa fadhiiso. ma ku cunayo



Okay, sheekado wa sidaa


Waxan ka imi miyaga. waan granaya.


bila waxbarasho aan ahay..

laakin wa iska okay.


Waxaan aqaana istreetka, iyo
waxaan aqaana xawaaladaha igu wayne.


Hadaan helo gabar ficaan,
waax ee jojinaya ba iska yar


Samada baan tagaya



Anyway...



Waxaan ku sheegi laha:


Waan ka helay.


Indhahayga maalinti kowaad ee ku arkayn
baan ka helay.



waxaan yidhi, "waa libaxad"

" ana iska leh."


Anyway...


...waxan donaya in aan ku guursado.


waxan raba in aad noqotid ciyaal kaygi hoyadod




Ma aniga? Adiga ku guursada?



Haa heey.



Abdi, niinkaygi Jamac na?


Jamac maxaad ku samaynaysa?


Jamac haka warwarin, okay?
way uu dhamatay


Adiga ka fikir, okay?

Waxaan donaya inad sifiican ka fikirtid.


Aniga wan baxaay. Salam calykum

Image

8-) :? :mrgreen: :up:
http://www.startrekdb.se/multimedia/bil ... tinued.jpg

Re: My riwaayad

Posted: Wed Jan 20, 2010 2:18 pm
by military-mind
:cry:

Re: My riwaayad

Posted: Wed Jan 20, 2010 2:26 pm
by Keyse_0208
waryaahe, waxani waa maxay, waad dhacdey saxiib, 3/10 ayaan ku siinayaa for effor, and 1/10 for sheekada .

Re: My riwaayad

Posted: Sun Jun 12, 2011 8:42 pm
by military-mind
arr nigis kaga waas.. hater foqal hater batahay

1/10 you mad inaadeer.. read it again :lol:

Re: My riwaayad

Posted: Sun Jun 12, 2011 8:48 pm
by Kukri
mosquito mind...wale heblaayo was right when she called you that :lol:

Re: My riwaayad

Posted: Sun Jun 12, 2011 8:49 pm
by TheblueNwhite
Keyse_0208 wrote:waryaahe, waxani waa maxay, waad dhacdey saxiib, 3/10 ayaan ku siinayaa for effor, and 1/10 for sheekada .
:down: boriiiiiiiiiiing riwaayad.

Re: My riwaayad

Posted: Sun Jun 12, 2011 8:55 pm
by ToughGong
Military sxb, your best line in this post was
Read it again
:lol: :lol:

Re: My riwaayad

Posted: Sun Jun 12, 2011 9:01 pm
by military-mind
Kukri wrote:mosquito mind...wale heblaayo was right when she called you that :lol:
xamariga, sorry i didnt put any abayo iyo aboowe in it :lol:

seemeyer, Did you read it again :lol:

anyway you guys wouldnt understand..waxan wa romantic sheeko

Re: My riwaayad

Posted: Sun Jun 12, 2011 9:03 pm
by Rightwing
Waar ma xabeeb baad leedahay? waa maxay SHAAX? :?

Re: My riwaayad

Posted: Sun Jun 12, 2011 9:08 pm
by ToughGong
military-mind wrote:
seemeyer, Did you read it again :lol:

Yes I did sxb and it's even worse second time :down: :twisted:

Re: My riwaayad

Posted: Mon Jun 13, 2011 12:44 am
by Kukri
military-mind wrote:
anyway you guys wouldnt understand..waxan wa romantic sheeko
:lol: :lol: :lol: @waxan wa romantic sheeko :lol: :lol:

Re: My riwaayad

Posted: Mon Jun 13, 2011 4:14 am
by HELWAA
Kukri wrote:mosquito mind...wale heblaayo was right when she called you that :lol:

:lol: :lol: :lol:

Image

Re: My riwaayad

Posted: Mon Jun 13, 2011 7:45 am
by Kukri
HELWAA wrote:
Kukri wrote:mosquito mind...wale heblaayo was right when she called you that :lol:

:lol: :lol: :lol:

Image
:lol:

Re: My riwaayad

Posted: Mon Jun 13, 2011 8:13 am
by Skippa
this leaves a lot to be desired brother :lol:

Re: My riwaayad

Posted: Mon Jun 13, 2011 10:24 am
by 1_londoner
:lol: :lol: :lol: Rubbish.

Looooooooooool@ MosquitoMind.