Page 1 of 1

Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 4:03 am
by CoolPoisons
Kenya:Xildhibaanada Soomaalida qaxotinimo ha isu dhiibaano ama hanaga baxaano !

Kenya ayaa digniin iyo baaq waji gabaxnimo ah u dirtay xildhibaanada Soomaalida ah ee ku sugan dalkeeda kuwaas oo haatan qaar ku xiran xabsiyada Kenya qaarna hoteelada ku dhuumaaleysanaya.

Wasiirka Socdaalka dalka Kenya Otieno Kajwang oo maanta wareysi siiyey BBC-da ayaa ku booriyey xildhibaanada iyo wasiirada dowlada TFG ee jooga Nairobi in ay iska dhiibaan xerooyinka qaxootiga Dhadhaab iyo Ifo ee Kenya hadii kalana ay dalkooda ku laabtan si ay u dhisaan.


Wuxuu ku eedeeyey mudanayaasha KMG ah in ay Nairobi u joogaan sidii ay ukala fur furi lahaayeen dowlada ay Kenya dhistay ee Federaalka KMG ah taasoo ay Kenya sheegtay in ay si aad ah uga xanuun saneyso.

Arrintani waxay ka dembeysay laba maalmood oo mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya iyo siyaasiyiin kaleba laga qabqabanayay Kenya.

Xalay oo u dambeysay waxaa la xiray Ismaaciill Buubbaa oo hore u noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda ee TFG iyo weliba Ra'iisal Wasaare xigeen.

Kenya waxaa ku sugan siyaasiyiin fara badan oo Soomaaliyeed oo qaarkood ay hawlo siyaasiyadeed oo ka dhan ah dowladda ay ku jiraan qaar kalena ay yihiin dad ka soo cararay colaadda Soomaaliya.

Re: Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 4:03 am
by CoolPoisons
Somalida wax jira maba ahan. look how the Kenyans are treating us.

Re: Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 4:05 am
by Advo
That's wassup......how u gonna run a country from another country? They should all be jailed and gang raped as I see it.

Re: Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 4:22 am
by nomadicwarlord
Any parliamentarian and Minister that is skeptical and fearful of the situation in Mogadishu then they are not worthy of the position given to them. A Baghdad like Green Zone needs to be established in the capital to ensure the safety of these sissy officials.

Re: Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 4:27 am
by ina aadan
Hala xidhaatidhiye hala kufsado kuligood oon dumarku ku jirin
ma qab-qablaa faaidale

Re: Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 5:39 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Advo wrote:That's wassup......how u gonna run a country from another country? They should all be jailed and gang raped as I see it.

lol!! :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 7:10 am
by Paddington Bear
:mrgreen: :mrgreen:

Re: Kenya:xildibanada need to register as refugees or get out

Posted: Wed Jan 20, 2010 8:50 am
by Ganjaweed
Useless B*stards. :down: