Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Marka hore wan idin salaamay akhyaartaa reer somalinet dhamaantiin,
Afeef naxli malahaa su'aashanu waa aqoon kororsii.
waxan Jecelahay mantaa inaan xooga aqoon kororsi ah sameeyo oo aan ogaado iyamaa badan labaad reer ee kala ah Sacad Muuse Iyo Habar Jeclo?
Mahadsanidiin

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Why dont you first answer this Question, Who is Larger Garxajis or Sacad Muse? Because in the last Vote Registration Arapsiyo District had 2 Times more people then Oodweyne District?
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Somaliland population estimation in 1951
Sa'ad Muuse= 100,000
All Habar Habuush= 100,000
Xigasho = http://muse.jhu.edu/journals/northeast_ ... hammed.pdf
Sa'ad Muuse= 100,000
All Habar Habuush= 100,000
Xigasho = http://muse.jhu.edu/journals/northeast_ ... hammed.pdf
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/ ... /index.htm
Mohamed Abokor+ Cumar Jibril = 60.000+40.000= 100.000
While Muse Abokor who is Larger is Missing!+ Samane Abokor, and im not even gonna mention Sanbuur-Cibraan etc...

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
habarjeclo is larger taa murran ba kama jiro
eventhough sacadmuse is 70% of habarawal.
Siidan baynu u simanahay
Awal
habarjeclo.
Garxajis
its like saying who is larger Muse Abokor or Habarawal. wax shaqo isku leh ba maha.
eventhough sacadmuse is 70% of habarawal.
Siidan baynu u simanahay
Awal
habarjeclo.
Garxajis
its like saying who is larger Muse Abokor or Habarawal. wax shaqo isku leh ba maha.
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Dadbay meeli bugtaa, adigaa markasta cudur baa ku hayaa, kamaa xumii hadii sacad muuse ka bato Gadhxajis laakiinse adigaa waxa kugu dhacay cudur aad kaa qabto tiradaadaa iyo naftaada, Isaaqnaa waa is yaqaan anigu waxan keliyaa oo idin waydiiyeey su'aal, hadii aad kaa jawaabi karto kaa jawaab hadii kale leave it for the other people to answer it. waxan cadaymo uu hayaa in sacad muuse kaa badan yahay habar xabuusho dhaan.
-
Lord Diplock
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Only God knows, no census, no idea.....probably Sacad Muuse, population of Somaliland is big in the west, Hargeysa, Gabiley region. Why cant u ask the qabil experts? Xplaya, where is he these days?
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Habr Toljaala Mohd Abokor 60,000
Habr Toljaala Musa Abokor 40,000
Habr Toljaala Musa Abokor 40,000
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Bohol iyo karaman wrote:Dadbay meeli bugtaa, adigaa markasta cudur baa ku hayaa, kamaa xumii hadii sacad muuse ka bato Gadhxajis laakiinse adigaa waxa kugu dhacay cudur aad kaa qabto tiradaadaa iyo naftaada, Isaaqnaa waa is yaqaan anigu waxan keliyaa oo idin waydiiyeey su'aal, hadii aad kaa jawaabi karto kaa jawaab hadii kale leave it for the other people to answer it. waxan cadaymo uu hayaa in sacad muuse kaa badan yahay habar xabuusho dhaan.
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Doorashadii Baarlamaanka
S. Muuse 112,155
H. Jeclo 115,011
Xigasho iyo Cadaayn = http://www.somalilandlaw.com/APD_election_report06.pdf
S. Muuse 112,155
H. Jeclo 115,011
Xigasho iyo Cadaayn = http://www.somalilandlaw.com/APD_election_report06.pdf
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Doorashadi Barlamanka where Ciidagle only got 2 while Arab who is smaller got 5?
-
Lord Diplock
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
LiQaaye_TDH wrote:Doorashadi Barlamanka where Ciidagle only got 2 while Arab who is smaller got 5?
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
LiQaaye_TDH wrote:
Doorashadi Barlamanka where Ciidagle only got 2 while Arab who is smaller got 5?
It get's worse Ciise Muuse got 7 seats
I think Ciidagale fell back to 1 seat last election
- rich-boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1635
- Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
- Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
how is that worse ?Digdahab wrote:LiQaaye_TDH wrote:
Doorashadi Barlamanka where Ciidagle only got 2 while Arab who is smaller got 5?
It get's worse Ciise Muuse got 7 seats![]()
![]()
I think Ciidagale fell back to 1 seat last election
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?
Waxba been ha isu sheegina e sidan ayaa loo kala badanyahay,
1. Habar Yoonis
2. Sacad Muuse
3. ciidagale
4. Arab
5. Habar Jeclo
6. Ciise Muuse
Habar Jeclo tuulo yar oo Caynaba la yidhaahdo iyo laba xaafadood oo bariga burco ku yaal ayay adduunka dhan ka degaan.Habar Yoonis 5 gobol oo weliba intaba majority ka yihiin ayay degaan somaliland ka degaan, Itoobiyana 3 gobol ayay ka degaan markaasay u maleeyaan inay tiro badanyihiin.Hadda waa Habar Yoonis oo hal reer keliya ah iyaguna waa 5 reer oo Isaaqa oo is urursaday.Ciidagale iyo Habar Yoonis oo Garxajis ah oo isku aabo ah ayaan isa sheegan markay tarmeen oo ciidaa ka bateen, iyaguna 5 reer oo Isaaq uun ah ayay isku bahaysteen ileen waa intii ugu laangaabsanayde

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 684 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 9 Replies
- 1085 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 6 Replies
- 1592 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 1 Replies
- 1235 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 20 Replies
- 9658 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 66 Replies
- 5013 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 920 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 9 Replies
- 1634 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 7 Replies
- 1835 Views
-
Last post by Somalistan