Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Wefti uu hogaaminayo Suldaan Ismaaciil Nuur Wacays (Qudde)- Suldaanka Cusub ee beesha Basanbuur (W. Biciide, HJ) ayaa shalay si aad u balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalo-madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Waxa suldaanka iyo weftigiisa meel magaalada u jirta tobaneeyo kilo meter kaga hortegey dadweyne iyo gaadiid aad u tira badan oo ay ka mid yihiin madax-dhaqameedka Gobolka sanaag, masuuliyiin iyo weliba dadweyne kale.
Suldaanka ayaa lagu soo wareejiyey magaalada ceerigaabo iyada oo ay dadweyne xad-dhaaf ahi hareeraha wadooyinka caleemo qoyan u lulayeen iyaga oo ku dhawaaqayey ereyo ay ku muujinayaa taageerada iyo soo dhawaynta Suldaanka. Aakhirkiina waxa la dejiyey guri loosii diyaariyey oo ku yaala dhinaca Galbeed ee magaalada.
Suldaanka oo u muuqday inuu kalsooni badan ka haysto dadka shacabka ah ayaa aad ugu mahad-naqay dad-weynihii soo dhaweeyey, wuxuuna balan qaaday inuu si siman ugu adeegi doono guud ahaan bulshada Gobolka Sanaag.
Waxa sidoo kale xusid mudan in Suldan Qudde maalintii doraad sidaa si la mid ah loogu soo dhaweeyey degmooyinka Gar-adag, Ceel-afweyn iyo weliba degaanada Kalshiikh iyo Yufle oo uu habeen hore ku dhaxay, isaga oo kasoo kicitimay magaalada Hargeysa.
Ugu dambayntii waxa maalmaha fooda inagu soo haya Suldaanka si buuxda lagu Caleema saari doona deegaanka Yufle.

Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
and all of then were made with in the last 7 months and most are pro udub....divide and rule in motion
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Horta magaaladan ceergabo, every month ma waxaa lagu caleema saree Suldaan Cusub, meeshu suldaano badanaa
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Goljano Lion wrote:Horta magaaladan ceergabo, every month ma waxaa lagu caleema saree Suldaan Cusub, meeshu suldaano badanaa
70% of ceerigabo dadku wa salaadiin

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
You guys are right, its like competion who has the most suldaans> within the Last couple of months there was 5 new suldaans introduced
and all of them are uselss...

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Rightiwn im surprised your still not crowned Suldaanka Guud ee Biciide? whats taking so long?
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
LiQaaye_TDH wrote:Rightiwn im surprised your still not crowned Suldaanka Guud ee Biciide? whats taking so long?
War sxb Biciide hates me cuz I am a liberal for some conservatives.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Waaba la ilbaxay markaasRightwing wrote:![]()
some of those new suldans were former "Kaari, Xamaal, Hilible, Dhuxule and kirishboy" Waryaa ilaahay yaqaanoa? Maalin dhowna waxaynu maqli doonaa naag baa caano lagu shubay

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Voltage wrote:Waaba la ilbaxay markaasRightwing wrote:![]()
some of those new suldans were former "Kaari, Xamaal, Hilible, Dhuxule and kirishboy" Waryaa ilaahay yaqaanoa? Maalin dhowna waxaynu maqli doonaa naag baa caano lagu shubay
![]()
Maya sxb my people needs infrastructure such as schools and hospitals not usless Suldans

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Naag Suldan ah is an evolution of Somali culture and I await to see that day. 

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Voltage wrote:Naag Suldan ah is an evolution of Somali culture and I await to see that day.
I can't imagine to see first female president or first female Suldan.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
are you crazy that is not even in our religion, one time around 2002 ar 2003 habar jeclo women announced her self as the queen of women and you know what happened she was attacked badly by media and by every oneVoltage wrote:Naag Suldan ah is an evolution of Somali culture and I await to see that day.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
hargaysaay wrote:are you crazy that is not even in our religion, one time around 2002 ar 2003 habar jeclo women announced her self as the queen of women and you know what happened she was attacked badly by media and by every oneVoltage wrote:Naag Suldan ah is an evolution of Somali culture and I await to see that day.
hargaysaay
Can you cite any hadith supporting your point? secondly are you dude or chick sxb adoo raali ah?
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Biciide (Muse Abokor) Make their 6th Suldaan
Tell that to your grandma's saggy titshargaysaay wrote:are you crazy that is not even in our religion, one time around 2002 ar 2003 habar jeclo women announced her self as the queen of women and you know what happened she was attacked badly by media and by every oneVoltage wrote:Naag Suldan ah is an evolution of Somali culture and I await to see that day.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 73 Replies
- 5840 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 26 Replies
- 4945 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 0 Replies
- 948 Views
-
Last post by Suldaan_JC
-
- 3 Replies
- 1055 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 7 Replies
- 1074 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 13 Replies
- 1938 Views
-
Last post by Ceelafweyn
-
- 0 Replies
- 542 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 12 Replies
- 2186 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 59 Replies
- 3518 Views
-
Last post by hargaysaay