Page 1 of 2
Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 1:47 pm
by The_Emperior5
War Deg Deg ah Ciidanka qaranka Somaliland ayaa waxa galeen holhol iyadoo saaka ay ka anbabaxeen Gobolka sool
Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waxay gaadheen hohol oo ka tirsan gobolka sool halkaas oo in dhawaydba ay isku urursanayeen odayaal u dhashay gobolka sool
Ciidamada amaanka ee Somaliland ayaa saaka amar lagu siiyaay in ay u ruqaan sadaan dhinaca holhol waxaana wararku sheegayaan in hada ay lawareegeen guud ahaanba holhol halkaasi oo ay ku sugnaayeen odayashaasi.
Gudoomiyaha gobolka sool faarax askar Xuseen ayaa isagu hada ku sugan holhol,mar aan khadka telphoneka kula xidhiidnay wariye ku sugan halkaasi ayaa waxaa uu noo xaqiijiyay In Ay ku sugan yihiin cidamada qaranka somlailand.
Waxaa kale oo wararku sheegayaan in ay ciidamada qaranka Somaliland ay la wareegeen degmada Tukaraq oo ay hore u joogeen ciidamo ka tirsan maamulka puntaland.
Wixii wara ee ka soo kordha kala soco shabakada holhol news
holhol.net
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 1:48 pm
by The_Emperior5
i am loving this

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 1:57 pm
by Keyse_0208
What i dont get is when they say "
waxaana wararku sheegayaan in hada ay lawareegeen guud ahaanba holhol halkaasi oo ay ku sugnaayeen odayashaasi." does this mean markey galaan bey la wareegaan tuulada, markey ka baxaana cidkalaa la wareegta, its some funny shit

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 2:07 pm
by Yiroowe
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 2:16 pm
by hargaysaay
dhulbahante iyo warsangali aabahood ha lagu waso(they are tiny infection on isaaqs skin as faysal cali waraabe said)
you now isaaq are good and civilized if we were like the hutus minority of dhulbahante and warsangeli would not have said a world so what Iam uggesting is let us exterminate those two jebertis from the map of somaliland
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 2:59 pm
by The_Emperior5
Wel keyse 22 january the Dhulbahante garaads where holding a shir in holhol Degaan it’s a small town in eastern sool. The somaliland army never reached there , the people who live there kama badna 200 qoff. So tagisteedu wax weyn ba ma ahayn but because 2 days ago they where holding a shir there and all the senior garaads where there. Ciidanka qarranka Somaliland aya tagay Amaanka sugay ,. Sii fiican na shirka ula socda si ana wax lid ku ahayn Somaliland meesha laga ga hadlin. Garadadi meesha ku shiirayey aya lugu yidhi ku noqda lascanood iyo buhoodle wey diideen they sais shirkanu dhamaysanayana. Somaliland army chief said wayahay dhamaysta laakin magaalada kama bixi kartan then one garaad said war puntland baanu ka shiireyney siidanu uga sii saarno bariga sool. Looooool
Hargeysay war adigu naga tag niyo ma dad shacab ah iyo caruur iyo dumar iyaad rabta inad wax yeeshid war naga tag Shacab masaakin ah Ciidanka Somaliland waxba ma yeesho. Get the hell out of here. Gobto don’t hurt innocent civilians and people.
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 3:00 pm
by yunis09
^^^sounds like nick griffin,
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 3:11 pm
by The_Emperior5
Isimada SSC oo ku sugan Holhol iyo ciidanka Somaliland oo ku xeeran kuna amray inaysan ka bixin.
Warkii 24-Jan-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa saaka gaadhay Tuulooyinka Holhol iyo Tukaraq ciidanka Qaranka Somaliland kuwaas oo saaka hiirtii waabari ka dhaqaaqay magaalada Laascaanood kuwaas oo u ruqaansaday jiida barri ee Gobolka Sool iyadoo ciidamadu ay gaadheen tuulooyinka Holhol iyo Tukaraq.
Ciidamada ayaan wax dagaal ah kala kulmin deegaanada ay saaka gaadheen ee jiida hore ee Gobolka Sool iyagoo hadda ku sugan tuulooyinka Holhol iyo Tukaraq iyagoo tuulooyinka hareereheeda ka samaystay fadhiisimo ciidan halkaas oo ay saraakiisha ciidanka qaranka ee ku sugan ay xuseen inay si rasmi ah u tageen.
Kadib tagi taankii ciidanka qaranka Somaliland ay halkaasi gaadheen ayaa waxa ay shir ay wada qaateen Isimada SSC ee halkaasi ku sugan marka laga reebo Garaad Jaamac Garaad Cali iyagoo ka wada hadlay shirka ay Isimadu ay ka wadeen halkaasi taas oo saraakiishu ay ku tilmaameenm inuu ahaa shir looga tashanay sidii wax lagu yeeli lahaa Somaliland taas oo ay xuseen haddii uusan ahayn in lagu qabsan kari lahaa magaalada Laascaanood.
Isimada SSC ayaa waxa ay saraakiisha Somaliland ee gaadhay tuulada Holhol waxa ay ku amreen inay uso raacaan magaalada Laascaanood taas oo ay ka diideen Isimada SSC ayna xuseen inaysan tagayn taas oo markii danbe isimada ay ku amreen saraakiisha Somaliland inaysan ka bixi karin magaalada Holhol ilaa amar danbe oo kasoo baxay magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland.
Hadaba tuulooyinka Holhol iyo Tukaraq ayaa waxa ay ahaayeen kuwo cid la\' ah oo ay ka baxeen shacabkii halkaasi daganaa intoo badan iyadoo tuulada Holhol ay caawa usoo hoydeen Isimada SSC marka laga reebo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku sugan tuulada Saaxdheer iyo ciidanka Somaliland ee halkaasi gaadhay.
Afnugaal News Desk
info@afnugaal.com
looooooooooooooooooooooool
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 3:18 pm
by The_Emperior5
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 4:50 pm
by Yiroowe
Waa talaabo wax ku ool ah waananu soo dhawaynaynaa.

Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 7:29 pm
by GENERAL_SNM
I dont understand the need for a, use of Somaliland army, and b, to give the impression its the SL army attacking peasent Dhullos. It gives them uneccessary importance when it seems the whole of Isaaq through the SL Amy are ganging up on a single qabil. In single sub tribe of HJ or HY would be enough to see these light weights capitulate.
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 7:36 pm
by The_Emperior5
GENERAL_SNM wrote:I dont understand the need for a, use of Somaliland army, and b, to give the impression its the SL army attacking peasent Dhullos. It gives them uneccessary importance when it seems the whole of Isaaq through the SL Amy are ganging up on a single qabil. In single sub tribe of HJ or HY would be enough to see these light weights capitulate.
Well general the era of Hawya lay hawyalay Geela ka so dhaca Reerka dariskina iyo dhulka is over. Meeshan Ciidanki qarranka maraya. Oo waxa dadka la gaadhsinaya Mamuulka Somaliland garaadaduna haday ka shirayaan wax ku lid ah somaliland. Dee wa inay ciidanku qarranku meesha marro. Dhulbahante just need to surrender peacefully its better for them.
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 7:52 pm
by GENERAL_SNM
The_Emperior5 wrote:GENERAL_SNM wrote:I dont understand the need for a, use of Somaliland army, and b, to give the impression its the SL army attacking peasent Dhullos. It gives them uneccessary importance when it seems the whole of Isaaq through the SL Amy are ganging up on a single qabil. In single sub tribe of HJ or HY would be enough to see these light weights capitulate.
Well general the era of Hawya lay hawyalay Geela ka so dhaca Reerka dariskina iyo dhulka is over. Meeshan Ciidanki qarranka maraya. Oo waxa dadka la gaadhsinaya Mamuulka Somaliland garaadaduna haday ka shirayaan wax ku lid ah somaliland. Dee wa inay ciidanku qarranku meesha marro. Dhulbahante just need to surrender peacefully its better for them.
↲I would loose respect for them if they ''just surrended'' and it will never going to happen. Thinks dont happen like that in that region its a winner takes it all attitude. Nobody surrenders they are defeated by greater force. Dont assume your dealing with miskiin gudabersi who pride themselves on how many books they've read.
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 7:57 pm
by The_Emperior5
I am not impressed really lascanood was captured in like what 30 minutes By ciidanka qarranka, Well nimankan Quus bay taganyihin.they have nothing left lascanood in the hands of somaliland. And they around the outskirts and their supreme leader garaad jamac cant visit it ma surrender ba u hadhay?Nimanka
Re: Dhulbahante garaads flee Holhol Degaan
Posted: Sun Jan 24, 2010 7:58 pm
by Goljano Lion
GENERAL_SNM wrote:The_Emperior5 wrote:GENERAL_SNM wrote:I dont understand the need for a, use of Somaliland army, and b, to give the impression its the SL army attacking peasent Dhullos. It gives them uneccessary importance when it seems the whole of Isaaq through the SL Amy are ganging up on a single qabil. In single sub tribe of HJ or HY would be enough to see these light weights capitulate.
Well general the era of Hawya lay hawyalay Geela ka so dhaca Reerka dariskina iyo dhulka is over. Meeshan Ciidanki qarranka maraya. Oo waxa dadka la gaadhsinaya Mamuulka Somaliland garaadaduna haday ka shirayaan wax ku lid ah somaliland. Dee wa inay ciidanku qarranku meesha marro. Dhulbahante just need to surrender peacefully its better for them.
↲I would loose respect for them if they ''just surrended'' and it will never going to happen. Thinks dont happen like that in that region its a winner takes it all attitude. Nobody surrenders they are defeated by greater force. Dont assume your dealing with miskiin gudabersi who pride themselves on how many books they've read.

are you saying they r savages like wild animals and have to tamed like one