Somaliland politics markaan arkay, waxay ii ahayd aniga yididiilo iyo farxad oo waxaan islahaa dhalinyaro taf ah ayaa meesha joogtee, fikrado la wadaag.
laakiin waxaa ayaan darro noqotay markaan arkay, meel horibble ah oo qabyaalad ka socoto!
Niman yahow miyaydaan horta wax isku falayn, intaad qabyaaladda iska dhaaftaan maxaad si xilkasnimo iyo muwaadin nimo ku jirto
fikradaha isu dhaafsan weydeeen? Anigu intii aan halakn idinla joogay waxaan ka yaabanaa sidaas isu bah dilaysaan iyo midi midi ku taagta meesha ka socota!
Waxaa aad iiga yaabiyay markaan arkay dhalin yarada kale ee idinla midkaa ee aan iyagu reer somaliland ahayn, isma caayayaan laakiin si wanaagsan bay fikradaha isu dhaafsanayaan! waxa meesha isku caaya ee laga dhex faa'idays taaba waa idinka uun,
waar wax isku fala niman waaweyn baad tihiine, oo magaca duriyadda ha bah dilina, miyaanay horta in yaroo fakaraysaana idinku jirin!
Waxaan talo idiinku soo jeedinayaa, intiina wax fahmaysa, Reer sh. Isxaaq oo dhan waa ummad tola oo nasaba waxayna idinka mudan yihiin karaamo iyo sharaf, wax kastaba sameeya oo bal niman yahow qabyaaladdaa inaga xakameeyo.
''DUGSI MA LEH QABYAALADDI WAXAY DUMISO MOOYAANE'' Timacadde
Tallo iyo Guubaabin ku socota Reer Sh. Isxaaq
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Tallo iyo Guubaabin ku socota Reer Sh. Isxaaq
Hey Yiroowe. Guess what, Iv been to Yiroowe. 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Tallo iyo Guubaabin ku socota Reer Sh. Isxaaq
yiroowe wabala bangereye 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 403 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 15 Replies
- 1158 Views
-
Last post by Kees70
-
- 2 Replies
- 390 Views
-
Last post by Naaima
-
- 24 Replies
- 1538 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 37 Replies
- 3309 Views
-
Last post by yunis09
-
- 18 Replies
- 1480 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 45 Replies
- 3032 Views
-
Last post by ChiefAaqil