Page 1 of 1

Dhulbahante Garaads under sieged in HolHol!

Posted: Tue Jan 26, 2010 2:37 am
by Siciid85
:D

Stripped them butt naked and whip their ass til it turns gray. :D

Re: Dhulbahante Garaads under sieged in HolHol!

Posted: Tue Jan 26, 2010 3:14 am
by ina aadan
Laascaanood:-Warar naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegay in Saraakiil iyo

siyaasiyiin ka soo jeeda degaanka SSC kana mid ah Maamulka S/lland ay gareen degaanka HOlHOL oo ay ku sugan yihiin inta badan Isimada iyo Garaadadda SSC.

Masuuliyiinta gaarayey degaanka HolHOL oo ay ku sugan yihiin Isimada iyo Garaadadda SSC ayaa waxaa horkacaya

gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baar lamaanka S/lland Baasha Maxamed Cade,Wasiiru dowlaha Waxbarashada Maxamuud

Garaad Maxamed (Qawdhagayste),Wasiirka horumarinta iyo reer miiga Xayraan Hagar, iyo Maxamed Cabdi Xaabsade.