In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Keyse_0208 »

Hargeysa (Somalilandpress)- ciidamada Booliska Gobolka Sool ayaa maanta xabsiga u taxaabay dad ka badan 40 Ruux, kuwaas oo la sheegay in xadhigoodu ka dambeeyay qarax miino oo shalay ka dhacay magaalada Laascaanood, kaasoo ay ku naf-waayeen Laba Askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Laascaanood, Laba kalena ay ku dhaawacmeen.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca ciidanka Booliska gobolka Sool oo la xidhiidha qabqabashada dadkan, hase yeeshee sida ay tibaaxeen ilo xog-ogaal ah oo u dhuun-daloola qabqabashada dadkan waxa la sheegay in dadka la qabqabtay yihiiin dad badankoodu ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya, isla-markaana u badan dad muruq-maal ah oo ka xoogsada shaqooyinka yar yar ee ay ka midka yihiin Alxanka, Biro-laabista, Jaajuur samaynta, Baalashaynta Kabaha iyo dhismaha Guryaha. kuwaas oo lala xidhiidhiyay inay farsamo ahaan ku lug leeyihiin samaynta aaladaha loo adeegsaday qaraxyadii isdaba jooga ahaa ee ka dhacay magaalada Laascaanood.

Dhinaca kale, Miino la mid ah kuwii loo isticmaalay qaraxyadii hore oo saaka lagu arkay goob ku dhow guriga uu degan yahay Maayarka magaalada Laascaanood ayaa markii dambe la waayay.

Sida ay noo sheegeen goob-joogayaal ku sugan magaalada Laascaanood, waxa la sheegay in Maayarka magaalada Laascaanood oo miinadaas gurigiisa la hor-dhigay uu ciidamada Booliska ka dalbaday inay ka hor-qaadaan miinada gurigiisa la hor-dhigay, taasoo ciidamadu ku gacan saydheen, iyada oo sida la sheegay diidmada ciidamada ku diideen codsiga Maayarku la xidhiidho tuhun la xidhiidha Maayarka oo ka mid ah dadka looga shaki qabo inay ku lug leeyihiin dhacdooyinka dilalka qarsoodiga iyo qaraxyada ah ee beryahan dambe ka socday magaalada Laascaanood.

Warku waxa uu intaa ku daray in gebi ahaanba miinadaas la waayay, iyada oo aan cida qaadayna la ogayn. Talaabadaasi waxay noqotay mid sii badhitaartay tuhunadii hore looga qabay maayarka \laascaanood.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by The_Emperior5 »

Amaanka la sugaya :up: :sland:
wa ammar hargeysa ka yimi
By mudane Saqadhi dubad taliyaha booliiska Somaliland

Image
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Keyse_0208 »

SOMALILAND: Forces place 12 Dhulbahante tribal leaders under house arrest

LAS ANOD (Somalilandpress) — Twelve traditional tribal chiefs from the Dhulbhante clan have been placed under house arrest by Somaliland forces in the town of Holhol.

In total, 14 tribal chiefs, known as Garaad or Isimo were expected to hold a political round-table discussions in the town of Holhol in the district of Huddun of Sool region, about 220km north of Las Anod on Sunday. The main focus of the Garaado Confederacy was to implement and establish a committee who would carry out attacks against Somaliland forces including political assassinations, remote bombing and creating unrest in the region. The conference was a follow up to a conference that was held in Nairobi early this year which was designed to create instability in the region.

According to sources, the tribal leaders originally wanted to host the conference in the neighbouring semi-autonomous region of Puntland but leaders from that region blocked the meeting.

On Sunday morning, the tribal chiefs led by Garaad Jama Garaad Ali, traveled across the border to hold the conference inside Somaliland. Somaliland intelligence who received information before hand, notified the military, about midday, Somaliland forces surrounded and arrested all tribal leaders except two who escaped in a car including the chairman of the conference Garaad Jama Garaad Ali.

Somaliland forces have reportedly given them 24 hours to denounce violence against Somaliland forces and acts of terrorism.

It is believed that the Garaad leaders were behind recent blasts and attacks in the town of Las Anod which killed a number of Somaliland policemen and military officers. Most of these blasts are often being financed by Dhulbahante clan-men in the Diaspora.

The dhulbahante clan which mainly inhabits in the Sool region is divided between Somaliland and Puntland, many are still loyal to clan affiliation and consider themselves part of Puntland and the Harti-Darood brotherhood. While many see themselves as Somalilanders and believe the development of the region is better off under Somaliland.

Right: Garaad Jama Garaad Ismael & Garaad Abdisalam

During the Nairobi conference, the Garaad leaders urged their supporters to kill Somaliland forces and leaders in the region by any means necessary and they have vowed to disrupt democratic institutions in the region including elections.

No one knows what the forces will do with the tribal leaders but they remain under house arrest.

Somaliland also sent a heavily armed combat unit to the town of Tuka-Raq who secured roads leading to Garowe in Puntland. However, according to source close to the Puntland government, a number of ministers from Puntland have held a secret meeting with Somaliland military officials in Tuka-Raq, who requested Somaliland to spare the town of Tuka-Raq.

In a meeting in Puntland Presidential villa, Puntland vice-finance minister, Abdi Halas, said in the presence of Puntland-vice president, Mr Abdisamad Ali Shire, that by meeting with Somaliland officials they have saved a lot of towns from Somaliland including Tuka-Raq. When he was questioned what Puntland forces would do, he said, Somaliland forces will withdraw from Tuka-Raq as part of the agreement.

Garaad Jama Garaad Ali

It is believed that Somaliland forces wanted to detain Garaad Jama Garaad Ali, who is accused of masterminding all the attacks against Somaliland forces. Somaliland is said to have made secret agreement with Puntland to hand over Garaad Jama in return Somaliland would withdraw from number of towns. Garaad Jama is currently believed to be hiding in the town of Sah’dheer in the Sool region, no one knows if he will return to Garowe.

Listen to Garaad Jama Garaad Ali speaking to Puntland based local radio:
User avatar
Mad May
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2301
Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
Location: http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=246822

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Mad May »

During the Nairobi conference, the Garaad leaders urged their supporters to kill Somaliland forces and leaders in the region by any means necessary and they have vowed to disrupt democratic institutions in the region including elections.
:up: :up: :som:
I'm going to donate to these guys iA :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by The_Emperior5 »

Mad May wrote:

Do you think they have the power :lol:
These garaads are in exile in east africa oo dhan.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Keyse_0208 »

Mad may, why are you so againts the S/L forces, can you not see that they are bringing Civilisation to the reer miyi community. do you not want them to further themselfes, or do you want them to end up in the same state that Gedo is in.? :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by The_Emperior5 »

Mad may is fascinated by the people of gedo iyo wax qabashadooda
User avatar
Mad May
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2301
Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
Location: http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=246822

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Mad May »

Free the Las Canood 12 :!:
I'm starting a letter writing campaign to MPs, look out for the facebook group :up:
:sland: :down:
:som: :up: :rose:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Keyse_0208 »

MM, have u ever been any where in somalia or s/land or even p/land or even any where in african.????????????
User avatar
Mad May
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2301
Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
Location: http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=246822

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Mad May »

Egypt :|
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Keyse_0208 »

seriously now, you need what we call ''Dhaqan celis'', once you've taken that course then we can talk, in the mean while none of your opinions in any of these matter is worth mentioning. sow maad garan
User avatar
Mad May
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2301
Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
Location: http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=246822

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Mad May »

war fug off, wax aad og tahiid baa iska yar :arrow:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by The_Emperior5 »

Mad May wrote:war fug off, wax aad og tahiid baa iska yar :arrow:

halka an ku saxo wax aad ogtihid ba iska yar weye. :up:
fugtana so fuckinka kama wadiid. 8-)
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Keyse_0208 »

Mad May wrote:war fug off, wax aad og tahiid baa iska yar :arrow:
:lol: :lol: :lol: ... Nayaa, before you can walk you need to learn how to crawl. Axsan yaa Binti
User avatar
Mad May
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2301
Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
Location: http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=246822

Re: In Ka Badan 40 Ruux oo Lagu xidhxidhay Laascaanood

Post by Mad May »

Qaldaans teaching me Somali :shock:
Jaw.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”