Wershad Cusub Oo Laga Hirgeliyey Boorama
Posted: Fri Jan 29, 2010 9:15 pm
Boorama, January 29, 2010 (Haatuf) - Wasiirka Wershedeha Somaliland Axmed Cali Ubaxle ayaa shalay Boorama ka furay wershed cusub oo lagu samayn doono Alaabta loo Isticmaalo nadaafadda guud ee dadka iyo qalabka guryaha, taas oo Wershadan cusub loogu magac daray “Aloe East African Factory)” ama Wershedda Dacarta Geeska Afrka".
Xafladdan ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirada Qorshaynta Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare), Wasiirka Warfaafinta Axmed Xaaji Daahir
Xafladdan ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirada Qorshaynta Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare), Wasiirka Warfaafinta Axmed Xaaji Daahir