Dadkaan Tahrribayaasha ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay saarnaayeen kula qalibantey Bartamaha bada waxaana ku dhintay dadkaan tahriibayaasha ahaa oo isugu jiray Soomaali iyo dad kale oo ajnabi ah
Doonta ayaa sidoo kale waxaa saarnaa 12 ruux oo Soomaali ah kuwaasi oo laba kamida Bada looga soo bixiyay meyd ahaan Balse kadib markii ay baxnaanin u sameeyeen Ciidamada Badda ee dalka Gariigu ay Soo naaxeen oo hada caafimaadkoodu wacanyahay.
Meydka gabadha iyo soomaalidii lasoctey ayaa waxaa policeka wadanka gariiga ku wareejiyeen Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed ee Gariiga Mudane Ilyas Ali Hassan kadib markii safar gurmad ah uu ku tagey jaziirada Samos oo ah halka meydka iyo dadkii kalaba laguhayay Waxaana uu Gudoomiyuhu Saxaafada u sheegay in ay aaska meydkaasi caqabado kala kulmeen maadaama meeshu ay aad uga fogtahay Xabaalaha Muslimiinta oo la yiraahdo Komatini mana jiraan ayuu yiri wax maraakiib ah oo halkaasi toos u taga
Tahriibayaaal soomali ah oo ku geeriyoodey
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Tahriibayaaal soomali ah oo ku geeriyoodey
Waxaa sidoo kale Gudoomiyuhu Jaziiradaasi markii uu gaaray uu xabsiyada kasiidaayay Dad soomaali ah oo gaaraya 62-rrux oo mudo ku jiray xabsi halkaasi kuyaala kadib markii maamulka Jaziiradaasi uu kulan layeeshay.
Dhacdadaani ayaa ah mid ay aad uga naxeen somalida tahriibka ku mareysey wadadaasi maadama ay ku haminaayeen somali badan iney ku safraan halkaasi hadana ma ahan markii ugu horeysey oo ay somali kudhimato badaha udhaxeeya yurub iyo afrika Asia iyadoo lagu xausto sanadkii tagey in ay somali fara badan oo dhibka wadanka kataagan ka carareysey kudhinteen badaha Yemen, Libiya iyo gariiga

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 9138 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 2 Replies
- 389 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 1 Replies
- 721 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 432 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 17 Replies
- 2692 Views
-
Last post by ali military
-
- 18 Replies
- 1545 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 2 Replies
- 525 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 7 Replies
- 834 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 1 Replies
- 648 Views
-
Last post by So-QumayoLicious
-
- 76 Replies
- 4351 Views
-
Last post by Rabshoole