Ilaahey ha naxariisto aabo siyaad aabihii garashada geyga yagoow

wa bilaahi towfiiq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Capitano waan kaa qaaday,CoolPoisons wrote:Gudomiye Moguul marka kowaad waan ku salaamay
tan labaad, waan ogahay inay ka buuxan meeshan dad jiran oo xaraan lagu so koriyey laakin hadey marxuumka caayan, ayagee u taal ileen in the end, dambiga ayage fuleysama, marxuumka ma fuleyso ma garatay
matalan, topika maanta furay, wuxu muujinayey sidii Somalida hore u shaqeyni jireen oo ee ahayeen muwaadin jecla wadankood. Jale Siyad kama muuqanin laakin topic waxay durba isu badashay Jale Siyad
bal firi necebka meesha u gaaray. Waxay rabaan inaan taariikh laga hadlin oo laga so hadal qaadin wixi dhacay from 1969 ila 1991
Ileen waxay rabaan inay mamnuuc ka dhigaan dagaalkii 1977
ninyaho ciyaalkan wax kasta oo rabaan ha sameeyaan, aniga waxaan ka fekera dadka ka faaideysana taariikhda soomaliya not ciyaal been lagu so koriyey who aabahooda were Ubaxii Kacanka