Page 1 of 1
Coolpoison u soo xaroo si deg deg ah
Posted: Sun Jan 31, 2010 5:39 am
by Moguul21
Saaxiib jooji Jaalle siyaad topics aad mar kolwalba aad sameyneysid, sababtoo ah marxuumka dad badan oo neceb baa soo gala meeshan oo ay u badan yihiin qolooyinkan waqooyiga ka yimid, marka waa laga wanaagsan yahay adigoo wuxuu wadanka u qabtay highlight gareenayaa balse in la aflaagadeeyo marxuumka waana wax laga wanaagsan yahay run ahaantii, adigaana ka masuul ah in la aflagadadaas loo geysanayo shaqsi naga hooseeya maanta, marka waa iga talo saaxiib. by the way ninkii joogay waqtigii wadanku uu wadan ahaa wuu garan karaa dowladii MSB waxey wadanka u qabatay iyo kuwii ka danbeeyey siday wadanka u bur buriyeen marka sharaxaad uma baahna. Thank you
Ilaahey ha naxariisto aabo siyaad aabihii garashada geyga yagoow
wa bilaahi towfiiq
Re: Coolpoison u soo xaroo si deg deg ah
Posted: Sun Jan 31, 2010 5:53 am
by CoolPoisons
Gudomiye Moguul marka kowaad waan ku salaamay
tan labaad, waan ogahay inay ka buuxan meeshan dad jiran oo xaraan lagu so koriyey laakin hadey marxuumka caayan, ayagee u taal ileen in the end, dambiga ayage fuleysama, marxuumka ma fuleyso ma garatay
matalan, topika maanta furay, wuxu muujinayey sidii Somalida hore u shaqeyni jireen oo ee ahayeen muwaadin jecla wadankood. Jale Siyad kama muuqanin laakin topic waxay durba isu badashay Jale Siyad
bal firi necebka meesha u gaaray. Waxay rabaan inaan taariikh laga hadlin oo laga so hadal qaadin wixi dhacay from 1969 ila 1991
Ileen waxay rabaan inay mamnuuc ka dhigaan dagaalkii 1977
ninyaho ciyaalkan wax kasta oo rabaan ha sameeyaan, aniga waxaan ka fekera dadka ka faaideysana taariikhda soomaliya not ciyaal been lagu so koriyey who aabahooda were Ubaxii Kacanka
Re: Coolpoison u soo xaroo si deg deg ah
Posted: Sun Jan 31, 2010 6:01 am
by Moguul21
CoolPoisons wrote:Gudomiye Moguul marka kowaad waan ku salaamay
tan labaad, waan ogahay inay ka buuxan meeshan dad jiran oo xaraan lagu so koriyey laakin hadey marxuumka caayan, ayagee u taal ileen in the end, dambiga ayage fuleysama, marxuumka ma fuleyso ma garatay
matalan, topika maanta furay, wuxu muujinayey sidii Somalida hore u shaqeyni jireen oo ee ahayeen muwaadin jecla wadankood. Jale Siyad kama muuqanin laakin topic waxay durba isu badashay Jale Siyad
bal firi necebka meesha u gaaray. Waxay rabaan inaan taariikh laga hadlin oo laga so hadal qaadin wixi dhacay from 1969 ila 1991
Ileen waxay rabaan inay mamnuuc ka dhigaan dagaalkii 1977
ninyaho ciyaalkan wax kasta oo rabaan ha sameeyaan, aniga waxaan ka fekera dadka ka faaideysana taariikhda soomaliya not ciyaal been lagu so koriyey who aabahooda were Ubaxii Kacanka
Capitano waan kaa qaaday,
Saaxiib waan qartay laakiin mid ogoow dadkaan waxaa lagu soo koriyey naceyb daarood wax kastaad u sheegtid ku rumeysan maayaan waxey u maleynayaan maadama aad nin mareexaan tahay in aad biased tahay marka waa hal bacad lagu lisay waxan aad u sheegeysid, marka bal isku day in aad yareysid topic yada ceynkan ah, sababtoo ah wax wanaag ah kama soo baxayaan mana soo qoreyaan wax aan aflagaado aheyn umana soo jeedaan in ay ka faaiideystaan taariikhda wadankeena soo martay.
M
Re: Coolpoison u soo xaroo si deg deg ah
Posted: Sun Jan 31, 2010 9:41 am
by Cumar-Labasuul
^^So people who don't praise the previous govt only do it out of hate for darood, what a ridiculous thing to say. All I have to say is Siyad barre wuu dhintay AUN marka dad badan baa jeclaa, dad badan-na wey necbaayeen. Everyone cannot have the same opinion you cannot force people to agree with you, so remember the next time you open up a topic reminiscing about siyad barre(AUN) and the kacaan that you should expect what will be said.