Page 1 of 4
Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Sun Jan 31, 2010 10:45 am
by The_Emperior5
Sunday, January 31, 2010Dhisme Cusub oo Loo Dhisay D/Hoose ee Arabsiyo oo Shallay Xadhiga laga jaray
xaflada oo lagu qabtay isla D/H ee Arabsiyo waxa yimid Badhsaka, Maayarka Gabiley iyo Masuuliyiinta D/Hoose ee Arabsiyo.... DAAWO SAWIRADA
Arabsiyo (Gabiley News):- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Abiib Xasan Filfil ayaa saaka ka qayb galay xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka dhisme cusub oo ay yeelan doonto Dawlada Hoose ee magaalada Arabsiyo.
Xaflada furitaanka dhismahaasi oo lagu qabtay isla goobta laga dhisay dhismaha cusub ayaa waxaa kale oo kasoo qayb galay wasiiru Dawlaha wasaarada Arimaha Gudaha, Badhasaabka gobolka Gabiley Maxaed Axmed Aw Cabdi (xabiib), Maayarka Caasimada gobolka Aadan Muxumed Badde, Maamulka magaalada Arabsiyo Sitiin iyo marti sharaf kale oo tiro badan.
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Sun Jan 31, 2010 11:41 am
by LiQaaye_TDH
Arapsiyo should had this office long tme ago.. i hav been there and its actually a big town and very beautiful...

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Sun Jan 31, 2010 10:00 pm
by lali99
BIG UP TO ARABSIO..MY DEGMO TOWN AND INSHALLAH MY FUTURE RESIDENCE
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Sun Jan 31, 2010 10:07 pm
by The_Emperior5
arabsiyo belongs to reer samatar in the future all the bah gobes moved to Djibouti aniga meesha iska soo dagayna

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Sun Jan 31, 2010 10:16 pm
by lali99
LOOOOOOL---- I DONT KNOW THIS BUT IF U GO TO ARABSIO PPL WILL TELL YOU THAT ITS ALSO CALLED LITTLE DJIBOUTI CUZ MOST OF THE BAH GOBE THAT USED TO LIVE IN DJIBOUTI DECIDES TO RETIRE THERE---- HECK, MY FAMILY HAVE BOUGHT A BIG LAND THERE--IN THE FUTURE INSHALLAH IT WILL BE THE SAME AS THE PRESENT---ARABSIO, A BAHGOBE TOWN..
p.s reer samatar are welcome in arabsio as longest they dont try to sneak from ethiopia and are legal residency in maroodijex, somaliland

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Sun Jan 31, 2010 10:29 pm
by Goljano Lion
Arabsiyo is bigger than Gabliy now, i wonder why?
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 1:56 am
by hargaysaay
arabsiyo waa meel qurux badan oo beero leh laakiin gabiley wey ka yartahay,
horta yaa daga abaarso iyadana
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 2:27 am
by lali99
arabsio waa bahgobe deegan...and u called urself a galbeedii

..ur sure ur from hargeysa cuz u sure sound like a shegaato
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 4:45 am
by koohi
hargaysaay wrote:arabsiyo waa meel qurux badan oo beero leh laakiin gabiley wey ka yartahay,
horta yaa daga abaarso iyadana
arabsiyo waxa dega inta degta gabliey plus bah-Gobe
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 7:01 am
by hargaysaay
to lali99
horta inaar ma madaxaad ka bugtaa kala saar arabsiyo iyo abaarso maad waalantahay. arabsiyo waan garanayaa lakiin abaarso cida degtaan ku weydiiyay,
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 5:18 pm
by lali99
^^^caal qaado sxb i misread it
Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 5:20 pm
by The_Emperior5
lali99 wrote:^^^caal qaado sxb i misread it
caalka siidee loo qaata sxb ma jabuuti ba caalka lugu qaata
Somaliland dadku xaalkay qaataan

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 5:26 pm
by Cumar-Labasuul
The_Emperior5 wrote:arabsiyo belongs to reer samatar in the future all the bah gobes moved to Djibouti aniga meesha iska soo dagayna

oo reer samatar ma waxay ka mid noqdeen jibriil abokor, ileen arabsiyo, gabiley, wajaale iyo tuulooyinka isaaqa ey deganyihiin ee hargeysa galbeed ka xigta waxa ugu badan reer ina baxar.

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 5:28 pm
by The_Emperior5
Cumar-Labasuul wrote:The_Emperior5 wrote:arabsiyo belongs to reer samatar in the future all the bah gobes moved to Djibouti aniga meesha iska soo dagayna

oo reer samatar ma waxay ka mid noqdeen jibriil abokor, ileen arabsiyo, gabiley, wajaale iyo tuulooyinka isaaqa ey deganyihiin ee hargeysa galbeed ka xigta waxa ugu badan reer ina baxar.

waan iska kaftamaye waxan ka hadalsiinayee lali uun

arabsiyo liin macaan uun ba ka baxda hargeisanu ku cunna

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.
Posted: Mon Feb 01, 2010 5:31 pm
by Cumar-Labasuul
^^ninyow jibriil abokorkan way naga dhul wanagsan-yihiin, arabsiyo iyo meelahaas ey dagaan maan u wada guurnaa, magaalooyinka aan isku buuxino
