Page 1 of 1

Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Sun Jan 31, 2010 11:35 pm
by guhad122


Subxaanyaduba waa halaq hadday surin maraysaaye
Senti-taano waa lacag hadday saaran tahay miise
Saratoosiyuhu waa wax weyn waana haad suga e
Sambab waa cad weyn oo kuyaal sarara hoostoode
Sooxaari waa timir Barni yaysan saakumine
Siin iyo dhareer waa candhuuf waana shay si ahe
Saaladu lo'du waa cagaar waana sixinsiire
Sacad Waa Ogaadeen haddaan sidig la doonayne
Siwaaqroonba waa niman hadday socoto Xaafuune

Subeer Maxamed, Siin Waaq, Bah Geri, Habar Siciid oo dhan
Sacad iyo Makaahiiliyo Intaa Sarar Ogaadeen ah
Saddexdii Harti iyo looma tegin Sade Mareexaane
Daarood silsiladiisa kore ayaan laysa soo sudhine
Saaxiibkayow ma anigaa suqayar lay mooday?
Mise wiilku wuu salal-anbaday Siiyahay magane?

Surgin baan ku jiriqsiin lahaa sidii sagaareede
Sanduuqbaan ku aabudhi lahaa soomadaaye ahe
Samo aabahaa falay baryaad sado ku maashaaye
Samaanteeda Habaryoonis baan salax rogaayaaye
Caku reer Suldaan Diiriye iyo Sugulle Caynaashe
----------------------------------------------------------------------
For those who don't know what Sidig is:
Marka nirig/qurbac aan hooyo lahayn larabo in la koriyo waxaa lagu sidkaa hal kale oo caano badan...Hasha waa la qalacaa....dabadeedna waxay ogolaataa nirigtii/qurbacii lagu sidkay...That means Sacad has nothing to do with Habar-Gidir except the same mother breasfed Habar---Time for the OGs to realize that this Sacad thing is for real and would never go away....He is our lost boy and we need him back...We can really use some of their business savy skills :clap: :clap:

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 1:02 am
by new-york24
Sambab waa cad weyn oo kuyaal sarara hoostoode
Siin iyo dhareer waa candhuuf waana shay si ahe


Ninka aqoon buu ulahaa the human anatomy.

leave it to Raage to destroy his target on sight :lol:

Surgin baan ku jiriqsiin lahaa sidii sagaareede
Sanduuqbaan ku aabudhi lahaa soomadaaye ahe
Samo aabahaa falay baryaad sado ku maashaaye
Samaanteeda Habaryoonis baan salax rogaayaaye

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 1:37 am
by hanqadh
Raage Ugaas was a genious walle .

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 2:40 am
by Advo
Raage Ugaas Used To Pop Bottles Before Birdman/Jr. :up:

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 6:19 am
by Twisted_Logic
I respect good poetry. This was a great piece, even though I don't understand the meaning behind the words.

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 7:24 am
by CoolPoisons
Gabaygan wuxu tiriyey when meel shir ah Rage Ugas lagu aflagadeyey. Then he said, were there any Darod in the shir cause he knew that no Darod would listen to the aflagado to the one of the greatest poets

9. Subeer Maxamed, Siin Waaq, Bah Geri, Habar Siciid oo dhan

10. Saddexdii Harti iyo looma tegin Sade Mareexaane

11. Daarood silsiladiisa kore ayaan laysa soo sudhine

12. Saaxiibkayow ma anigaa suqayar lay mooday?

13. Mise wiilku wuu salal-anbaday Siiyahay magane?

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 7:34 am
by The_Emperior5
raage ugaas wuxu aha abwaanki Somaliyeed eeh ugu horeye eeh gabayada ku so daray
howya alay howya alay howye hoobalobayey lugu na bilaab luguna xidha.
:up:

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 11:25 pm
by new-york24
CoolPoisons wrote:Gabaygan wuxu tiriyey when meel shir ah Rage Ugas lagu aflagadeyey. Then he said, were there any Darod in the shir cause he knew that no Darod would listen to the aflagado to the one of the greatest poets

9. Subeer Maxamed, Siin Waaq, Bah Geri, Habar Siciid oo dhan

10. Saddexdii Harti iyo looma tegin Sade Mareexaane

11. Daarood silsiladiisa kore ayaan laysa soo sudhine

12. Saaxiibkayow ma anigaa suqayar lay mooday?

13. Mise wiilku wuu salal-anbaday Siiyahay magane?
Waad garatay walee :up:

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Mon Feb 01, 2010 11:54 pm
by Queen_Arawello
No doubt Raage Ugaas was poetic genius but i failed to understand why he killed the king--> Garaad Wiil-Waal :lol: I heard WiilWaal stole his senorita he much loved, still not good reason to destroy boqortooyadii absame.

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Tue Feb 02, 2010 12:00 am
by Queen_Arawello
Raage Ugaas ayey gabadhi u doonanayd, gabadhaasoo qurux Illaahay ku manaystay. Raage gabadhu
way madax qaaday, oo aad buu u jeclaa. Waxaa gabadhii loo meheriyay Faarax Wiil-waal. Warkii
markuu Raage soo gaadhay ayuu jiif iyo joogba diiday, kadibna tiriyey gabaygan layidhaahdo Alleyl Dumay
So he did kill king Wiil-Waal over a chic :lol: :lol:

Re: Interesting Raage Ugaas Piece

Posted: Tue Feb 02, 2010 1:04 am
by new-york24
Queen_Arawello wrote:
Raage Ugaas ayey gabadhi u doonanayd, gabadhaasoo qurux Illaahay ku manaystay. Raage gabadhu
way madax qaaday, oo aad buu u jeclaa. Waxaa gabadhii loo meheriyay Faarax Wiil-waal. Warkii
markuu Raage soo gaadhay ayuu jiif iyo joogba diiday, kadibna tiriyey gabaygan layidhaahdo Alleyl Dumay
So he did kill king Wiil-Waal over a chic :lol: :lol:
Alot of people get it mixed up,raage couldn't touch a hair on garaad wiil-waal's body,waxuu dilay ina Wiil-waal, Graad Faarax Graad Wiil-waal.

Qab qab dhaafay waa waxay laba qabiil qaran ku waydaaye
Qaabiilba haabiil intuu qoonsaduu dilaye
Qar hadumo qiyaamana hadhaco qoysna yuu hadhine
Qacda waaga labadeena qolo ha isu qaateene
Walee Faarax qooqaan ku dilay qoomamayn mahayo! :shock: