Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
Munaasabad ay ku midoobeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Mucaskarka Raaskaambooni ayaa maanta waxa ay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Kadib kulamo xasaasi ah oo maalmihii ugu dambeeyay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay uga socday Saraakiil sar sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Saraakiil katirsan Xoogaga Raaskaambooni oo kamid ahaa Ururadii ku bahoobay Xisbul Islaam ayaa maanta waxaa uu kulankooda ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Kulankaasi oo mudo dhowr maalmood ah soconayay ayaa waxaa gabagabadii hogaamiyaashii ka qeybgalay ay isku raceen in ay ku bahoobaan magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo ay maanta ku soo biireen Xoogaga Raskambooni.
Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf oo kamid ah Saraakiishii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo munaasabadii kulankaasi lagu soo gabagabeeyay maanta ka hadlay ayaa waxa uu aqriyay qodobo dhowr ah oo ay ku midoobeeyeen labada dhinac.
1. In la mideeyo dhamaan Mujaahidiinta labada dhinac
2. Raadinta Midnimada Muslimiinta.
3. in loo howlgalo dhismaha dowlad Islaam ah oo hirgalisa Shareecada Alle.
Sidoo kale waxaa kulankaasi Saraakiishii ka hadashay kamid ahaa Sheekh Maxamed Muxumud Dulyadeyn oo kamid ahaa Saraakiisha Raskambooni, waxaana uu madasha kulankaasi ka aqriyay magacyada Saraakiishii labada dhinac u saxiixay qodobadii la isku afgartay oo ahaa in lagu midoobo Magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, waxaana kamid ahaa dadkaasi.
1. Sheekh Xasan Turki
2. Maxamed Muxumad Dulyadeyn
3. Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubayr Godane
4. Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.
Dhinacyada maanta kulankooda uu ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo oo kala ahaa Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Xoogaga Raaskambooni islamarkaana ku midoobay magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Saraakiisha labada dhinac ee halkaasi ka hadlay ay sheegeen in Xoogaga kale ee ay isku mowqifka yihiin ay soo dhaweenayaan islamarkaana ay albaabada u furunyihiin iney kamid noqdaan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabab.
Xoogaga Raskaambooni oo maanta kamid noqday Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa horay waxa ay uga mid ahaayeen 4-Urur oo ku bahoobay Ururka Xisbul Islaam, waxaana qaar kamid ah Saraakiisha Xoogaga Raskaambooni ay dagaal kula galeen qeybo kamid ah gobolada Jubooyinka Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
Ma jiro ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay hogaanka sare ee Ururka Xisbul Islaam oo ku aadan ku biiritaanka Raaskaambooni ay ku biireen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab marka laga reebo in gudoomiye ku xigeenkii Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Turki oo isugu kamid ahaa Saraakiishii la sheegay in uu qeybgalay kulankaasi islamarkaana wax ka saxiixay qodobada ay isku afgarteen labada dhinac.

Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
Ras kamboni is the one that joined al shabab. Anyways, it is only a matter of time before the whole of xisbul Islam joins al shabab. Good news for the mujahideen.
the admin should add a flag of tawhid smily. 

Last edited by Kanada on Mon Feb 01, 2010 7:00 am, edited 1 time in total.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
masha-allaaah 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
Well, I don't think raskamb had any other choice since shababs kicked out madobe and took over their area. Soon they will probably create an Islamic emirates with Xisbul IS, which is basically be controlled by alshabab. nimanku wa politicians wale. 

- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
They had no choice. It is a matter before the whole HI collapses. Al Shabab itself is in its dying stages.
- moshakis_nl
- SomaliNetizen
- Posts: 280
- Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
masha-allaaah
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
guul usoo hoyatay islaamka waa wax lagu farxo. inshallah alshabaab walaaltinimo ayee muujisay soo dhooweeyn iyo islaamka in lagaarsiiyo dhulkaan qabiilka dilay iyo isdhaca iyo abaarta joogtada ah.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 303
- Joined: Thu Jan 17, 2008 12:21 pm
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
wax jihad kujuro aye iskadhigayaan lakiin kursiga aye uu ordayaan dad alshabaab iyo wixi racsaan ina loo naxarista ma istahilaan islam aye dadka nacsiyeen islamka eber ka dhigeen jihadkooda beenta ah. bal waxaan yee xureyn karaan diracooda iyo ak47 ayae marba luuq kula ordayaan
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
The Operation Rescue Caghdeer is no longer a viable exit strategy for when the sons of Hutudom take their final revenge.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
mashallah. this was in the making for a long time - glad to see it finally happen. i guess with the fitnah makers madobe and shukri out of the way there could be no other outcome but unity. all praises are due to allah and exalted is he.
now the most fieriest and and realist mujahid in somalia joins alshabab - mujahid dul-yadeyn:

this mujahid is the worst nightmare of the fufus and tfg - he absolutely hates them and is 100% committed to al-jihad and the shariah.
now the most fieriest and and realist mujahid in somalia joins alshabab - mujahid dul-yadeyn:

this mujahid is the worst nightmare of the fufus and tfg - he absolutely hates them and is 100% committed to al-jihad and the shariah.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
dulyadeynku ma somali ba zairiiyaan khamis ino soo xidhay baad mooda 

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
loool alshabaab waa regeedi markii hore inay garbaasheen ayey hadana yiraahdeen nagu soo biira,,
mar dhaw waxaad maqli doontaan xasan aweys oo leh waxan ku biiray alshabaab.
mar dhaw waxaad maqli doontaan xasan aweys oo leh waxan ku biiray alshabaab.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
Diyeeshaha_Tolka wrote:loool alshabaab waa regeedi markii hore inay garbaasheen ayey hadana yiraahdeen nagu soo biira,,
mar dhaw waxaad maqli doontaan xasan aweys oo leh waxan ku biiray alshabaab.
Diyeeshasha,
Been ! Waxa ugu dhow inu ku biiro Ahlu Sunnah Wal Jameeca

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
haduu odayga caqli leeyahay waxa u roon inuu tfg ama ahlu suna ku biiro atleast kuwasi naftiisa ayey u badbaadinayaan,,laakiin alshabaab qoorta aye u dheeren doonaa
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Al-Shabaab Unites With Raaskambooni
Diyeeshasha,
Tahir Aweys wuxu ka faaney Madarkicis
Ha la gowraco
Qofki tolkiis naca, meel bas ku dhamada.
Tahir Aweys wuxu ka faaney Madarkicis

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2175 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 18 Replies
- 1465 Views
-
Last post by Nomand
-
- 17 Replies
- 1409 Views
-
Last post by Colonel
-
- 24 Replies
- 1720 Views
-
Last post by SANDIEGUY
-
- 4 Replies
- 718 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 520 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 381 Views
-
Last post by Lamakaraan
-
- 25 Replies
- 1823 Views
-
Last post by Djiboutian
-
- 75 Replies
- 9230 Views
-
Last post by Futurist
-
- 2 Replies
- 407 Views
-
Last post by Caashaqa