Suldaanka guud eeh beeshe Reer sheikh isxaaq bani hashim Oo marka ugu horeysa idinku salamaaya Salaanta islaamka eeh muslimka
Marka labaad eeh xigta in beryahan ba aynu ka shaqeyneney sidaynu Boggan Somalilandnet eeh aynu ku sheekeysano eeh warrarka iyo siyasada iyo kaftanka aynu ku qaadano Dad cusub ba inugu soo beerey oo aynu garanayn oo ah Hargeysa Ninka la yidha iyo sanaagian iyo Seeemeyer oo cadhki ictraafku u dhawyahay inaynu ku dhaweyno dallnimadena qarranimadeena Ehlu beytunimadeena iyo Somalilandnimadeena. Ka fajoognada dadka cusub eeh rabba inay Durriyada isku diiraan kana faideeystaan Cudurada fara baddan eeh inugu so faafaya na wa kuwa uu dhigma dhaqanka alshabaab eeh nin kaliya inaga qaaday oo la yidha Enemey of the mad mullah. Waxyalaha siyasada gudaha iyo arimaha kaftanka beelahaa duriyada eeh xaasaasiga ah waxad ku qadan kartiid Isaaq private section ama Somaliland private section Doorashooyin iyo dimuqrdadiadi ba ino so socda we ineynu midnimu muujina wa ineynu xisbiyada qarran eeh jira aynu kala xigsan eeh ki dalka u wanaagsan aynu gacan siinaa.
shacabow aad baad u mahadsantihin
Suldaankina Suldan Emperior

