Page 1 of 1

Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 4:58 pm
by The_Emperior5
Bismilahi raxmaani raxiim

Suldaanka guud eeh beeshe Reer sheikh isxaaq bani hashim Oo marka ugu horeysa idinku salamaaya Salaanta islaamka eeh muslimka
Marka labaad eeh xigta in beryahan ba aynu ka shaqeyneney sidaynu Boggan Somalilandnet eeh aynu ku sheekeysano eeh warrarka iyo siyasada iyo kaftanka aynu ku qaadano Dad cusub ba inugu soo beerey oo aynu garanayn oo ah Hargeysa Ninka la yidha iyo sanaagian iyo Seeemeyer oo cadhki ictraafku u dhawyahay inaynu ku dhaweyno dallnimadena qarranimadeena Ehlu beytunimadeena iyo Somalilandnimadeena. Ka fajoognada dadka cusub eeh rabba inay Durriyada isku diiraan kana faideeystaan Cudurada fara baddan eeh inugu so faafaya na wa kuwa uu dhigma dhaqanka alshabaab eeh nin kaliya inaga qaaday oo la yidha Enemey of the mad mullah. Waxyalaha siyasada gudaha iyo arimaha kaftanka beelahaa duriyada eeh xaasaasiga ah waxad ku qadan kartiid Isaaq private section ama Somaliland private section Doorashooyin iyo dimuqrdadiadi ba ino so socda we ineynu midnimu muujina wa ineynu xisbiyada qarran eeh jira aynu kala xigsan eeh ki dalka u wanaagsan aynu gacan siinaa.
shacabow aad baad u mahadsantihin
Suldaankina Suldan Emperior :sland: :up:

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 5:47 pm
by Rightwing
Marxaba Suldaan :sland: :up:

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 5:49 pm
by Cali_Gaab
:up:

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 5:55 pm
by Rightwing
Cali_Gaab wrote::up:
Cali

Be loyal to the Royal Suldaan Emperior :up:

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 6:06 pm
by 1_londoner
Ahahahhahahahahahhahahahhaha.
Id call you a joke, but im too polite. :mrgreen:

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 6:20 pm
by rich-boy
i dont remember voting

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 6:57 pm
by abdikarim86
^ yh ...when did we vote? :lol:

londoner....jelous? :lol:
since the modship was taken from you and xamari

you two haven't been the same .....xamari went off the deep end
adna IPG baad hadal haysaa :lol:

joke

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Mon Feb 01, 2010 7:00 pm
by 1_londoner
Nah, Emperior knows Im just joking. :D

Re: Warsaxafaadeed Suldaanka Guud eeh Durriyada Emperior

Posted: Tue Feb 02, 2010 8:51 am
by The_Emperior5
Aad baad u mahadsantihin kuwan Warsaxafeedkan Dhaga u nugleyey :up: :sland:
shacabow halka ka haya.