Page 1 of 1
No One Beats The King!
Posted: Wed Feb 03, 2010 10:24 am
by kambuli
Re: No One Beats The King!
Posted: Wed Feb 03, 2010 10:26 am
by Basra-

habaaryeey majeerten oo quruun!

Re: No One Beats The King!
Posted: Wed Feb 03, 2010 10:30 am
by Twisted_Logic
The original is better
Sida ayro geeloo
oomane ku raagtoo
haro idhanka joogta iyo
deegaan arkaysa
la aroorin waayaan
uugaabayaa yoo
uurkaa ku tabayee
Innanyey ku odhaahani
walee way indho la'dee
amba bixi ujeeddada
waxan kugu idbaaree
malaha waad asqowdee
anni maaha ruxuu
uur kaagu tabayee
Re: No One Beats The King!
Posted: Wed Feb 03, 2010 10:36 am
by ina aadan
Kambuli!
heestan ma ii sheegi kartaa meel aan ka helo
Hawdka dooliyo faafan
Re: No One Beats The King!
Posted: Wed Feb 03, 2010 11:17 am
by kambuli
Ina Aadan,
Yaa qaada heestaas?

@ Calooley sida ay/uu isaga dhigeyso/dhigaayo qof aan Af Somaali aqoon

Re: No One Beats The King!
Posted: Tue Feb 09, 2010 3:01 am
by ina aadan
kambuli wrote:Ina Aadan,
Yaa qaada heestaas?

@ Calooley sida ay/uu isaga dhigeyso/dhigaayo qof aan Af Somaali aqoon

waxa qaaday
maxamed salebaan tubeec
iyo midhihii
cali sugule