Raising and falling of MSB AUN

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Raising and falling of MSB AUN

Post by Rightwing »

First lets analysis this on civilized way.

General Mohamed Siyad Bare wuxuu xukunka xoog kula wareegay 21 Oktoober 1969, ka dib markii 9 sano xoriyada ka dib wadanku ku jiray musuqmasuq qabyaalad iyo eex. Ugu horeyntii Xukuumadiisa aad ayaa loo soo dhaweeyey sababtoo ah dadka soomalida waxay u baahnaayeen Isbedel.
Maxamed Siyaad barre wuxuu aad isigu mashquuliyey inuu dhiso ciidamada Somaliya isagoo hadba xulafadiisa bariga iyo galbeed kala bedbelaya.
Wuxuu ku guulaysatay inuu dhiso ciidamadii ugu xooga badnaa Afrika waqtigaas.
Wuxuu ku guulaysatay oo kale inuu Afsomaliga qoro.
Dagaalkii uu la galay Ethiopia 1977 wuxuu ahaa kii sababay inay dad ilaa 2 milyan ah oo somalida Ethiopia ku barakacaan
Dagaalkaasii wuxuu kaloo keenay bilowgii burburka xukuumadiisii. Waxaana bilawday kacdoono iyo inqilaabyo dhicisoobay.
Intii uu hayey xukunka marka laga reebo mashaariic chinese ka hirgeliyeen somaliya sida some hospitals in Mogadishu, Mogadishu stadium, semi highway between koonfur and waqooyi +cement factory in Berbera wadanka waxba dhisma ah lagama qaban oo xitaa waxaa istaagay wershadihii uu ka tegay Talyaanigii.
Wixii ka danbeeyey sanadihii 80s. Mohammed Siyad barre wuxuu aad isugu mashquulyey inuu adkeeyey xukunkiisa si'aan dhayal xukunka looga wareejin.
1988 waxaa bilawday dumistii xukuumadii Mohammed Siyad barre ka dib markii SNM dagaal ku soo qaaday waqooyiga Somaliya oo hada loo yaqaano Somaliland. Dagaalkaasi wuxuu ahaa bilawgii burburkii keenay inuu dagaalku ku fido degaano Koonfura iyo kacdoono ka dhan ah Siyad barre hase ahaate aan nidaamsanay.
Mohammed siyaad barre wuxuu go'aan ku gaadhay inaanu xukunka wareejin ama dhisin maamul kale isagoo ku halqabsanay walee ana dal la' iiguma yimaado. wuxuuna sii dagaalamayey ilaa inta gurigiisa derbiyada looga soo dhacayey.

conclusions:
Mohammed Siyad Barre ma uu ahayn nin lagu tilmaami karo wadani sababtoo ah wuxuu go'aan ku gaadhay inaan wadan loogu iman mar hadii xukunkiisa laga hor yimid. power vacuumkaasi waa ta keentay in Koonfurta ilaa hada bilaa dawlada ka dhigay.
21 sano ayuu xukunka hayey Afsomaliga oo weliba aan si academic written loo qorin ayuun baa lagu xasuusan doonaa
Mohammed Siyaad Barre Taariikhda Somalida wuxuu ka soo bilaabi jiray Mohammed abdule hassan.

non-bias reviews by Rightwinger
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Raising and falling of MSB AUN

Post by Voltage »

Lol, even the most macquul ISQ in Somalinet is this biased. :down: :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Raising and falling of MSB AUN

Post by Rightwing »

Voltage wrote:Lol, even the most macquul ISQ in Somalinet is this biased. :down: :lol:

I would be happy if you correct me sxb. meeshaan wax ka qalday ii sax si'aan ciyaalka wax u baro dee
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Raising and falling of MSB AUN

Post by Voltage »

Majority of it was opinion masqueraded as fact. Bias is central to opinion and your opinion piece was founded on bias. :|
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Raising and falling of MSB AUN

Post by Rightwing »

Voltage wrote:Majority of it was opinion masqueraded as fact. Bias is central to opinion and your opinion piece was founded on bias. :|

Gartay, let me re- write it an academic way, like essays with references and sometime next week.

RW
LE JUSTICER
Lite-Somali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 602
Joined: Wed Jun 18, 2008 10:59 am
Location: Knee deep in North Somalia planning,preaching and prophezin evils of secession

Re: Raising and falling of MSB AUN

Post by Lite-Somali »

I read some of it saxiib you mind if you write all of it in English I want to see this non-biased review it will be an interesting read to say the least
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”