Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ee Soomaaliya oo maanta soo gaaray degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool.
Posted: 2/7/2010 2:14:00 PM
Shabelle: CEELBARDE
Wararka ka imaanaya gudaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegeeyaan in halkaasi ay soo gaareen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowladda Ethiopia oo aan la ogeyn ilaa iyo hadda ujeedka rasmiga ee halkaasi ay u soo gaareen.
Xariiro kala duwan oo aan la sameynay dadka ku dhaqan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya imaatanka ciidamadaasi iyadoona la sheegayo in saraakiisha iyo ciidamada Ethiopianka ee la socda ay halkaasi keenayeen Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya oo bilihii ugu dambeeyay lagu tababarayay deegaano ka tirsan dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay Maamusho.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo Shabelle Xariir ay la sameysay ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan imaatinka ciidamadaasi isagoona goobjoogahaasi sidoo kale xaqiijiyay imaatinka Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya oo ay soo tababareen ciidamada Ethiopia.
Sidoo kale dadka ku dhaqanka degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool waxaa ay sheegeen in degmada ay ka jirto cabsi xoogan taasoo keentay imaatinka ciidamada Isugu jira Soomaalida iyo kuwa Ethiopianka iyadoona warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in ciidamada Ethiopianka gudaha degmadaasi ay ka qab qabteen dhalinyaro la sheegay in ay reer deegaanka ahaayeen.
Si kastaba ha ahaatee imaatanka ciidamadaan Ethiopianka iyo kuwa Soomaalida ee degmada Ceelbarde Maanta gaaray ayaa waxaa uu imaanayaa xili dhawaan gudoomiyihii hore gobolka Banaadir C/fitaax Geeseey uu ku hanjabay in ay dib ula wareegi doonaan gobolada koofurta Soomaaliya oo badankooda ay ka arimiyaan Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab lamana oga ciidamadaasi Ethiopianka in ay ku sii nagaan doonaan degmadaasi iyo in kale.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
Shabelle Media Network - Source of Somalia News
Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada
Moderator: Moderators
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1917
- Joined: Thu Aug 28, 2008 5:50 pm
Re: Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada
Shabelle is an al-shabaab owned website
So gettin tired of cheap shabaab propaganda

So gettin tired of cheap shabaab propaganda

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1917
- Joined: Thu Aug 28, 2008 5:50 pm
Re: Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada
If shabaab rats are now so concerned abt ethiopia than why don't they leave the somali people in peace and head towards ethiopia
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1917
- Joined: Thu Aug 28, 2008 5:50 pm
Re: Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada
Al-shabaab get the fuck outta somalia and head towards ethiopia where the real jihad is.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada
walaahi waa runtaa,al shiiishkabab knowns where is located ethiopian border! if they are intressted war agains ethiopians why they just cross the border!!? laakiin they can not becouse al shabaab are cowards who afraid ethiopians.Son_of_Somalia wrote:If shabaab rats are now so concerned abt ethiopia than why don't they leave the somali people in peace and head towards ethiopia
alshabaab are known never fight agains ethiopians as soon as they been told ethiopians are on their way, al shabaab begans to run away. the only thin that this wahaabi groups knowns is how to fight other muslim soomaalis

nacalaa fulayada al shiishkabaab ku yaal,
Last edited by DR-YALAXOOW on Sun Feb 07, 2010 8:17 am, edited 1 time in total.
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada
Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo buux dhaafiyay Xadka ay la wadaagaan Gobalka Hiiraan iyo Cabsi soo wajahday Shacabka reer Miyiga ah.
B/weyne, Somalia (AOL)- Boqolaal katirsan Ciidamada Itoobiya ayaa soo buux dhaafiyay xadka ay la wadaagaan Gobalka Hiiraan bartamaha dalka Somalia xilli ay dhawaan magaalada B/weyne ka dheceen dagaallo culus.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada B/weyne ayaa xaqiijinaya in Ciidamo farabadan oo ku hubaysan Gaadiidka dagaalka iyo Dabaabaad ay soo gaaleen Deegaanka Sariiraale oo katirsan Dhulka Somaligalbeed ee Itoobiya gumaysato.
Weriyaal ku sugan Hiiraan ayaa xaqiijiyay in Ciidankan Itoobiyaanka ah ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ay ku baarayaan Gaadiidka Safarka ah bilaabeen waxaana laga yaabaa in ay gudaha usoo galaan magaalooyinka Gobalka Hiiraan.
Itoobiyaanka soo gaaray Sariiraale ayaa kasoo dhaqaaqay deegaanka Feer Feer dhulka Somaligalbeed waxaana laga yaabaa in Itoobiya ay gasho magaalada B/weyne gobalka Hiiraan oo ay maamulaan Islaamiyiin hubaysan.
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Dagaal dhawaan ka dhacay Dhulka Somaligalbeed oo u dhexeeyay Jabhadda ONLF iyo Ciidanka Itoobiya uu sababay in Itoobiyaanku adkeeyaan amaanka xadka ay la wadaagaan gobalka Hiiraan.
B/weyne, Somalia (AOL)- Boqolaal katirsan Ciidamada Itoobiya ayaa soo buux dhaafiyay xadka ay la wadaagaan Gobalka Hiiraan bartamaha dalka Somalia xilli ay dhawaan magaalada B/weyne ka dheceen dagaallo culus.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada B/weyne ayaa xaqiijinaya in Ciidamo farabadan oo ku hubaysan Gaadiidka dagaalka iyo Dabaabaad ay soo gaaleen Deegaanka Sariiraale oo katirsan Dhulka Somaligalbeed ee Itoobiya gumaysato.
Weriyaal ku sugan Hiiraan ayaa xaqiijiyay in Ciidankan Itoobiyaanka ah ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ay ku baarayaan Gaadiidka Safarka ah bilaabeen waxaana laga yaabaa in ay gudaha usoo galaan magaalooyinka Gobalka Hiiraan.
Itoobiyaanka soo gaaray Sariiraale ayaa kasoo dhaqaaqay deegaanka Feer Feer dhulka Somaligalbeed waxaana laga yaabaa in Itoobiya ay gasho magaalada B/weyne gobalka Hiiraan oo ay maamulaan Islaamiyiin hubaysan.
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Dagaal dhawaan ka dhacay Dhulka Somaligalbeed oo u dhexeeyay Jabhadda ONLF iyo Ciidanka Itoobiya uu sababay in Itoobiyaanku adkeeyaan amaanka xadka ay la wadaagaan gobalka Hiiraan.
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Ciidamo Ethiopian ah oo galbinaya Ciidamo ka tirsan dowlada
utubyo ka tirsan Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay inay soo galeen dalka Soomaaliya
Mogadishu Sunday 07 February 2010 SMC
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Cutubyo ka tirsan Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka inay soo gaareen deegaanka Sariiraale oo ku yaal xadka Hiiraan iyo Xuduud beeneedka Itoobiya u dhaxeeya.
Ciidamadaan ayaa la sheegayaa inay gawaarida dagaalka ah, ayaan si dhabah loo ogeyn halka ay Hiiraan ka tagayaan, waxaase degeaanaka Sariiraale ka bilaawday dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh.
Ciidamadaasi Itoobiyaanka ah ayaa iaygu daba joogaan Ciidamo ka tirsan kuwa ONLF oo malamahaan danbne dagaalo culus wada galeen labadooda dhinac, warar kale ayaa sheegaya in u socdaan tuulooyinka u dhow dhow Magaalada Baladweyne si ay u caawiyaan ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlu suna ee dhawaan laga soo saaray Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan.
Soo gelitaanka Ciidamadaan Itoobiyaanka ee gudaha Gobolka Hiiran ma aha markii ugu horaysay oo ay soo galaan, mar kasta oo ay dano ka leedahay Dowlada Itoobiya gudaha Soomaaliyana ma jirto cid ay kala tashato arrimaheeda.
Dadka deegaankaasi ayaa cabsi ka muujiyay imaanshaha Ciidamadaasi Itoobiyaanka ah, kuwaasoo ka yimid dhanka feer feer, lagana yaabo inay ku sii jeedaan Magaalooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Somaliweyn Media Center

Al-Shabab entering into Ethiopia will damage the ONLF cause. The Ethiopian government could easily accuse ONLF working with Al-Shabab. The west could label ONLF as a terrorist ogransiation, destroying what the ONLF is fighting for. But the truth is ONLF is anti-Al-Shabab
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 9 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 18 Replies
- 1416 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 1093 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 8 Replies
- 519 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 1 Replies
- 918 Views
-
Last post by smooth
-
- 0 Replies
- 494 Views
-
Last post by enemy_o_m_m
-
- 0 Replies
- 307 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 1 Replies
- 549 Views
-
Last post by CoolPoisons