Page 1 of 1

Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 12:20 am
by Siciid85
Waxaan ku riyooday Mujaahid Silaanyo oo maryo cad cad xidhan oo ku taagan Podium aad u dheer. Meeshu waxay iila eekayd Beerta Xorriyada ee Magaalada Hargeysa. Muj. Silaanyo halkaa waxa uu markaa ka jeedinayey qudbad aad uu fiican oo ay la dhac sanayeen dadkii dhagaysanayey. Meesha waxaa taagnaa nin LiqaayeTDH u hadal eeg oo silaanyo secret service u ah, GSNM oo oo isna dhinaca kala ka taagan. Suldaan Emperior oo isna macas wis ka wayn xidhan oo kursi dheer ku fadhiya Silaanyo gadaashiisa. Anigu waxaan ka mid ahaa dad waynaha sharafta leh ee meehsa kasoo qayb galay si ay u dhagaystaan Silaanyo Isla markaa loo doortay Madaxtinimada Somaliland. Meesha jawigeedu aad ayuu kacsanaa. Dad aad u badan ayaa buuxay oo ka kala yimid ilaa Caynabo. Waxaa joogay fanaanii heesa, Ciidamadii dalka oo dirays ku labisan aya meesha gaardis ku marayey iyakuna. Sidoo kale waxaa joogay rag badan oo aha ruug cadaagii siyaasada iyo waliba ka tirsanaa ururkii SNM sida Col Ahmed Mire oo markaa loo caleemo saaray in uu noqdo Wasiirka Gashaan dhiga dawlada cusub ee Silaanyo.

Waxaan ka helay dhawr eray oo Silaanyo meeshaas ka yidhi waxaana ka mid aha"

"Nothing can stop us. Nothing truly can hold us back. For our own will is always within our control". :)

Re: Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 2:03 am
by Rightwing
:lol: @ Suldaan Emperior oo isna macawis ka wayn xidhan


Siciid,

Show af-somaliga waad daadidsay? waxaan ku moodi jiray yankee fish and chips ah!

RW

Re: Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 2:18 am
by Siciid85
lool thanx. Anaa Is baray wallahi. Somalinet ayana ku bartay. Its' pretty self explanatory really.

Re: Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 2:35 am
by Rightwing
:up:
Amba englishta halkanaan ku bartaa...I only Speak french and German.


RW

Re: Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 2:58 am
by Siciid85
ur english is pretty good. dont u live in uk how come u didnt know af ingriisi?

Re: Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 7:06 am
by LiQaaye_TDH
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Siciid.. Waa Nin Jira Horta, Marna Wuu Kaftama, Marna wax waa iska Celiya :up:

Horta.. That Story is not far from the Truth when the Election comes, I even could see Ahmed Mirre being Silaanyo's Defence Minister!

Re: Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 7:47 am
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:Waxaan ku riyooday Mujaahid Silaanyo oo maryo cad cad xidhan oo ku taagan Podium aad u dheer. Meeshu waxay iila eekayd Beerta Xorriyada ee Magaalada Hargeysa. Muj. Silaanyo halkaa waxa uu markaa ka jeedinayey qudbad aad uu fiican oo ay la dhac sanayeen dadkii dhagaysanayey. Meesha waxaa taagnaa nin LiqaayeTDH u hadal eeg oo silaanyo secret service u ah, GSNM oo oo isna dhinaca kala ka taagan. Suldaan Emperior oo isna macas wis ka wayn xidhan oo kursi dheer ku fadhiya Silaanyo gadaashiisa. Anigu waxaan ka mid ahaa dad waynaha sharafta leh ee meehsa kasoo qayb galay si ay u dhagaystaan Silaanyo Isla markaa loo doortay Madaxtinimada Somaliland. Meesha jawigeedu aad ayuu kacsanaa. Dad aad u badan ayaa buuxay oo ka kala yimid ilaa Caynabo. Waxaa joogay fanaanii heesa, Ciidamadii dalka oo dirays ku labisan aya meesha gaardis ku marayey iyakuna. Sidoo kale waxaa joogay rag badan oo aha ruug cadaagii siyaasada iyo waliba ka tirsanaa ururkii SNM sida Col Ahmed Mire oo markaa loo caleemo saaray in uu noqdo Wasiirka Gashaan dhiga dawlada cusub ee Silaanyo.

Waxaan ka helay dhawr eray oo Silaanyo meeshaas ka yidhi waxaana ka mid aha"

"Nothing can stop us. Nothing truly can hold us back. For our own will is always within our control". :)
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Xalay ayaan riyooday!

Posted: Wed Feb 10, 2010 12:01 pm
by Keyse_0208
wow, :shock: anba xalaytaan riyooday, waxaan ku riyooday anoo miyiga maraya, aniga, islaanteydii iyo sadex yar yaroo aan dhalay, waxaanu kasoo baxsaney tuulo yar oo ku taala saaxil oo ay 500 dayeero hubeysani nugu qabsadeen. saq dhexey ayey nasoo galeen, tuuladoo lawada hurdo, aduu ilaa 30 qof bey meesha ku dileen. ana sidaan isu lahaa reerka badbaadi ayaan reerkii la baxsadey,sidaanu u soconey bey na hortimid buur dheer oo aad u sii dheer, markaasey buurtii ila hadashay oo ay i tidhi. "bini aaadam baa tahay, bashar kula midaaan ahay, qof kuu baahan baan eeeeeee barbarkaaga ila qabo" ...