The_Emperior5

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

The_Emperior5

Post by ina aadan »

Reer samata sow maadan ahay
hadaad tahay waxaan rabaa inaan wax kaa waydiyo
waayo qaraaban nahay reero badan oo reer samatar oo caan ka ah hargaysa
iyo dagaalkii arab iyo sacad muuse ee reer samatarka looga baxay
waagi aad balidoogle qabsateen ee markii damde ay gabayada u qaadi jireen arabku

baligubade wakaad lahayd baylah baan ahaye
baarki lagaajary boqolaal ma loo dilay
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The_Emperior5

Post by hargaysaay »

saxiib sidaan maqlay dagaalku wuxuu ahaa arab vs habar awal, ta labaad baligubadle waxaa iska lahaan jiray sacad muuse laakiin arab ayaa ka qabsaday laakiin siduu kaga qabsady garan maayo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The_Emperior5

Post by The_Emperior5 »

ina aadan wrote:Reer samata sow maadan ahay
hadaad tahay waxaan rabaa inaan wax kaa waydiyo
waayo qaraaban nahay reero badan oo reer samatar oo caan ka ah hargaysa
iyo dagaalkii arab iyo sacad muuse ee reer samatarka looga baxay
waagi aad balidoogle qabsateen ee markii damde ay gabayada u qaadi jireen arabku

baligubade wakaad lahayd baylah baan ahaye
baarki lagaajary boqolaal ma loo dilay
Haa inadeer gabaygaasi wu jiray dagaala dhex maray Jiilibyo ismacil jabrile ah iyo Arabka
Siiba reer samatarka iyo reer libaanka

64 na dagaalo ba aan aya dhex maray Reer samatarka iyo arabka hargeisa gudahiise. Nin bay diileen Arabku Nin reer libana ah Ayey Dillen arabku Marki Ay dileen aya Nimanka Reer Liibaan yidhaheen Mag ma rabno Ninka Reerkisanu Soo leynayna Dagaalku halkaasu ka bilaabmay 100 nin oo arab ayaa lo dilay , Kabacdi dagaalki marka la yidhi ergo ha lo diro oo hala heshisiyo waxa dhacday salaadin ergeyo sacadmuse aya goobti u socday si ay u la heshiyaan, qollada arabka, Arabki wax foolxun ayey sameyeen Salaadinti iyo Cuqaashi sacadmuse bey dabin u dhigeen odayaashi bay dileen :down: nabbadoonka ah. Dagaalki wa si socday Baligubudle la la isla gaadhay Baligubudle oo ahayd magaalo ay arabku daganayeen iyo qeybo ka mid ah Nuux ismacilka . Markasu Nin la yidhahow Cabdi ihun oo arab ah aya gabay ka tiriye oo wuxu yidhi

Baligubadle waatad lahayd, baylah baan ahaye
Barkadii lagaa qoday miyaan, balagsi loo laacin
Bilcilkii lagaa jaray miyaan, Boqol Nin loo toogan.

Bar cosoba, bannaan iyo Afmeer, ban iyo ay doogle
Lo'dii budulka wayneyd miyaan, biidna laga waayin
Baabuur nin fuuloo ku maray, balalaf mooyane

Nin bilayska joogoo Askari, bixiyo mooyaane
Basar nin u talaabsada miyaan, baqo ku weynaannin
Reer Samatarkii boodsanaa, baydihii dhiga e

Barqa jabinnay Reer Nuux hadday, bilic lahaayeene
Iyagana Cismaanada burburay, waa badh kuma taale
Markii bacadka wayn la iska helay, burur Makaahiile

Bawdyaha ka jabe Reer Cabbane, booddadii hore'e
Dadka kale wuxuunbaw baxsaday, baaqina u noole
Waata itaalkii Bah Gobo, biidka loo rogaye

Buur lama tantoomoo gacmahu, waa ku bururaane
Hadaan Boqorku Reer adag ka dhalan, lagama baydheene
Anaa badan, anaa badan, ninkii Bad iyo Daad sheegta
Waxaan nahay buskii laacayiyo, boodhki fuuqsadaye
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: The_Emperior5

Post by koohi »

The_Emperior5 wrote:

sxb waxan aad sheegayso waxbaa ka siya
anagu waxan taariikh ahaan ku haynaa dagaalku inuu arab iyo awal ahaa xitaa sacad muuse kuma ekeyn.

Adan Ciise From berbera kuma jirin
Maxammad Ciise from Burco Kuma jirin
Jibriel Abokor Kuma jirin
Ugaadh abokor Kuma jirin
Makahil Kuma jirin
Cabdalle abokor kuma jirin
Reer Axmed cabdalle xata kuma jirin
Bah gobe kuma jirin
Abdiraxmaan sacad kuma jirin
cabdale sacad kuma jirin
Xassan sacad kuma jirin

Reer liibaan iyo reer samatar iyo Jilibo Khaas ah Ooh nuux ismacil ah reer shirdoonka ugu badna waliba.
Waxa la isku Dilay hargeisa iyo Baligubudle , baligubudle na nuux ismacil iyo arab ba daggan
Hargeisa na waxay isku dileen nimanki Yeesif isaaq eeh reer liibaan iyo reer samatar iyo arabka

:up:
rag badan oo reer samatar oon qaraab ahay ayaa lagu dilay
waxaana maqlay in looga baxay reer samatarka e ma run baa

Wey jirtey dagaalka waxa na galiye nimanka reer liibaanka oo anu tollnimo ugu hiilinay Because hawdka Sare banu wadda dagna. Wana nimanka No abwaaninta ah hadanu sacadmuse nahay waxa ka dhashay Xussein aflow iyo dhirbaaxo jin. Laakin dagaalku marku in doora socday ooh u socday Ayey Nimanki Sacadmuse kale ergo soo diireen sii dagaalku u joogsado, Anigu na waxanu rabnay inanu Ninki lanaga dilay inanu u aarno. Dagaalka waxa marka lana gaga baxay reer cabanaha ayaa marki hore ku jiray ooh reer samatarka ay walalo yihin marki cuqaasha la dilay. Ayey reer cabanihi iskaga baxeen meeshi Markasu dagaalku sii fiiday oo ila iyo baligubudle gaadhay. Ooh uu nuux ismacilki siiba reer shirdoonki gaadhay.
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: The_Emperior5

Post by koohi »

The_Emperior5 wrote:
sxb waxan aad sheegayso waxbaa ka siya
anagu waxan taariikh ahaan ku haynaa dagaalku inuu arab iyo awal ahaa xitaa sacad muuse kuma ekeyn.
Adan Ciise From berbera kuma jirin
Maxammad Ciise from Burco Kuma jirin
Jibriel Abokor Kuma jirin
Ugaadh abokor Kuma jirin
Makahil Kuma jirin
Cabdalle abokor kuma jirin
Reer Axmed cabdalle xata kuma jirin
Bah gobe kuma jirin
Abdiraxmaan sacad kuma jirin
cabdale sacad kuma jirin
Xassan sacad kuma jirin

Reer liibaan iyo reer samatar iyo Jilibo Khaas ah Ooh nuux ismacil ah reer shirdoonka ugu badna waliba.
Waxa la isku Dilay hargeisa iyo Baligubudle , baligubudle na nuux ismacil iyo arab ba daggan
Hargeisa na waxay isku dileen nimanki Yeesif isaaq eeh reer liibaan iyo reer samatar.
sxb horta anu arab u doodi maayo lkn waxan kuu sheegay sida taariikhda aanu ku hayno oo ah Arab vs HA
reerahan aad soo tirisay dhamaan way ka qaybgaleen dagaalkaas dee hadaad u jeedo nin Djabuuti ama cadan u safar tegay ayaa ka maqnaa taa waa laga yaabaa.
arabku waxay ahaayeen niman diciif ah oo la dhibi jiray wayse is xoreeyeen oo deegaan ayay samaysteen HA ka qaateen.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The_Emperior5

Post by The_Emperior5 »

sxb horta anu arab u doodi maayo lkn waxan kuu sheegay sida taariikhda aanu ku hayno oo ah Arab vs HA
reerahan aad soo tirisay dhamaan way ka qaybgaleen dagaalkaas dee hadaad u jeedo nin Djabuuti ama cadan u safar tegay ayaa ka maqnaa taa waa laga yaabaa.
arabku waxay ahaayeen niman diciif ah oo la dhibi jiray wayse is xoreeyeen oo deegaan ayay samaysteen HA ka qaateen.
Abtirsiin dee Arab iyo awal ba loo simanyahay laakin dagaalka 64 Arab wa isii so guntameen from Hawd From burco from Baligibudle ila iyo hargeisa. Laakin reerahay is dileen inyaro khaas ah ayey ahayd Ooh Ismacil jabriel ah ooh waliba bah gobbada ka maqanyihin reer liibaanku ku jiraan wa xaqiiqo oo dhab oo jirta.
Laakin dagaal fidmo bay ahay ka dhimay kugu dhimay laakin arabka jecel inay yidhahaan awal baanu is dilnay , wanu u ogalnahay taas haday Ku qancayaan :lol:
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: The_Emperior5

Post by koohi »

rag badan oo reer samatar oon qaraab ahay ayaa lagu dilay
waxaana maqlay in looga baxay reer samatarka e ma run baa
ina aadan
waxaasi waa been cid looga baxay ma jirin nimankii HA waa la jabiyey dagaalkuna labo kuma wada guulaysato ee mid baa guulaysta, guushuna maalintaa Arab ayaa iska lahaa.
dagaalkaas sida la sheegay Arabku way qaaqaawanaayeen halka HA odayadoodii iyo ganacsatadoodii cimaamado iyo go'yaal shaal ah soo xidheen. wixii Arab ayaa hantiyey waa maalintay arabku dhiisha fakhriga tuureen
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: The_Emperior5

Post by koohi »

ina aadan wrote:
rag badan oo reer samatar oon qaraab ahay ayaa lagu dilay
waxaana maqlay in looga baxay reer samatarka e ma run baa
ina aadan adu maanad cagdheer ahayn maxaa habar uunsi qaraabo kaaga dhigay mise way ku dhaleen?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The_Emperior5

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:
sxb waxan aad sheegayso waxbaa ka siya
anagu waxan taariikh ahaan ku haynaa dagaalku inuu arab iyo awal ahaa xitaa sacad muuse kuma ekeyn.
Adan Ciise From berbera kuma jirin
Maxammad Ciise from Burco Kuma jirin
Jibriel Abokor Kuma jirin
Ugaadh abokor Kuma jirin
Makahil Kuma jirin
Cabdalle abokor kuma jirin
Reer Axmed cabdalle xata kuma jirin
Bah gobe kuma jirin
Abdiraxmaan sacad kuma jirin
cabdale sacad kuma jirin
Xassan sacad kuma jirin

Reer liibaan iyo reer samatar iyo Jilibo Khaas ah Ooh nuux ismacil ah reer shirdoonka ugu badna waliba.
Waxa la isku Dilay hargeisa iyo Baligubudle , baligubudle na nuux ismacil iyo arab ba daggan
Hargeisa na waxay isku dileen nimanki Yeesif isaaq eeh reer liibaan iyo reer samatar iyo arabka

Waar malaha Hargeisa gudaheeda dagaalkama dhecin u kaadi. :lol:

Kolay dagaalkaasi wuxuu dagaal siyaasadysan oo dawladi Soamaiya wax ka waday laakiin sidaan maqalay it was only between Arab iyo intay kala gursadaan.

Like you said, SM saha waqooyi digaa dhamaantoo dagaalka kumuu jirin in ta Ethiopia dagtana ku dar. Ciise Muusana hadalkiisaba daa.

All and all it was the only rift among isaaq aan godob reebin.Waa isla iloobay. Kilay waa inataanu ka ilbaxsananay nimakan bari ee sidi Falastiiniyiinta iyo Yuhuuda u dagalama ee aan waligood iloobin labadi oday ee geed hoostii ku kaftamay 100yrs ago. :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The_Emperior5

Post by The_Emperior5 »

Walahi xabbadu waxay ka dhex dhacday geedki farax nur u cuskan jiray Magaalada hargeisa laakin marki danbe magaalada wala iskala la baxay oo dhankaas iyo baligabudle ba la isla gaadhay because xabbadu waxay ka dhacday Outside hargeisa ninka reer liibaan marki la dilay markay sheekadi hargeisa gaadhay ayey xabbadu hargeisa ka bilaabmatay :down:
Laakin meelooyinka dabinada la isku dhigi jiray waxay ahayd Harigeisa ila iyo xuduuda Ethiopia
waanan maqlay inay Siyasadi somalia wagaas wax ku lahayd sheekadaas waxba ka jira
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The_Emperior5

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:Walahi xabbadu waxay ka dhex dhacday geedki farax nur u cuskan jiray Magaalada hargeisa laakin marki danbe magaalada wala iskala la baxay oo dhankaas iyo baligabudle ba la isla gaadhay because xabbadu waxay ka dhacday Outside hargeisa ninka reer liibaan marki la dilay markay sheekadi hargeisa gaadhay ayey xabbadu hargeisa ka bilaabmatay :down:
Laakin meelooyinka dabinada la isku dhigi jiray waxay ahayd Harigeisa ila iyo xuduuda Ethiopia
waanan maqlay inay Siyasadi somalia wagaas wax ku lahayd sheekadaas waxba ka jira

Ok. I never heard of that but i believe you.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The_Emperior5

Post by The_Emperior5 »

yeah dagaal fidmo aha waliba markay arabku gaadeen salaadinta sacadmuse eeh nabbadoonka
ilahoow dagaal nocaas mar danbe Hano keenin. ragga faro badan u qaali ah aya ku dhintay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”