Suldaan Emperior presents you Gabay Dajiya.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Suldaan Emperior presents you Gabay Dajiya.

Post by The_Emperior5 »

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Suldaan Emperior presents you Gabay Dajiya.

Post by Keyse_0208 »

Walaahi khalid im not gonna lie, but that sounds like a TRUE GABAY done by a Proffesional Poet... rageedii 10/10 :up: :up: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan Emperior presents you Gabay Dajiya.

Post by The_Emperior5 »

So khatar maha Calan diiqo lo bixiye ooh dooni lala raacay awesome :up: :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaan Emperior presents you Gabay Dajiya.

Post by The_Emperior5 »

Calan diiqiyo loo bixiye oo dooni lala raacay
Waaki daluun naga dhace duhur aad geysene
Daba koonfur naga soo maro waan damqanaynaye
Dib dabaysa inay no dagan deelka kuma ataale
Dib dabaysa inay no dagan deelka kuma ataale
Inkastow dagaalo adag loo dooniye lugu wayee
Oo dhiig dad loo gu so hellay oo damac aan dugooobin
Maanta dawlad baan nahay xoroon cidii na diidayne
Maanta dawlad baan nahay xoroon cidii na diidayne
Somaliland wata dagtay gaadhay dunidiye
Distuur iyo sharci aan leenahay kala danbeyntiye
Loo diyaargarow doorashade dagaladeeniiye
Nin waliba xisbigu damca ayuu doorkan galaye
Wa dimuqradiya ma jiro duudsin iyo been eh
Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja
Distuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja

Ragga ba damacu kala leexiya dayin abidkiye
Damirki ki lihi se wu ogyahay dawgu marayaye
Dariiq ba iidin furan xaq oo cidiina diidayne
Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja
Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja
Xisbiyada is diiwaangelinaya dulun dul caynaya
Qaar ba dantooda uun watta idin daryeeleyn
Shacbiyo dareen yeesha oo yanay idin duufsan
Isku duubnidina iyo midnima yaana la idinkala daadin
Distuurkiyo iyo sharciga dhawra oo dawlad nimo muuja
Distuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja
Dawladnimo wa deeq allah iyo dawo iyo nuur eh
Daganasho iyo nabbada wa inan daryeelaye
Dadweyna ninku xusha aya fuula dabaq dheer eh
Ha yeeshe darjik lugu ma hello darajo sheikhow
Dastuurkiyo iyo sharciga dhawra oo dawlad nimo muuja
Dastuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”