Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
Qaar ka tirsan waxgaradka beesha sadde mareexaan ayaa soo dhoweeyey Go'aamadi Isimada Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn kuwaasoo ku tilmaamay mid dhaxal u noqon kara umada soo jireenka ee dhulbahante .
Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka ,Aqoonyahanka iyo weliba Nabadoonada ayay ku shegeen isimada gobolada SSC ay mar hore ilaaween inay Masiirka Umadooda kawada Tashadaan Taasina ay meesha ka saartay in la qabsado Gobolka Sool islamrkaana Caruurtii ,Haweenkii Iyo Waxgaradkoodii Layska qab qabto oo Xabsiyada ay ku baa,ba,aan.
Ugaas Taakoy oo kamid ah Ugaaska beesha Sadde mareexaan oo arintaasi ka hadlay ayaa ku Tilmaamay inaysan soomaaliya ka jirin Qabiil Qabiil U Taliya Iminka balse ay beesha Reer SSC ay dadka oo dhan la yaaban Yihiin islamarkaan loo baahan yahay in wax laga qabto arintaasi u muuqata aargoosiga qabiil .
Sidoo kale prof.c/raxmaan ayaa kamid ah aqoon yahankii goobtaasi ka hadlay ayaa daboolka ka qaaday inay jiraan dagaal siyasadeed qabiil oo 19-ka sano ee dowladii dhexe meesha ka baxday lagu jiro islamrkaana beesha dhulbahante la tagtay taasi oo Dibu dhac aay ku rideen Beesha, labada beelood ee deriska la ah islamrkaana ay maamulo beenaad samaysteen kadibna ay u heshiiyeen taasina ay labo qaybood ka dhigtay dadkii beeshaasi .
Beesha Sade ayaa balan Qaaday in ay hiil iyo hooba lagarab taaganyihiin Beesha Dhulbahante.
Waxaa Nasiib Daro weyn ah Beesha Dhulbahante oo ah Beesha ugu taariikhda Badan Somalia Ahayda beeshii 21 sano ladagaalamaysay Dowladii Xooga weyneyd ee ingiriiska in Maanta Beel yari Xooga Ku maamusho Caruurtii iyo nimankiina Xirxiraan Gabdhahana jeelasha laga buuxiyo.
Si kastaba ha ahaate hadalka waxagaradka beesha Sadde mareexaan ayaa kuso beegmaya xili ay maalin ka Hor Go,aamo kasoo saareen tuulada Buuro-wadal Isimada Beesha Dhulbahante taasoo ay ku sheegeen inay Ka Xorayn Doonaan Maamulka Xooga iyo Xaqdarada kuhaysta magaalada Laascaanood
Waxgaradka Iyo Isimada Beesha Sadde Mareexaan Oo Taageeray Go,aamadii Kasoo Baxay Isimada SSC

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
Beesha sade standing with SSC against the bloody secession 

- Mad May
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2301
- Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
- Location: viewtopic.php?f=245&t=246822
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
^ Abgaal.
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
^^^ Really? 

- Mad May
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2301
- Joined: Sat Oct 03, 2009 10:43 am
- Location: viewtopic.php?f=245&t=246822
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
^^ Yeah, its obvious, caqligiisa day, maalin waa al shabaab malin kalena suufigu raaca 

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
i dont know why sade odayaal are busy occupying themselfes with shyt that dont concern them, when the people of gedo are dying of disease and are living in Mud huts. this is what i call mis-placed priorities..
Next 1 come, and the one goooooooooooone..
Thank you very much.
Next 1 come, and the one goooooooooooone..
Thank you very much.
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
Qaldan you got it right this time, now Dhee Dhee your way back to the Somali land sectionKeyse_0208 wrote:i dont know why sade odayaal are busy occupying themselfes with shyt that dont concern them, when the people of gedo are dying of disease and are living in Mud huts. this is what i call mis-placed priorities..
Next 1 come, and the one goooooooooooone..
Thank you very much.

- Naaima
- SomaliNet Super
- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
snoop12 wrote:Qaldan you got it right this time, now Dhee Dhee your way back to the Somali land sectionKeyse_0208 wrote:i dont know why sade odayaal are busy occupying themselfes with shyt that dont concern them, when the people of gedo are dying of disease and are living in Mud huts. this is what i call mis-placed priorities..
Next 1 come, and the one goooooooooooone..
Thank you very much.
sådan de'r ..sådan skal han sttes på plads du ..igen manden har ret!!
- peace-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
mareexaan waa tol jira 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
Mad May wrote:^ Abgaal.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
Beesha Sade ayaa balan Qaaday in ay hiil iyo hooba lagarab taaganyihiin Beesha Dhulbahante.
Waxaa Nasiib Daro weyn ah Beesha Dhulbahante oo ah Beesha ugu taariikhda Badan Somalia Ahayda beeshii 21 sano ladagaalamaysay Dowladii Xooga weyneyd ee ingiriiska in Maanta Beel yari

It is true how can the Dhullo nation, which resisted the English empire for decades come under the control of another small clan. Division is the curse of life. The attempt at unity should be applauded by all nationalists not just the Dhullo's brothers.

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
You guys are a worse state then Dhullos, so who will help who. Does marexaan as stated help help dhulbahante against the whole of the iidoor nation or does dhulbahnate help marexaan against one iidoor.
Ps, this is a crude PR exercise but even a blind man can see its hollow.

Ps, this is a crude PR exercise but even a blind man can see its hollow.
- OliveOil
- SomaliNet Super
- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
Mareexaan iyo Dhulbahante waa dad gob ah 

Re: Gobolada Sool ,sanaag Iyo Cayn
GENERAL_SNM wrote:You guys are a worse state then Dhullos, so who will help who. Does marexaan as stated help help dhulbahante against the whole of the iidoor nation or does dhulbahnate help marexaan against one iidoor.![]()
Ps, this is a crude PR exercise but even a blind man can see its hollow.
im still laughing at you claiming bali dhiig, more funny is you edited within seconds

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1194 Views
-
Last post by Miles8
-
- 58 Replies
- 4377 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 864 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 32 Replies
- 4022 Views
-
Last post by juzme123
-
- 2 Replies
- 770 Views
-
Last post by Warabaha
-
- 0 Replies
- 577 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 8 Replies
- 1373 Views
-
Last post by Warabaha
-
- 14 Replies
- 200 Views
-
Last post by Somalian_Boqor