Page 1 of 1
19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 10:51 am
by hanqadh
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in saraakiishii dejisay qorshaha duulaanka ay Al-Shabaab dooneysay in ay kala hortagto dowladda soomaaliya ay ka goosteen Shabaabka isla markaana isu dhiibay dowladda.
Saraakiishan oo lagu sheegay 19 sarkaal ayaa waxa ay gaareen xarunta madaxtooyada Villa Somalia habeenkii Arbacada iyaga oo wata sadex
gaari oo ah kuwa raaxada ee loo yaqaano (Runner) iyaga oo si diiran loogu soo dhaweeyey madaxtooyada.
Warar hoose ayaa sheegaya in saraakiishan ay ahaayeen kuwii ugu muhiim sanaa ee abid ka soo goosta Kooxda Al-Shabaab waxaana ay goosteen waqti xasaasi ah oo Shabaabka ay isu diyaarinayeen difaacida weerar qorsheysan oo ay dooneyso dowladda in ay ku ekeyso xarumaha ay Shabaabku leeyihiin.
Raggan ayaa ka soo qeyb galay shir todobaadka la soo dhaafay abaanduulayaasha Al-Shabaab ku qaateen magaalada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe kaasoo lagu dajiyey qidada dagaal ee ee ku wajahan dowlada iyo ciidamada Amisom, waxa kale oo iyaduna arrin culus ah iyadoo 13 ka mid ah ragan ay yihiin abaanduulayaashii caanka ahaa ee Al-Shabaab marka laga hadlayo dagaalada.
Waxaa ka mid ah saraakiisha iyo abaan duulayaasha ka soo goostay Al-Shabaab,abaan duulihii Al Shabaab ee Waqooyiga Muqdisho iyo rag kale oo caan ka ah, waxa kale oo ku jira hor joogayaashii Al-Shabaab dhanka howlgalada ee gobollada Sh/hoose, Banaadir iyo Balcad.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka gaabsatay ka hadalka wararkan soo baxaya ee sheegaya in saraakiishan ku sugan yihiin xarunta Madaxtooyada, waxaase aad loo hadal hayaa warka sheegaya in saraakiisha isku marka soo gadooday ay haatan yihiin kuwo dhinaca dowladda ku sugan.
Dadka indha indheeya arrimaha siyaasada ayaa aaminsan in tani ay dhabar jab weyn ku tahay Al-Shabaab maxaa yeelay waxaa ka goostay rag abaanduulayaal ah, tan labaad waxaa ka fashilmay sir weyn oo ah kaartadi dagaalka oo laga ogaaday.
Al-Shabaab ayaa lagu waday in ay dagaal culus ku qaado dowladda ah xalay iyadoo ciidamo fara badan ka soo uruursatay gobolada Jubooyinka Bay iyo Bakool si ay ugu weerarto dowladda laakin hada qorshaheedii dagaal waxaa dib u dhigay saraakiisha ka goosatay.
Hoyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 10:56 am
by GeoDesic
Hanqadh
What if this is part of Alshabaab strategy to gain a foot inside the TFG?
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 11:05 am
by hanqadh
Well then the goverment should be weary of them, essentially they should milk the intelligence from them and use it whilst holding them at bay and away from the battle's.basically leaving them out of the decision making process and any form of goverment responsibility.
But it could be a shabab stunt, the scale of the defection says other why's who knows?
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 11:38 am
by AhlulbaytSoldier
The government is a ticking bomb because they are killing each others and on other hand their base have been infiltrated by the takfiiris.
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 11:39 am
by AbdiWahab252
Cut their heads off

Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 11:41 am
by galia
Burn them
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 11:43 am
by king of kismayo
hang them!
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 11:44 am
by Diyeeshaha_Tolka
websiteka jowhar maalmahan wuxuu tartan kula jiraa dayniile iyo waagacusub. wax aan jirin ayuu iska soo qoraa
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 11:49 am
by djibsomali
lol
lol
lol
lol
lol
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 12:20 pm
by moshakis_nl
BIG LOOOOOL
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 12:22 pm
by hanqadh
Sounds unreal, TFG would be parading them in Villa Somalia as soon as they arrived.

Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 2:32 pm
by Kanada
Diyeeshaha_Tolka wrote:websiteka jowhar maalmahan wuxuu tartan kula jiraa dayniile iyo waagacusub. wax aan jirin ayuu iska soo qoraa
I doubt they do any reporting of their own, they just copy other shitty sites.
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 2:36 pm
by stunnintolive
good news a big welcome to them. but he should not let enter in his affair they maybe want to spy him
Re: 19 leading Shabab Sargaals defect to Goverment
Posted: Thu Feb 11, 2010 2:40 pm
by Ganjaweed
This just shows al shabab isn't about diin or anything, it is about power and the sooner these idiotic chiuldren are crushed the better. But the TFG isn't taking that advantage and will soon crumble to be replaced by yet another incompetent, cowardly greedy government. I think the only way there will be peace is if the goverments of Somaliland and Puntland take action.